Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

453 headlines · 42 sources · updated 15 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Aug 2026

Cumar Cabdirashiid oo sheegay in aan dowladda Xasan Sheekh laga aqbali karin…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan gudaha caasimadda, xilli ay kordheen howl-gallada burburinta ee ay waddo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse27 Aug 2026

Puntland oo dacwad ka gudbisay Turkiga kadib arrin xasaasi ah oo ay ku eedeysay

Boosaaso (Caasimada Online) – Puntland ayaa si toos ah Turkiga ugu eedeysay inuu mas’uul ka yahay duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha maamulka, xilli burcad-badeed Soomaali ah ay gacanta ku hayaan markabka M/V LUTUF.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed27 Aug 2026

CiidankaHaramcad oo howlgallo qaatay saddex maalin ka wada deegaanno ku teedsan…

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo culus oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ciidamada gaarka ah ee Haramcad ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed27 Aug 2026

Guddoomiye Muungaab oo si kulul uga hadlay xiisadda dhulka ee ka taagan Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay hoggaamiyay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Warta Nabadda ayaa si kulul uga hadlay xiisadda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse26 Aug 2026

Xogta kulan maanta ka dhacay Villa Somalia oo madaxweyne Xasan Shekeh uu la yeeshay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim Axmed.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse26 Aug 2026

Maamule lagu afduubtay magaalada Beledweyne

Beledweyne (Caasimada Online) – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu afduubtay maamulaha xarun lagu tababaro macallimiinta, iyadoo ilaa hadda aan si rasmi ah loo xaqiijin cidda ka dambeysay dhacdada. Qofka la…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed26 Aug 2026

DEG DEG: Guddiga Doorashooyinka oo jawaab culus ka bixiyay go’aankii Maxkamadda Sare

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay go’aankii dhawaan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo laashay natiijadii kasoo baxay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Aug 2026

DF oo xog cusub ka bixisay qorshaha lacagta cusub

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin hor leh oo lagu doonayo in dib loogu soo celiyo shilinka Soomaaliga, kadib in ka badan 30 sano oo dhaqaalaha dalka uu si weyn ugu tiirsanaa dollarka Mareykanka.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Aug 2026

Xiddig Soomaali ah oo ka cayaaraya horyaalka Serie A, kadib markii ay soo iibsatay…

Roma (Caasimada Online) – Ciyaaryahanka da’da yar ee asal ahaan Soomaaliga ah Amar Fatah ayaa ku biiray kooxda Lecce ee ka ciyaarta horyaalka heerka koowaad ee Talyaaniga ee Serie A, isaga oo ka soo wareegay kooxda Faransiiska ee Troyes.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed25 Aug 2026

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo u digay Saciid Deni: Dab ayaad ku ciyaareysaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo ka tirsan Golaha Shacabka, lagana soo doorto Galmudug, ayaa si kulul uga hadlay booqashadii uu maanta Madaxweynaha Puntland ku tegay deegaanka Dhinawda ee Gobolka Mudug,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse25 Aug 2026

Nabadda Soomaaliya oo si toos ah ugu xiran amniga iyo xasilloonida dalal kale oo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howl-galka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Ibraahim Laba ayaa sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay si dhow ugu xiran yihiin…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.