Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 hour ago Balidoogle oo loo qorsheynayo xarun milatari oo ay iska kaashadaan Soomaaliya iyo Türkiye↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saldhigga Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Balidoogle ayaa wajahaya qorshe dib-u-habeyn iyo ballaarin, kaddib markii saraakiil Turki ah ay booqdeen saldhigga, halkaas oo la doonayo in laga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 hours ago Ciidamo gudaha u galay xarunta Lamagalaay ee Beledweyne, Muuse Salaad oo la sheegay in la raadinayo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee magaalada Beledweyne ayaa mar kale yeelatay weji cusub, kaddib markii muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ay muujiyeen ciidamo hubeysan oo gudaha u galay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 hours ago Duqeymaha Mareykanka iyo fatahaadaha Jubba: Dadka rayidka ah oo wajahaya khataro isbiirsaday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wargeyska caalamiga ah ee The Guardian ayaa daabacay warbixin baaritaan ah oo walaac ka muujisay saameynta duqeymaha cirka ee ciidamada Mareykanka ka fuliyaan Koonfurta Soomaaliya, gaar…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News9 hours ago Beledweyne oo wajahaysa xiisad amni: Ciidamo iyo hub culus oo la geeyay magaalada, khilaafka Hirshabeelle oo sii xoogeysanaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xiisad siyaasadeed iyo mid amni, kaddib markii warar laga helayo magaalada ay sheegayaan in ciidamo hubeysan la geeyay qaybo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 hours ago Mooyaale oo mar kale laga soo sheegayo dagaal culus: Xiisadda Soomaalida iyo Oromada oo sii kordheysa↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka dowlad-deegaanka Soomaalida iyo Oromia ee Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka dib uga qarxay magaalada, iyadoo la maqlayo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 hours ago Xalane oo wajahaya isbeddel weyn: Warar sheegaya in duulimaadkii ugu dambeeyay ee QM uu maanta ka baxayo Muqdisho↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo ilo ku sugan Muqdisho ayaa sheegaya in saraakiil muhiim ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay iyo diblomaasiyiin ku sugan xarunta Xalane lagu wargeliyay in duulimaadkii ugu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News10 hours ago Uganda oo bilowday ka bixitaanka Soomaaliya: Maxaa ka dhalan kara, yaase buuxin kara kaalinta ciidankeeda?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbaahinta Kenya ee People Daily iyo wargeyska Uganda ee Daily Monitor ayaa 30-kii Oktoobar 2026 baahiyay in ciidamada Uganda ay bilaabeen ka bixitaanka Soomaaliya, kaddib ku dhowaad…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 hours ago Khilaaf ka dhex qarxay Axmed Madoobe iyo ku-xigeenkiisa oo la xiriira maamulka gobolka Gedo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa la sheegay inuu khilaaf siyaasadeed iyo maamul soo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 hours ago SJS oo walaac ka muujisay xarigga iyo handadaadda saxafiyiinta Puntland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (Somali Journalists Syndicate – SJS) ayaa walaac ka muujiyay tallaabooyin ay booliska Puntland ku qaadeen laba saxafi oo ka howlgala magaalooyinka Qardho iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Ku dhowaad kun shaqaale oo UNSOS iyo UNTMIS ah oo la sheegay inaysan helin mushaharkii Oktoobar↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ku dhowaad kun shaqaale oo ka tirsan xafiisyada Qaramada Midoobay ee UNSOS iyo UNTMIS, kuwaas oo ka howlgala Muqdisho iyo deegaano kale oo Soomaaliya ah, ayaa la sheegay inaysan weli helin…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Maxkamad Kenya ku taalla oo muwaadin Soomaaliyeed ku ganaaxday KSh 370,000 baasaboor been abuur ah dartii↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Maxkamad ku taala kenya ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Rooble ku xukuntay ganaax dhan 370,000 oo shilin Kenyan ah, kaddib markii uu qirtay saddex dacwadood oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Itoobiya oo soo gabagabeysay kulan goboleed looga hadlayay amniga badda iyo samatabbixinta+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Badda Itoobiya ayaa soo gabagabeeyay kulan heer gobol ah oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga badda, badbaadinta dadka ku dhibaatooba badda iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Dhoollatus ciidan oo ballaaran oo ka furmay Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Guud ee Ciidanka Militariga Somaliland ayaa Arbacaddii daah-furay carbis ciidan oo ballaadhan oo loogu magac daray HEEGAN 2026, isla markaana la sheegay in lagu xoojinayo awoodda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Dilka Axmed Kaahin ee Hargeysa oo dhaliyay su’aalo iyo baaqyo ku aaddan baaritaan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Alle ha u naxariistee, Axmed Kaahin ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa, iyadoo duruufaha ku xeeran dilkiisa iyo cidda ka dambeysay ay weli u baahan yihiin in si rasmi ah loo caddeeyo.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Ciidamada Midowga Afrika oo la filayo inay baneeyaan afar goobood oo muhiim ah Shabeellaha Hoose↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qaar ka mid ah ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda ka baxaan afar goobood oo muhiim ah, sida ay sheegayaan xogta la soo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Xiisad ka taagan degmada Kaxda oo ka dhalatay ciidamo la geeyay iyo muran dhuleed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad ayaa saaka ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kaddib markii halkaasi la geeyay ciidamo milateri ah, kuwaas oo la sheegay inay xireen waddooyin iyo luuqyo ay dadweynuhu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Sweden oo Muqdisho ku soo celisay 90 Soomaali ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Hay’adda socdaalka Sweden ayaa fulisay howlgal masaafurin ah oo lagu qaaday 90 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo laga soo kala qaaday Sweden, Norway iyo Finland, sida ay baahisay warbaahinta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Isbeddelka hoggaanka Israa’iil iyo saamaynta uu ku yeelan karo Somaliland+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Isbeddel kasta oo ka dhaca hoggaanka Israa’iil wuxuu saamayn ku yeelan karaa siyaasadda Bariga Dhexe, xiriirka Israa’iil ay la leedahay dalalka Afrika iyo loollanka istaraatiijiyadeed ee ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Maxaa ka dhalan kara haddii Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho ay dhisaan dowlad cusub+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Haddii maamullada Puntland iyo Jubaland ay si wadajir ah ula midoobaan mucaaradka siyaasadeed ee Muqdisho, kadibna ay ku dhawaaqaan dhismaha dowlad cusub ama hoggaan siyaasadeed oo ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Dagaalkii Leego: Su’aalo ka taagan tirada askarta ku dhimatay iyo kuwa ku dhaawacmay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo loo yaqaan Jeneraal Khaalid, ayaa gaaray furimaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Xiisadda Itoobiya iyo Masar: Soomaaliya ma u wareegi kartaa goobta loollanka siyaasadeed iyo milatari ee labada dal?+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Itoobiya iyo Masar ayaa sii xoogeysatay, iyadoo khilaafka labada dal uu ku fiday arrimo la xiriira biyaha Webiga Niil, amniga Badda Cas, saameynta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo shir ka guddoomiyay diyaar-garowga roobabka El Niño↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa shir heer wasiirro ah oo looga hadlayay diyaar-garowga roobabka El Niño guddoomiyay, iyadoo kulanka diiradda lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Saddex dhalinyaro ah oo baraha bulshada caan ka ah oo lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Hargeysa↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saddex dhalinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, kana soo safray magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, kaddib markii ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Sanbaloolshe oo la sheegay inuu Beledweyne ka dalbaday darawallo iyo farsamayaqaanno, kaalinta Itoobiya iyo xisaabta amni ee Hiiraan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar la xiriira dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa sheegaya in Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu magaalada Beledweyne ka dalbaday ku dhowaad 50 dhallinyaro ah oo isugu jira darawallo iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Booliiska Baydhabo oo Amar Cusub ka Soo Saaray Dhaqdhaqaaqa Mootooyinka Fekonta iyo Bajaajta↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Booliiska magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa soo saaray amar la xiriira xakameynta dhaqdhaqaaqa gaadiidka qaarkood, gaar ahaan mootooyinka Fekonta iyo bajaajta, iyadoo la faray…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Suuqa Daawada ee Bakaaraha oo Saaka Xirmay, Ganacsatada oo Cabasho ka Muujiyay Hay’adda Tayadhowrka+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Suuqa daawada ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa saaka guud ahaan albaabada loo laabay, kaddib markii ganacsatada ka hawlgasha suuqa ay cabasho ka muujiyeen tallaabooyin ay sheegeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Boosaaso: Hoobiyayaal lagu garaacay Galgala oo sababay dhimasho iyo dhaawac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, toddoba kalena dhaawacyo culus ayaa soo gaaray kaddib markii kooxda Al-Shabaab, oo saldhigyo ku leh buuraha Cal Madow, ay hoobiyaal ku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Xiisad Siyaasadeed iyo Mid Amni oo ka Taagan Koonfur Galbeed, Xilli La Hadal Hayo Mustaqbalka Aadan Madoobe↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanayso, iyadoo ay soo baxayaan warar la xiriira hoggaanka maamulka, dhaqdhaqaaqyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Khilaaf ka dhashay magacaabista maamulka degmada Beledxaawo oo bannaanka soo dhigay loollanka awoodda ee Jubbaland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhashay magacaabista xubno loo qorsheeyay inay ka mid noqdaan maamulka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaddib markii Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland uu ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Bam-gacmeed lagu weeraray bar-koontarool ku taalla xaafadda Soona Key ee Muqdisho oo dhaawac sababay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Bam-gacmeed ayaa lagu weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga ee xaafadda Soona Key (Sona-key), oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarka ku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.