Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

450 headlines · 42 sources · updated 54 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 Sept 2026

Mareeg ku xiran Xizbullah oo saldhigga Boosaaso ku calaameysay bartilmaameed

Boosaaso (Caasimada Online) – Mareeg Lubnaan laga leeyahay oo taageerta ururka Xizbullah ayaa daabacday warbixin ay ugu magac dartay “kaarka bartilmaameedka”, taas oo ku saabsan xarun militari oo ku taalla magaalada Boosaaso, xilli…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 Sept 2026

DEG DEG: Dagaal culus oo ka qarxay Baydhaba kadib markii ciidanka Lafta-gareen…

Baydhaba (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal qaraar ka qarxay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeya ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 Sept 2026

Kadib cambaareyn xooggan, dowladda Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu daraysa…

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 Sept 2026

Kubadda cagta Soomaaliya oo qaaday tallaabo cusub oo taariikhi ah – Maxaa dhacaya maanta?

Muqdisho (Caasimada Online) – Kubadda cagta Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo taariikhi ah, iyadoo markii ugu horreysay laba xul oo Wiilal iyo Gabdho ah oo da’doodu ka yar tahay 15 jir ay dalka ku matalayaan tartanka African Schools…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 Sept 2026

DF Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ay heli karto marin-badeed haddii…

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa shaaciyay in Itoobiya ay heli karto marin la isku halayn karo oo ay badda uga soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan2 Sept 2026

Ciidamada Mareykanka oo Kismaayo ka sameeyey diyaar-garow militari + Sawirro

Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ayaa tababar militari oo ballaaran ku sameeyey magaalada Kismaayo, kaas oo lagu tijaabiyey sida ciidamada ku sugan saldhigga ay isaga difaaci karaan weerar iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan2 Sept 2026

Puntland oo ku dhowaaqday go’aanno amni oo culus iyo in ay la wareegi doonto….

Boosaaso (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aanno cusub oo lagu adkeynayo ammaanka gobolka Bari, kuwaas oo ay ka mid yihiin xakameynta hubka sharci-darrada ah, dardargelinta dagaalka kooxaha argagixisada,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 Sept 2026

Maxaa ka jira in ciidamo ka tirsan DF ay u goosteen dowlad-deegaanka Soomaalida?

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka sheegaya inay goosteen qaar kamid ah ciidamadii dhawaan tababarka loogu soo xiray deegaanka Xanan-buure ee gobolka Galgaduud, kuwaas…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 Sept 2026

DEG DEG: Maleeshiyaad hubeysan oo la wareegay xarumaha doorashada ee Beledweyne

Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen xarumaha loo asteeyay doorashada ee magaalada Beledweyne, xilli ay halkaas ka jirto xiisad ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 Sept 2026

Ujeedka kulan ay yimaadeen DF, Dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyay kulan heer sare ah oo looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse1 Sept 2026

Cosoble oo soo jeediyay in xilka laga qaado Cabdikariin kadib qaladaadkii doorashada Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa si weyn u dhaliilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, isagoo dalbaday in…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan1 Sept 2026

DF oo shaacisay sababta hor-taagan imaanshaha ciidanka Masar ee Soomaaliya

Qaahira (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta wali u hirgeli la’yahay qorshaha ciidamada Masar loogu soo daabulayo Soomaaliya, iyadoo sheegtay in caqabadda ugu weyn ay tahay maalgelinta, saadka iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan31 Aug 2026

Guddiga doorashooyinka oo jadwal cusub u soo saaray Galmudug iyo HirShabeelle

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa 30-ka Sebtember 2026 u asteeyey doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse31 Aug 2026

Taliska ciidanka xoogga oo baaraya tacaddi ay askar kula kaceen maxbuus dagaal

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu bilaabay baaris hordhac ah oo lagu sameynayo muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey oo muujinaya tacaddi loo geystay maxbuus dagaal. Taliska ayaa…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.