Maraykanka oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya↗
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa safiir rasmi ah u magacaabay Soomaaliya, kaas oo baddelaya safiirkii hore Richard H. Riley oo xilka laga qaaday Diseembar 2025. Devin Kennington ayaa loo magacaabay safiirka cusub ee Maraykanka u…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Cirro oo ka hadlay wada shaqaynta Somaliland iyo Puntland↗
Mahadka Hudson ee dalka Maraykanka ayaa madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro wax ka weydiiyay xiriirka iyo wada shaqaynta ka dhexeeya maamulkiisa & Puntland. Cirro ayaa sheegay in Somaliland iyo Puntland leeyihiin xiriir…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo xirtay saraakiil ciidan oo ka dhoofi lahaa garoonka Boosaaso↗
Puntland ayaa maanta saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kuwaas oo la sheegay in ay u socdeen magaalada Muqdisho. Puntland waxay xirtay labo sarkaal oo ka mid ah ciidamadii federaalka ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xaawo Aadan Camey oo ka mid ahayd haldoorka Puntland oo geeriyootay↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xaawo Aadan Maxamed Camey oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Marxuumad Xaawo Aadan Maxamed Camey waxay ka mid ahayd haldoorka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Sheekh Khaakir oo laga reebay doorashada ku celiska ah ee Galmudug↗
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa ururka Towfiiq ee hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir ka reebay doorashada celiska ah ee maamulka Galmudug, taas oo lagu wado in ay dhacdo 30 bishan Sebteembar. Guddiga ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Federaalka oo shaacisay qofka ay u wadato madaxweynaha Hirshabeelle↗
Urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo bandhigay musharraxa rasmiga ah ee dowladda ku meteli doona doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya oo taageero u muujisay dowladda Yemen↗
Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa taageero u muujisay xukuumadda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay, iyada oo ka soo horjeensatay dagaallada ay wadaan ururka Xuutiyiinta. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Cali ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Boosaaso: Qiimaha maciishada oo kor u kacay↗
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sare u kacaya qiimaha maciishadda daruuriga ah, taas oo saameeyay dadka danyarta ah. Kiishka sonkorta ah oo markii hore ahaan jiray $27.5 doolar ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Nugaal: Bannaanbax ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Maraya↗
Deegaanka xeebeedka Maraya oo hoostaga degmada Eyl waxaa ka dhacay bannaanbax looga soo horjeedo dowladda Turkiga oo lagu eedeeyay in ay dishay 13 qof oo ka mid ahaa kalluumeysata xeebaha gobolka Nugaal. Bannaanbaxyaasha ayaa dab…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo saartay amar la xiriira dagaalkii ka dhacay Badhan↗
Dowladda Puntland ayaa ku amray ciidamo beeleedyadii shalay ku dagaalamay degmada Badhan ee gobolka Sanaag in ay kaga baxaan gudaha magaalada inta ka horreysa berri subax labo saac. Puntland waxay sheegtay in waqtigaas wixii ka dambeeya…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo baadi-goobaysa ragii dilay Sheekh Axmed Yuusuf Haamay↗
Wasiiro iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii marxuum Sheekh Axmed Yuusuf Haamay oo maalmo ka hor lagu dilay magaalada Gaalkacyo.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Soomaaliya maxay ka tiri askarigii aanada loo dilay?↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado baaritaanno ku saabsan dhacdadii lagu dilay D/le Axmed Shire Xuseen oo maalmo ka hor aano qabiil loogu dilay deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxay tilmaantay in…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Burcad-badeed madax-furasho u qaatay $2.7 milyan oo doolar↗
Kooxdii Burcad-badeedda ahayd ee haysatay markabka MV Sward ayaa siidaayay, kaddib markii ay ka qaateen lacag madax-furasho ah oo dhan $2.7 milyan oo doolar, sida ay ogaatay Puntland Post. Kooxda Burcad-badeedda ayaa caawa fiidkii markabka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo tababar loogu xiray Carmo↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo iyo Kulliyadda Tababarka Ciidanka ee General Carays ee deegaanka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Dagaal ka dhacay degmada Badhan↗
Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kaas oo gaystay khasaare kala duwan. Dagaalka oo muddo labo saac ku dhow socda waxaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh oo u tagay ciidamo uu tababaray Turkiga↗
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Cutubyo ka tirsan Guutada 21-aad…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni: Burcad-badeedda waxaan ula dagaalamaynaa sidii Daacish↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisu uu Burcad-badeedda ula dagaalamo sidii uu ula dagaalamay ururka Daacish. Wuxuu sheegay in Burcad-badeedda ay caqabad xun ku yihiin sumcadda, hurumarka iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Askari aano qabiil loo dilay↗
Marxuum Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay aano qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Marxuumka oo ka yimid deegaanka Raage Ceelle, kuna sii jeeday degmada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo booqday goobo taariikhi ah oo ku yaalla Xaafuun↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa oo ku sugan degmada Xaafuun ayaa maanta booqday dekedda qadiimiga ah ee Xaafuun iyo warshadii hore ee Milixda/Cusbada ee Xaafuun. Sidoo kale madaxweyne Deni wuxuu kormeeray warshada biyaha…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda↗
Golaha Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka hortagga afduubka. Fadhiga oo golaha oo ay soo xaadireen 30 mudane, waxaa sharcigan ogolaaday oo haa ku caddeeyay 29…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Marxuum Axmed Haamay oo lagu aasay Gaalkacyo↗
Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay ganacsade Sheekh Axmed Yuusuf Faarax (Haamay), kaas oo shalay galinkii dambe lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo. Aaska marxuumka waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiinta ka tirsan Puntland iyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo gaaray Xaafuun↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray degmada Xaafuun ee gobolka Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa inta uu ku sugan yahay jasiirad u ekaha degmada Xaafuun wuxuu kulamo la…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ganacsade lagu dilay Gaalkacyo↗
Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay ganacsade Axmed Yuusuf Faarax (Haamay) oo ka mid ahaa waxgaradka gobolka Mudug, kaas oo la dilay xilli uu u socday salaadii maqrib. Marxuum Axmed Haamay oo sidoo kale ahaa wadaad iyo nabadoon waxaa la…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo tegay degmada Gumbax↗
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya degmooyin ka titan gobollada bariga fog ee Puntland ayaa maanta tegay degmada Gumbax ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ka hadashay shimbir ka timid Hungary oo ku geeriyootay Dhuudo↗
Puntland ayaa sheegtay in ay ka xuntahay shimbir ka timid wadanka Hungary oo shantii bishan Sebteembar ku geeriyootay deegaanka Dhuudo oo ka tirsan degmada Bandarbayla ee gobolka Karkaar Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa war-saxaafadeed…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo dib u dhisaysa daartii Boqor Cismaan ee Baargaal↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta degmada Baargaal ka dhagaxdhigay daartii uu ka arrin jiray Boqor Cismaan, taas oo hadda la sheegay in lagu sameynayo dib u dayactir, islamarkaana laga dhigayo Madxaf lagu kaydiyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Baargaal iyo Raascasayr↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Baargaal ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka Raascasayr. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee degmada Baargaal iyo guud ahaan gobolka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS oo codsaday in laga taageero la dagaalanka Burcad-badeedda ka jirta xeebaha Puntland↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa caalamka ka sodsatay in laga taageero la dagaalanka falalka burcad-badeednimada ee ka jira xeebaha Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda. Dowladda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo gaaray Baargaal↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya bariga fog ee Puntland ayaa maanta gaaray degmada Baargaal ee gobolka Raascasayr. Madaxweyne Deni oo goob fagaare ah kula hadlay bulshada ayaa sheegay in booqashada Baargaal…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Bannaanbaxyo ka dhan ah Turkiga oo ka dhacay Jubaland↗
Bannaanbaxyo looga soo horjeeda dowladda Turkiga ayaa maanta dhacay degmooyin ka tirsan maamulka Jubaland, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kismaayo iyo Afmadow. Dibadbaxayaasha ayaa muujiyay in ay ka soo horjeedaan duqeyntii Doolow oo ay hore…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.