Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Qiimaha Gaaska Muqdisho oo Sare U Kacay, Shacabka oo Wajahaya Culays Dheeraad ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qiimaha gaaska wax lagu karsado ee magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay maalmahan, iyadoo qoysas badan iyo ganacsatada isticmaasha gaaska ay dareemayaan saameynta kororka ku yimid qiimaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Siyaasi Maxamed Yuusuf oo Ka Digay Saameynta Ka Dhalan Karta Guryaha Askarta oo La Dumiyo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Siyaasi Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay xaaladda askarta Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha dagaalka, isagoo sheegay in askari dalka iyo shacabka u adeegaya oo dagaal ku maqan in gurigiisa la…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland oo Dardar Gelisay Horumarinta Beeraha+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa waddo dadaallo lagu horumarinayo wax-soo-saarka beeraha, adeegyada waraabka, maaraynta biyaha iyo dhulka, iyadoo muhiimad gaar ah la siinayo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Ciidamo Taageersan Laftagareen oo Duleedka Baydhaba Lagu Soo Bandhigay+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamo taageersan madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa lagu soo bandhigay duleedka magaalada Baydhaba, xilli ay sii…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Ciidamada Mareykanka oo Tababar Ballaaran oo Difaac iyo Gurmad ah ku Qabtay Kismaayo+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Geeska Afrika ayaa 18-kii Agoosto 2026 tababar militari oo isku dhafan ku qabtay xarunta ay Mareykanku ku leeyihiin Kismaayo, iyadoo lagu tijaabiyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 EVC Plus oo Cilad Weyn la Kulmay, Soomaali Badanna Ay Ku Adkaatay Adeegsiga Lacagtooda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Adeegga lacagaha mobilka ee EVC Plus ee shirkadda Hormuud Telecom ayaa maanta la kulmay cilad weyn oo saameyn ku yeelatay isticmaaleyaasha adeegga, iyadoo dadka isku dayaya inay sameeyaan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Xaaladda Beledweyne Saaka: Xiisad ka Dhalatay Goobaha Diiwaangelinta Doorashada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka wajahaysa xaalad siyaasadeed oo kacsan, kaddib markii ciidamo Macawiisley ah ay la wareegeen qaar ka mid ah goobihii loo asteeyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Somaliland oo dadaal cusub ugu jirta aqoonsi caalami ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Somaliland ayaa waddo cusub oo diblomaasiyadeed u qaaday dadaalkeeda muddada dheer ee ay ku dooneyso aqoonsi caalami ah, iyadoo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro lagu wadaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Macawiisleyda oo la wareegtay goobaha doorashada ee Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad cusub oo la xiriirta doorashada qof iyo codka ah ee lagu muransanyahay ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamo Macawiisley ah oo aad u hubeysan ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Africa Intelligence oo sheegtay in Al-Shabaab lagu dhex daray hay’adaha dowladda Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixin cusub oo ay maanta daabacday Africa Intelligence ayaa walaac cusub ka abuurtay xaaladda amniga iyo hay’adaha dowladda Soomaaliya, kadib markii warbixintu sheegtay in maamulka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Burburinta guryaha Muqdisho Yaa qaadaya mas’uuliyadda sharci iyo siyaasadeed?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe soo badanayay burburinta guryo iyo dhul ay degganaayeen qoysas muddo dheer ku noolaa, taas oo keentay in dad badan ay ka guuraan hoygoodii, qaarna…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay beegsi ka dhan ah reerka Laftagareen↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe lagu eedeeyay inuu beegsi…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Puntland iyo Jubaland oo diiday heshiiska doorashada7-da bilood↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka ku saabsan heshiis la sheegay inuu dhex maray Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya ayaa dhaliyay muran siyaasadeed oo cusub, kadib markii Puntland…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Doorashada Hirshabeelle oo wajahaysa caqabado sharci↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku burisay natiijooyinkii doorashadii Galmudug ayaa dhaliyay su’aalo cusub oo ku saabsan sida doorashooyinka looga qaban karo Hirshabeelle iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab oo walaac dhaliyay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixinno cusub oo caalami ah ayaa iftiimiyay xiriir sii xoogeysanaya oo la sheegay inuu dhex marayo kooxda Xuutiyiinta ee ka talisa qaybo badan oo Yemen ah iyo Al-Shabaab ee Soomaaliya,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Warbaahinta Soomaaliya oo wajahaysa weerarro iyo cadaadis internetka ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbaahinta madaxa-bannaan iyo saxafiyiinta Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya oo dhanka internetka ah, gaar ahaan baraha bulshada, iyadoo warbixin cusub lagu sheegay in…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Mareykanka oo joojinaya taageerada AUSSOM↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warbixinno caalami ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorsheynayo inuu joojiyo taageerada Qaramada Midoobay ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM, marka la gaaro dhammaadka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Weerarrada burcad-badeedda Soomaaliya oo walaac cusub dhaliyay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Burcad-badeednimada ka jirta xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale soo jiidatay dareenka caalamka, kadib markii ay sanadkan soo kordheen dhacdooyin la xiriira afduubka iyo weerarrada ka dhanka ah…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Xasan Sheekh oo aqbalay in doorasho lagu qabto toddobo bilood gudahood.↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu aqbalay in doorashooyinka Soomaaliya lagu qabto muddo toddobo bilood gudahood ah, iyadoo tallaabadan ay kusoo beegmayso xilli dalka uu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 Sept 2026 Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan oo lagu xiray CID↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan ayaa lagu xiray Ciidanka Dambi-baarista Soomaaliyeed (CID), kaddib dacwad la xiriirta lacag iyo muran dhul oo ay soo gudbiyeen ganacsato ku sugan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Xoosh,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Macallin Mahdi oo u hanjabay saraakiisha Ciidanka Cirka ee ku sugan Afisyooni↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Macallin Mahdi ayaa hadallo hanjabaad ah u jeediyay saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliya ee ku sugan xarunta Afisyooni, kaddib markii uu halkaasi tagay iyadoo uu muran ka taagan yahay dhul…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 SJS oo walaac ka muujisay cadaadiska saxaafadda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Suxufiyiin iyo madax ka tirsan warbaahinta Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo cadaadiska ay sheegeen in ay la kulmaan qaar ka mid ah wariyeyaasha iyo dadka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Garoonka Muqdisho oo maalintii labaad hakad ku jira↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad wajahaya hakad ku yimid duulimaadyada, iyadoo rakaab badan lagu soo waramayo inay ku kala xayiran yihiin…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Muungaab waa qarash-doon, qurux-doon ma aha Hadal dood ka abuuray Muqdisho↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Hadal si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa dhaliyay dood ku saabsan waxqabadka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. “Suldaanka 5-ta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Washington iyo Muqdisho oo wajahaya xiisad ku saabsan Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya marxalad xasaasi ah, iyadoo ay isku soo beegmayaan doodaha ku saabsan mustaqbalka Somaliland, siyaasadda Washington ee Geeska…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Heshiiska Difaaca ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan: Soomaaliya maxay uga dhigan tahay?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta oo Isniin ah lagu qabanayaa kulankii ugu horreeyay ee guddiga istaraatiijiga ah ee siyaasadda iyo difaaca ee saddexda dal ee Turkiga, Sacuudi…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 Aug 2026 Basro oo degan kaddib dagaallo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa hadda ah mid degan , kaddib dagaallo iyo howlgallo ciidan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka iyo tuulooyinka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Aug 2026 Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Dhuusamareeb↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ciidamo dheeraad ah lagu daadiyay agagaarka xarumaha muhiimka ah ee maamulka iyo hoyga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.