Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

243 headlines · 42 sources · updated 37 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Aug 2026

Dagaal ka dhacay deegaanka Basro ee Shabeellaha Hoose

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa mar kale ka dhacay deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa la sheegay inuu…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Aug 2026

Dowladda Federaalka oo ciidamo dheeraad ah geysay Baydhaba

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba geysay ciidamo dheeraad ah oo laga soo qaaday Muqdisho, xilli magaalada ay ka taagan tahay xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo xasaasi…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Aug 2026

Al-Shabaab oo weli ah caqabadda ugu weyn ee amniga Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Al-Shabaab ayaa weli ah caqabadda ugu weyn ee amniga Soomaaliya, iyadoo kooxda ay sii waddo awooddeeda weerarro, abaabul iyo dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah dowladda Federaalka, ciidamada…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Aug 2026

Ciidamo Soomaaliya ka baxay oo lagu qabtay Itoobiya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ku dhawaad 200 oo askari oo ka tirsan ciidamadii dhawaan tababarka loogu soo xiray deegaanka Xannaan-buure ayaa lagu qabtay gudaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii ay ka gudbeen…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Aug 2026

Boobka Doorashada: Galmudug iyo KGS Maxaa Kala Qaybiyay?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Go’aankii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijadii doorashadii Galmudug ayaa dib u soo nooleeyay dood adag oo ku saabsan sinaanta sharciga, hannaanka doorashooyinka iyo sida…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Taliye Sandheere oo gaaray Buurhakaba+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliye Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa maanta gaaray degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, kadib markii uu kasoo baxay magaalada Baydhabo, xilli ay soo baxayeen warar ku saabsan khilaaf u…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Kiisaska waaweyn oo dib u kiciyay doodda garsoorka Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Nidaamka garsoorka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe wajahaya dood xooggan oo ku saabsan madax-bannaanida maxkamadaha, hufnaanta dacwadaha, musuqmaasuqa, dib-u-dhaca kiisaska iyo sida dadka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Burinta doorashadii Galmudug: Fursad mise caqabad Xasan Sheekh?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijadii doorashadii Galmudug ayaa furay xaalad siyaasadeed oo cusub Go’aankaasi wuxuu Xasan Sheekh Maxamuud iyo ururka siyaasadeed ee…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Abaaraha oo halis geliyay carruurta Soomaaliyeed

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Sheekada Cabdullaahi, oo ah ilmo sagaal bilood jir ah, ayaa tusaale u noqotay saameynta ba’an ee abaaraha ku yeesheen qoysaska Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku tiirsan xoolaha. Cabdullaahi…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Soomaaliya oo wajahaysa gaajo iyo fatahaado

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya oo ay colaado saameeyeen ayaa sanadkan si weyn ugu burburtay abaaro iyo hoos u dhac weyn oo ku yimid gargaarka bani’aadantinimo, waxaana hadda dalka uu isu diyaarinayaa fatahaado…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Itoobiya oo mar kale dalbatay marin-badeed

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Itoobiya ayaa mar kale soo bandhigtay baahideeda ku aaddan helitaanka marin-badeed, iyadoo xildhibaan sare oo ka tirsan Baarlamaanka Itoobiya uu sheegay in arrintani aysan ahayn oo keliya…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Baydhabo oo wajahaysa xiisad cusub

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan xaalad siyaasadeed iyo amni oo xasaasi ah, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliiska Birmadka Koonfur Galbeed, Gaashaanle…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Ciyaal Weero oo Jowhar ka soo shaac baxay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, ayaa wajahaysa walaac cusub oo dhinaca amniga ah, kaddib markii ay soo baxeen kooxo dhalinyaro ah oo loo adeegsado magaca Ciyaal…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026

Boqolaal Al-Shabaab ah oo tababar dibedda u baxay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixin cusub oo soo baxday ayaa iftiimisay xiriir milatari oo u dhexeeya Al-Shabaab iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen, iyadoo la sheegay in tiro ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab loo qaaday…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.