Mareykanka oo joogitaan militari oo ballaaran ku yeelanaya Puntland↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Mareykanka ayaa la sheegay inuu sare u qaadayo howl-gallada cirka iyo joogitaankiisa militari ee Puntland, iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay 3-dii September hawl-gallo sahamin ah ka…
Kooxda Lafta-gareen oo hanjabaad cusub soo saaray kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal kooban soo saaray ayaa jeediyay hanjabaad, kadib qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub)…
Isbitaalka Baydhaba oo lagu daaweynayo dhaawacyadii ugu badnaa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa weli laga dareemayaa raadadka dagaalladii ka dhacay magaaladaas, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Maamulka isbitaalka magaalada…
Golaha Mustaqbalka oo eedeyn u jeediyay DF kadib qaraxii guriga taliye Shub↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…
Xogta xarunta CIA-da iyo saldhigga Mareykanka ka qorsheynayo Soomaaliya↗
Boosaaso (Caasimada Online) — Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu ballaariyo howlaha hay’adda sirdoonka CIA-da ee Puntland, isla markaana joogitaankiisa garoonka diyaaradaha Boosaaso u beddelo saldhig ciidan oo laga fulin karo duqeymo cirka…
Lafta-gareen oo war ka soo saaray qaraxii guiga taliya Shub, shaaciyeyna xog yaab leh↗
Naiorbi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay duqeymo uu sheegay in ay ka dhaceen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo deegaano ku dhow…
Kooxda Xuutiyiinta oo ku soo dhowaaday Bab al-Mandab↗
Sanca (Caasimada Online) – Dagaalka Yemen ayaa si weyn u xoogeystay maalmihii u dambeeyay, iyadoo Xuutiyiinta ay weerarro dhulka ah ka wadaan galbeedka dalka, xilli saraakiisha dowladda Yemen ay sheegayaan in kooxda ay isku dayeyso inay…
Kheyre oo eedeymo culus u jeediyay Xasan, dushana ka saaray dhacdadii Doolow↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed,…
Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu…
Muxuu Farmaajo ka yiri qaraxa guriga Taliye SHUB?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda…
Fahad Yaasiin oo isku xiray dhacdada Doolow iyo tii Cabdullaahi Yuusuf ee 2006↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa isku xiray duqeyn la sheegay in xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan…
Sheekh SHARIIF: Xasan Sheekh wuxuu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed xilli uu maanta si adag u cambaareeyay duqeyn la sheegay in lagu…
DEG DEG: DF oo war kasoo saartay dhacdada guriga SHUB, shaacisayna…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay beegsiga guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), iyadoo sheegtay in baaris dhab ah ku sameynayso…
Jubaland oo dalab xasaasi ah u dirtay caalamka kadib duqeynta guriga Taliye Shub↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay duqeynta xalay lala beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) kaasi oo ku yaalla degmada Doolow ee…
DF Soomaaliya oo shaacisay inay xirtay 82,000 bog – Maxay yihiin?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in sanadkan 2026 ay xirtay tobannaan kun oo bog oo baraha bulshada ah, kuwaas oo ay sheegtay in kooxaha hubeysan u adeegsanayeen faafinta fikradaha xagjirka ah iyo…
Taliye SHUB oo lala beegsaday duqeyn + Xaaladdiisa↗
Doolow (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaano Taliye Shub ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday gurigiisa. Duqeyntan oo geysatay dhimasho iyo…
Shiinaha oo dhoolatus ciidan ka sameeyay biyaha Soomaaliya xilli ay cabsi jirto↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Badda Shiinaha ayaa dhoolatus militari ka sameeyay xeebaha Soomaaliya, xilli ay soo baxayaan walaacyo cusub oo ku saabsan amniga maraakiibta isaga kala goosha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed.…
QM oo shaacisay in Boosaaso noqotay xarun hub iyo dagaal-yahanno looga gudbiyo RSF↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ay noqotay marin joogto ah oo ay isticmaaleen shabakad caalami ah oo hub, qalab milatari iyo dagaalyahanno shisheeye u…
Gabar Soomaali ah oo loo saadaalinayo kursigii uu baneeyey R/W Keir Starmer↗
London (Caasimada Online) – Sagal Abdi-Wali, oo ah haweeney Soomaali ah oo hoggaamisa degmada Camden ee magaalada London, ayaa loo arkaa inay ka mid tahay musharraxiinta ugu cadcad ee xisbiga Labour-ka u xulan karo kursiga baarlamaanka ee…
Ciidamada DF Soomaaliya oo dilay 450 Al-Shabaab ah…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa intii u dhexeysay bilihii May iyo August 2026 qaaday howlgallo culus oo dhulka iyo cirka ah oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 450 xubnood oo…
Saddex dal iyo dhaq-dhaqaaqii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya toddobaadkan↗
Belgrade (Caasimada Online) – Toddobaadkan, hawlaha diblomaasiyadeed ee Soomaaliya ayaa ka qabsoomay saddex caasimadood oo kala ah Doha, Jeddah iyo Belgrade, taas oo muujinaysa sida Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay…
Xulka Soomaaliya oo si cajiib ah uga adkaaday Sudan iyo Burundi↗
Kigali (Caasimada Online) – Xulalka wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15-ka ayaa guulo muhiim ah ka gaaray kulamadoodii ugu horreeyay ee tartanka African Schools Football Championship – CECAFA Zone, kaas oo ka socda…
Sawirro: Soomaaliya oo Addis Ababa ku guddoomisay shirkii ugu horeeyay ee…↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan hindisaha Geeska Afrika…
Somaliland oo wakiillo u dirtay Midowga Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo Itoobiya↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland ayaa qaaday tallaabo cusub oo dhinaca diblomaasiyadda ah, iyadoo wakiillo cusub u magacawday inay maamulka ku metelaan Midowga Yurub, Midowga Afrika, Urur-goboleedka IGAD iyo Itoobiya. Magacaabistan…
Jubaland oo si adag uga hortimid sharci ay DF u gudbisay Golaha Shacabka↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si rasmi ah u qaaddacday hindise-sharciyeedka lagu dhisayo Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha…
Daawo: Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddada Xabsiga Dhexe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta gadood ka sameeyay aagga Xabsiga Dhexe ee Xamar, iyagoo xirtay waddada halkaasi marta oo ay isugu soo baxeen. Ciidamadan oo tiradooda ay gaareyso illaa…
DF oo sheegtay in qaraxyo ay adeegsadeen ciidanka Lafta-gareen↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhaba, kadib markii ay weerar kusoo qaadeen ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur…
Sawirro: Madaxweyne Cirro oo u baxay dalka Mareykanka + Ujeedka↗
Hargeysa (Caasimada Online) -Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Washington. Cabdiraxmaan Cirro ayaa…
DEG DEG: Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray raggii soo weeraray Baydhaba↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Baydhaba ee xrunta gobolka Baay, kadib markii ay soo weerareen ciidamada taabacsan Cabdicasiis…
Xog: Dadaalladii Muqdisho lagu keenayay Deni iyo Axmed Madoobe oo hakad galay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa ku gacan-seeray qorshe la doonayay in Muqdisho lagu keeno, si loo dhamaystiro wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, loogana gaaro xal…