Madaxweyne Deni oo la kulmay Ugaas Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed↗
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safar ku tagay degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa la kulmay Ugaaska beesha Leelkase Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland. Madaxweyne Deni iyo Ugaaska waxaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo safar ku tagay degmada Galdogob↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta u safar ku tagay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni ayaa lagu wadaa in uu halkaas kula kulmo Ugaaska beesha…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Qaar ka mid ah isimada dhaqanka Bari oo war ka soo saaray xiisadda Kodmo↗
Isimada dhaqanka beelaha Cali Saleebaan ayaa bayaan ay soo saareen kaga horyimid howlgalka ciidan ay dowladda Puntland ku aaday deegaanka Kodmo oo ka tirsan degmada Baxo-raako. Isimada waxay sheegeen in hubka ay wataan ciidanka halkaas…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Janan oo sheegay in uu ku biiray Jubaland↗
Taliyihii NISA ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ku biiray Jubaland, kaddib wadahadallo muddo u socday isaga iyo muumulka madaxweyne Axmed Madoobe. Cabdirashiid Janan oo hadal u jeediyay ciidamo isaga ka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah wadada Bacaadweyn-Gaalkacyo↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xira Bacaadweyn iyo Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo si casri ah loo dhisay. Wadada laamiga ah ee Bacaadweyn-Gaalkacyo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Fiqi: Puntland waxay weerar ku qaaday saldhigga ciidanka XDS ee Gaalkacyo↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalkii todobaadkii hore ka dhacay magaalaga Gaalkacyo, kaas oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa PSF oo hadda ka tirsan federaalka. Wasiirka Gaashaandhigga…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo gabagabaysay howlgalkii ciidamada federaalka ee Mudug↗
Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay wejigii koowaad howlgalkii Mudug ee ka dhanka ahaa ciidamada federaalka, iyada oo ciidankii ku sugnaa xerada Istanbul ee xaafadda Garsoor ay aqbaleen in ay ka mid noqdaan Puntland.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Mashruuc ku kacaya $3 milyan oo laga daahfuray Gaalkacyo↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Abdullahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo ah mashruuc muhiim ah oo muddo dheer ay baahi weyn u qabtay bulshada. Mashruucan ayaa loogu…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Mustaqbalka oo ka hortimid doorashadii guddoomiyaha Baarlamaanka↗
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka horyimid doorashadii maanta ka dhacday Muqdisho, taas oo lagu doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub↗
Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Jaamac ayaa helay 142 cod, halka xildhibaan Cabdulqaadir Cumar Macallin…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Deni oo ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin Puntland↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin madaxtinimada Puntland, islamarkaasna doorka soo socda uu dhisayo qofka uu sharraxo xisbiga xukuumadda ee Kaah. Madaxweyne Deni oo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Waxa qayliyayaasha Soomaaliyeed iyo baroortayaasha Itoobiya ay wadaagaan↗
Qayliye wuxuu bixiyaa adeegga ku shubo oo ha qayliyee. Garoowe (Faallo PP) — Itoobiya waxaa ka jira dad la soo kireysto si ay ugu baroortaan qoyska uu qof ka geeriyooday. Waxaa aad u yaab leh sida oohintoodu uga saameyn-badan tahay tan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay nabadoonnada Mudug↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug. Kulanka ayaa la sheegay in looga hadlay xaaladda guud ee gobolka Mudug, gaar ahaan…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.