Taageerada Imaaraadka ee Somaliland oo sababtay inuu xumaado xiriirkeeda Muqdisho.↗
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Erdoğan oo ku dhawaaqay in dalkiisu xarun hawada sare ah ka hirgelinayo Somalia.↗
Madaxweynaha Türkiye Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabay dhismaha xarun hawada sare (spaceport)…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxtooyada Puntland oo looga shiray horumarinta adeegyada Magaalooyinka laamiga ku teedsan.↗
Ku-Simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa shir-guddoomiyay Shirka dardargelinta…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. RW Xamse oo Balanballe u tegey dhammaystirka heshiiska laba beelood oo oodwadaag ah.↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh: Soomaaliya iyo Imaaraadka xiriirkooda lama jarin, waa dal muhiim ah.↗
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta uusan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ku goodisey inay tashanayso haddii aysan Soomaalidu ku heshiin dowladnimada.↗
Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay xaq u leedahay ka tashiga aayeheeda siyaasadeed haddii la waayo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Duqa Garoowe oo digniin u diray meheradaha lagu tumo heesaha Qaaciga ah.↗
Maamulka degmada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ku dhawaaqay awaamiir lagu yaraynayo goobaha ay dadweynuhu ku…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxda dalalka Somalia, Masar, Sudan & Eritrea oo War-murtiyeed soo saaray.↗
Shir-madaxeed afargeesood oo ay magaalada cusub ee El Alamein ee dalka Masar ku yeesheen madaxda Masar,…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland iyo Indonesia oo ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac.↗
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Warbaahinta ku hadasha afka Itoobiya oo soo dhaweysey soo jeedinta badda ee Madaxweyne Xasan Sheekh.↗
Wakaaladda Wararka Itoobiya ee FANA ayaa ku warrantay in Itoobiya aysan diiddanayn inay Soomaaliya ka hesho…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Firdhiye oo gaarey Laascaanood xilli khilaaf kala dhexeeyo Abwaan Jibriil.↗
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-cali oo muddo ka badan 50 cisho safar uga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladda Somalia oo qaybtii 26aad u wareejisey Laascaanood Talis cusubna u magacawday.↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad u magacowday Taliyaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo 3 dekedood ugu yaboohay Itoobiya.↗
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo bulshada uga digtay khataraha roobabka iyo fatahaadaha↗
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, ayaa bulshada ugu baaqday inay si weyn uga feejignaadaan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. DFS oo caalamka u soo bandhigtay fursadaha Maalgashi ee ka bannaan dalka.↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Golis Telecom Somalia Announces Vacancy for Internal Auditor↗
Provide independent and objective assurance on governance, risk management and internal control across Golis Telecom Somalia.…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Isreal saldhig ciidan ka furanayso Berbera.↗
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Israel ay qorsheynayso inay saldhig ciidan oo badeed…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Itoobiya iyo xoogagga taabacsan oo la wareegey caasimadda maamulka Tigray↗
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaad taageera dowladda ayaa sheegay inay dib ula wareegeen garoonka diyaaradaha Alula…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo joojisey kulan dadweyne oo ka socdey Magaalada Boosaaso.↗
Laamaha ammaanka Puntland ee gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay joojiyey kulan looga hadlayey “Midnimada Soomaaliyeed iyo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Muxuu daarran yahay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Masar?↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ururka dowladda ee JSP oo ku guulaystey aqlibiyadda doorashadii Galmudug.↗
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Dhuusamareeb ku shaaciyey natiijada doorashadii ku-celiska ahayd…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxda Puntland oo ku dhawaaqay inaysan ka go’idoonin Soomaaliya.↗
Madaxtooyada Puntland ayaa si adag uga falcelisey go’aamada la xiriira midnimada Soomaaliya iyo qorshayaasheeda ku aadan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Shacabka Puntland oo laga joojiyey qodob uu u jidaynayo dastuurka Puntland.↗
Barlamaanka Puntland ayaa guud ahaanba meesha ka saaray qodob dastuuri ah oo shacabka Puntland u ogolaanaya…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Itoobiya oo awoodo dheeraad ah la siiyey xilli hogaamiyihii TPLF ka soo hanjabey Eritrea.↗
Golaha Wasiirrada Itoobiya ayaa meel mariyey wax-ka-beddel lagu sameynayo Sharciga Ciidanka Difaaca Qaranka, kaas oo ciidamada…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Liibaan Shuluq oo digniin u diray burcad-badeedda ka carartay Puntland ee gaartey Galmudug.↗
Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee DFS Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq), ayaa sheegay in burcad-badeedda uu…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Wasiirada Puntland oo war ka soo saaray hawlgal maraakiib lagu soo furtay↗
Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland ayaa siweyn loogu bogaadiyey Ciidamada Ilaalada Badda Puntland (PMPF), kaddib howlgal…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Itoobiya oo xirtay safaaraddeeda Eritrea, 10 diblomaasiyiin ahna ka cayrisay↗
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay xirayso safaaraddeeda ku taalla magaalada Asmara ee caasimadda…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay danjirayaal cusub.↗
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Mustafe Cagjar oo markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad deegaanka.↗
Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, isagoo xilka…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Duulimaadyadii Garowe iyo Muqdisho oo u baaqday amar ka soo baxay DFS.↗
Duulimaadyo maxalli ah oo maanta isaga kala gooshi lahaa Muqdisho iyo Puntland ayaa baaqday, kaddib markii…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher.