Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

238 headlines · 42 sources · updated 57 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Museveni oo Xasan Sheekh Cadaadis Saaray?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa gaartay heer ay walaac ka muujinayaan qaar ka mid ah dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo warbixin lagu daabacay Africa Intelligence lagu…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Fadeexad ka Taagan Safaaradda Soomaaliya ee Serbia

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xubno Soomaali ah oo ku sugan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia ayaa dood weyn ka dhaliyay baraha bulshada, kaddib markii la faafiyay codad iyo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Burcad-badeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Qabsatay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka badda Ingiriiska ee la socota amniga iyo dhaqdhaqaaqa…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Ciidamo ka Goostay Baydhabo oo Laftagareen ku Biiray

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo warar cusub ay sheegayaan in qaar ka mid ah ciidamada ku sugnaa magaalada iyo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Al-Shabaab oo Ka Faa’iideysan Karta Bixitaanka AUSSOM

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa wajahaya hubanti la’aan sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Mareykanka ay Midowga Afrika ku wargelisay inaysan taageeri doonin sii…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Burcad-badeedda Soomaaliya oo $3M Dalbatay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa soo cusboonaaday walaaca laga qabo dib-u-soo-noqoshada burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya, kaddib markii markabka shidaalka ee MT Honour 25 uu weli gacanta ugu jiro koox burcad-badeed…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Aug 2026

Dhawaqa Hoobiyaal oo Xalay Cabsi Geliyay Shacabka Baydhabo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa xalay mar kale aad u kacsaneyd, kaddib markii gudaha magaalada laga maqlay dhawaqyo jug culus oo loo maleynayo inay ahaayeen hoobiyaal, iyo rasaas…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026

Puntland oo Xustay Maalinta Bini’aadantinimada Adduunka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusay Maalinta Bini’aadantinimada Adduunka, taas oo lagu qabtay magaalada…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News19 Aug 2026

Xasan Sheekh oo mucaaradka ugu hanjabay hub-ka-dhigis?

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Hadalka Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynhii mudo xileedkiisa Dhammaaday ee Soomaaliya ee ku saabsan in dowladda ay hubka ka dhigi doonto cidda hubka qaadata ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026

Duqeyn ka dhacday Suuj oo lagu dilay 4 qof

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Faahfaahino dheeraad aha ayaa ka soo baxaysa duqeyn maanta gelinkii dambe ka dhacday deegaan xeebeedka Suuj degmada Dangorayo ee gobol Nugaal , duqeynta Ragga loo gaystay ayaa adeeg u geeyay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026

Madasha Samatabixinta oo dowladda ku dhaliishay dhulboobka

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qaylo dhaan culus kasoo saaray dhulboobka weli kasii socda magaalada Muqdisho, iyaga oo eedeymo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026

AUSSOM: Maxay Masar uga dan leedahay Soomaaliya?

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Hadallada iyo dhaq-dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee Masar ee Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u kordhay. Qaahira waxay si cad u taageertay amniga iyo midnimada Soomaaliya,…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026

AUSSOM oo howlgal amni ka sameeyay waddada Ceelgaal

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa howlgal miino-baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta magaalada Baladweyne, xarunta Gobolka Hiiraan, iyo deegaanka Ceelgaal. Howlgalka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.