Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

3137 headlines · 42 sources · updated 17 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed16 Aug 2026

Xogta wada-hadallo u bilowday guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaannada mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada mucaaradka ee muddooyinkii ugu dambeeyay ka maqnaa kulamada Baarlamaanka, sababo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
JowharRegionaladen16 Aug 2026

NISA oo duqeyn ka geysatay degmada Maxaas

Aug 16 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaa guri ay ku sugnaayeen…

Read at JowharHeadline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk16 Aug 2026

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire, ayaa magacaabay taliyaha howlgalinta gobolka Karkaar iyo taliyaasha saldhigyada Qardho, Bandarbeyla & saldhigga bari ee magaalada Garoowe. Warqado ka soo baxay xafiiska hoggaanka…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse16 Aug 2026

Puntland oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay ciidamo iyo hubkii ay wateen

Qardho (Caasimada Online) – Ciidanka booliska gobolka Karkaar ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen ciidamo maleeshiyaad hubaysan ah oo shalay jidgooyo dhigtay duleedka bari ee magaalada Qardho. Maleeshiyaadkan oo la sheegay inay dhibaato…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Goobjoog EnglishRegionalTomno Dominic16 Aug 2026

Somalia Aviation Authority Gets New Search-and-Rescue Equipment to Boost Air Safety

GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s Civil Aviation Authority has received modern search-and-rescue equipment from the World Food Programme’s UN Humanitarian Air Service (WFP/UNHAS), strengthening the country’s capacity to respond to…

Read at Goobjoog EnglishHeadline and extract © Goobjoog English — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse16 Aug 2026

Maxay yihiin ciidanka uu maanta Xasan Sheekh tababarka ugu soo xiray Galmudug?

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk16 Aug 2026

Puntland oo soo saartay amar la xiriira qoyska

Puntland ayaa ku amartay goobaha hoyga in aysan seexan karin lammaane aan haysan warqad guur oo ay bixisay wasaaradda caddaaladda. Warqad ka soo baxday wasaarada caddaaladda Puntland ayaa lagu amar hoteellada, guryaha dabaqyada ah iyo…

Read at Puntland PostHeadline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse16 Aug 2026

Puntland oo dalbatay in loo soo gacan geliyo ciidamadii u goostay Galmudug kadib markii…

Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa si adag uga hadlay ciidamo horey uga tirsanaa ciidamadeeda oo markii dambe ku biiray Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo u gudbay dhanka maamulka Galmudug. Wasiirka Dhallinyarada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
La NationRegionalFrenchState-affiliatedMahad16 Aug 2026

Inde : le 80e anniversaire de l’Indépendance célébré sous le signe de la fraternité avec Djibouti

Les couleurs du drapeau tricolore indien ont flotté avec éclat, samedi 15 août, à l’India House de Djibouti, à l’occasion du 80e anniversaire de l’Indépendance de l’Inde. Dans une atmosphère à la fois solennelle et chaleureuse, plus de…

Read at La NationHeadline and extract © La Nation — reproduced for reference, full article at the publisher.