E79. Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026↗
Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu weli yahay “ku tiirsanaanta awooddeena dakhli”, 65% miisaaniyadda waxaa laga…
#2 Wadahadal Fool-ka-fool ah & Saalax Jaamac | Somali Governance Forum↗
Qeybtan wadasheekeysiga ah waxaa marti ku ah Raysalwasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Saalax Jaamac. Waxa xiriirinaya Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda, Mahad Wasuge. The post #2 Wadahadal Fool-ka-fool ah & Saalax…
Doodwadaagga 4-aad: Kaalinta Xarumaha Cilmibaarista & Dalladaha Bulshada Rayidka ee Doorashooyinka↗
Qeybtan oo ah dood-wadaagga 4-aad ee Somali Governance Forum 2026 waxa diiradda lagu saaray aalinta xarumaha cilmibaarista & dalladaha bulshada rayidka ee doorashooyinka. Dooddan waxaa marti ku ah Dr. Zaima Abdullahi, Guddoomiyaha Golaha…
#2 Hadaljeedinno Kookooban | Somali Governance Forum↗
Qeybtan oo ah hadal-jeedinno kookooban waxaa lagu soo bandhigayaa mowduucyo ku saabsan: 1. Daraasad ku saabsan aragtida dadweynaha ee ku aaddan doorashooyinka, sharciyadda, iyo dowladnimada Soomaaliya. 2. Metelaadda haweenka ee…
Dood-wadaagga 3aad: Dhisidda Is-afgarad Siyaasadeed oo ku Saabsan Doorashooyinka↗
Somali Public Agenda ayaa intii u dhaxeysay 26-27 August ku qabatay Magaalada Muqdisho madasha sanadlaha ah ee Somali Governance Forum. Madasha sanadkan waxa looga hadlay “Helidda Xal-dhexe: Noocyada Doorashooyinka, Heshiis Siyaasadeed,…
#1 Wada-sheekeysi Fool-ka-fool ah & Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame | Somali Governance Forum↗
Qeybtan wadasheekeysiga ah waxaa marti ku ah Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Waxa xiriirinaya Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda, Mahad Wasuge. The post #1 Wada-sheekeysi Fool-ka-fool ah…
Dood-wadaagga 2-aad: Nooca Doorasho ee ku Habboon Soomaaliya | Somali Governance Forum 2026↗
Qeybtan oo ah dood-wadaagga 2-aad ee Somali Governance Forum 2026 waxa diiradda lagu saaray nooca doorasho ee ku habboon Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar “Balcad”,…
#1 Hadal-jeedinno Kookooban – Somali Governance Forum 2026↗
Qeybtan oo ah hadal-jeedinno kookooban waxaa lagu soo bandhigayaa mowduucyo ku saabsan: 1. Casharradii laga bartay doorashooyinkii golaha deegaanka ee Puntland 2023 2. Kormeerka doorashooyinka socda iyo casharrada laga baran karo 3.…
Dood-wadaagga 1-aad: Dib-u-milicsiga Doorashooyinka Soomaaliya iyo Halka aan Maanta Joogno↗
Somali Public Agenda ayaa intii u dhaxeysay 26-27 August ku qabatay Magaalada Muqdisho madasha sanadlaha ah ee Somali Governance Forum. Madasha sanadkan waxa looga hadlay “Helidda Xal-dhexe: Noocyada Doorashooyinka, Heshiis Siyaasadeed,…
From Blog Writing Training to Somalia’s First Bloggers Association: A Five-Year Impact Story↗
Five years ago, in July 2021, SPA Learning Lab launched a flagship blog writing training programme to equip young Somalis with practical skills in writing, research, storytelling, and digital communication. The original plan was to offer…
Call for Application for Research Training↗
Call for Application for Research Training Somali Public Agenda September 21, 2025 Application Deadline This application will expire on September 13, 2026, at 03:59pm Mogadishu time, and no submissions beyond […] The post Call for…
Challenges in Accessing Health Services in Adado District↗
Although health facilities in Adado remain operational, reductions in external support since 2025 have significantly reduced the capacity of health services to meet community needs, particularly through medicine shortages, staffing…
Waste Collection Governance in Bosaso: Service Delivery, Accountability, and Community Participation↗
Waste collection in Bosaso has improved in recent years through stronger municipal oversight, the introduction of additional private service providers, increased public awareness, and the adoption of a waste collection bylaw. However,…
Terms of Reference (ToR) for Researcher↗
Terms of Reference (ToR) for Researcher Somali Public Agenda July 24, 2025 Deadline August 23 ,2026 Education: Bachelor’s / Master’s degree Experience: 2–4 Years of Working Experience Employment Type: Full-Time, […] The post Terms of…
Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya?↗
Wada-xaajoodyo looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka federaalka ayaa bishii Luulyo ka qabsoomay Muqdisho. Dowladda Federaalka iyo saddex kooxood oo mucaarad ah—Golaha Mustaqbalka, Nabad & Nolol, iyo Golaha Midnimada—ayaa ka wada hadlay…
Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka↗
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Himilo Somali TV. Wareysigan oo uu qaaday Hanad Cali Guuleed ayaa diiradda lagu saaray wadahadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka, arrimaha…
More Than an Internship: My Journey at Somali Public Agenda↗
The year 2025 marked a turning point in my life. After spending seven years studying and working in Türkiye, I returned home to Somalia. I spent nearly five months searching for a job before my sister told me about the Somali Public Agenda…