Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

453 headlines · 42 sources · updated 36 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed29 Aug 2026

Ciidanka taabacsan Lafta-gareen oo digniin cusub soo saaray – Maxaa soo kordhay?

Baydhaba (Caasimada Online) – Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ah afhayeenka Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta soo saaray digniin cusub oo ku aadan xaaladda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan29 Aug 2026

DEG DEG: Ciidamada Turkiga iyo Soomaaliya oo soo furtay markabkii hubka siday

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ciidamada badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ay gacanta burcad-badeedda ka soo furteen markabka xamuulka qaada ee M/V…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed29 Aug 2026

Senator laga soo doorto Puntland oo arrin cajiib ah ka sameeyay Aqalka Sare

Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Farxaan Cali Xuseen oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si nabadeed ugu bannaanbaxay golaha dhexdiisa, isaga oo eedeymo u jeediyay dowladda. Senatorka oo maanta ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan29 Aug 2026

Uganda oo shaacisay xilliga rasmiga ee ay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Kampala (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa shaaciyay in dalkiisa uu dhammaan ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya marka la gaaro 1-da Agoosto 2027, taas oo haddii ay dhaqan-gasho soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan29 Aug 2026

Itoobiya oo qaaday tallaabo ka dhan ah lix shirkad oo ka dhisan Soomaaliya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Bankiga Dhexe ee Itoobiya ayaa digniin ka soo saaray toddobo shirkadood oo xawaalado Soomaali ah, isaga oo sheegay in shirkadahaasi aysan haysan oggolaansho ay adeegyada lacag-dirista uga bixiyaan gudaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse28 Aug 2026

Turkiga oo maraakiib dagaal usoo diraya Soomaaliya kadib afduubka markabka hubka

Ankara (Caasimada Online) – Turkiga ayaa Jimcihii sheegay inuu taageerayo mas’uuliyiinta Soomaaliya, kadib afduubka markab ka dhacay gudaha biyaha Soomaaliya, xilli laba markab oo dagaal oo Turkish ah ay toddobaadka soo socda booqanayaan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Aug 2026

Turkey sends warships to support Somalia amid ship hijacking

Ankara (Somalia Today) — Turkey said Friday it was supporting Somali authorities following the hijacking of a vessel in Somali territorial waters, as two Turkish naval ships prepare to visit Djibouti next week as part of Ankara’s expanding…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Aug 2026

TURKIGA oo war soo saaray kadib eedeyntii PUNTLAND

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdooyinka amni ee ka socda xeebaha Puntland, xilli maamulka Puntland uu Ankara ku eedeeyay inay ka dambeyso duqeymo dhowaan ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan28 Aug 2026

Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay xeebaha Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu yahay 6.0 ayaa saqdii dhexe ee Jimcaha ka dhacay badda Gacanka Cadmeed, meel qiyaastii 145 kiiloomitir waqooyi kaga beegan degmada Caluula ee gobolka Bari, ayada oo la…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.