Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

452 headlines · 42 sources · updated 48 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

Guddiga doorashooyinka oo jadwal cusub u soo saaray Galmudug iyo HirShabeelle

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa 30-ka Sebtember 2026 u asteeyey doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse31 Aug 2026

Taliska ciidanka xoogga oo baaraya tacaddi ay askar kula kaceen maxbuus dagaal

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu bilaabay baaris hordhac ah oo lagu sameynayo muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey oo muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal. Taliska ayaa…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

Sawirro: Isbitaalka Dalmar oo ka qeyb galay Bandhigga KOBAC Expo 2026

Muqdisho (Caasimada Online) – Isbitaalka takhasusiga iyo tacliimiga ah ee Dalmar ayaa ka qeyb galay carwada ama Bandhigga Waxbarashada KOBAC Expo 2026, oo muddo laba cisho ah ka socday Beerta Banaadir ee magaalada Muqdisho. Bandhiggan, oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse31 Aug 2026

Duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya oo hakad galay iyo mas’uuliyiin ku xayiran

Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaadyada tooska ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalintii labaad hakad ku jira, iyadoo rakaab badan oo Soomaali ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku xanniban yihiin Muqdisho…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed31 Aug 2026

Muungaab oo dhul ugu deeqay qoysaskii laga barakiciyay guryahooda + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta qaaday tallaabo la xiriirta xiisadda dhulka ee ka taagan caasimada, wuxuuna ku dhawaaqay qorshe dib u dajin…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed31 Aug 2026

Xasan Sheekh oo amar culus siiyay taliska ciidanka Xoogga kahor safarkiisa…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tegay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada qalabka sida, isagoo kala hadlay amniga guud ee dalka, gaar ahaan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

DF oo maamulka Trump iyo dalal Carab ah kala hadleysa qorshe ku saabsan Somaliland

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay dadaallada diblomaasiyadeed ee ay ku doonayso in lagu hor istaago in dalal kale ay ku daydaan Israa’iil oo Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan, iyadoo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

Bankiga Adduunka oo diiday dhowr been oo Kheyre uu ka sheegay dhaqaalaha dalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog cusub oo uu soo bandhigay Bankiga Adduunka ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah sheegashooyin uu dhawaan jeediyay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kuwaas oo la xiriiray xaaladda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed30 Aug 2026

Go’aanka Koonfur Galbeed ka qaadatay Lafta-gareen oo dhaliyay falcelin xooggan

Baydhaba (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay go’aan maanta kasoo baxay Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kadib markii ay liiska argagixisada ku dareen Madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan30 Aug 2026

DF oo xog cusub ka soo saartay qodista shidaalka iyo in si ka duwan sidii la filayey ay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka qodista shidaalka iyo gaaska ee Turkigu ka wado badda Soomaaliya uu ku socdo xawaare ka sarreeya sidii markii hore loo qorsheeyay, isla markaana…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse30 Aug 2026

Maxamed Gacal oo ciidan la dul dhigay xilli uu waday qorshe xasaasi ah oo ka dhan ah Qoor-Qoor

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ciidamo lagu daadiyey guriga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamulka, Maxamed Gacal. Sida ay sheegayaan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan30 Aug 2026

Puntland oo beenisay warkii DF, sheegtay in madax furasho la siiyey burcad-badeedda

Garoowe (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya iyo Turkiga ku eedeysay inay lacag madax-furasho ah siiyeen burcad-badeedkii afduubtay markabka MV LUTUF, si loo sii daayo markabka iyo shaqaalihii la…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan30 Aug 2026

Midowga Afrika oo ciidanka AUSSOM u fasaxay arrintii uu ka qeyliyey Lafta-gareen

Addis Ababa (Caasimada Online) – Midowga Afrika ayaa AUSSOM u fasaxay inay ciidamada dowladda federaalka kala qeyb-gasho howlgallada militari ee Koonfur Galbeed, xilli madaxweynihii hore Cabdicasiis Laftagareen uu uga digay howlgalka inuu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.