Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

147 headlines · 42 sources · updated 57 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Puntland Post · clear

Puntland PostRegionalDesk2 Oct 2026

Itoobiya iyo Eleteriya oo safaaradaha kala qaatay

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay safaaradii Eleteriya ee Addis Ababa, iyada oo amar ku siisay 10 diblomaasi oo dalkaas u dhashay in ay dalkeeda uga baxaan muddo 48 saacadood gudahood ah. Sidoo kale Itoobiya waxay shaaciyay…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk29 Sept 2026

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaasi oo uu kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed. Kulanka…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk28 Sept 2026

WHO IS HE? Burhan Sheikh Dahir Aden

Burhan Sheikh Dahir Aden: A Legal Career Spanning Investigation, Prosecution and the Bench Burhan Sheikh Dahir Aden is a Somali legal professional whose career has taken him through several key stages of the justice system—from criminal…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk28 Sept 2026

Dagaal ka socda magaalada Baydhabo

Dagaal xoogan oo bilowday saaka hiirtii hore ayaa ka socda qaybo ka mid ah Baydhabo iyo hareeraheeda, kaddib markii ay magaaladaas weerar ku soo qaadeen ciidan daacad u ah maamulkii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen. Hubka…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk27 Sept 2026

Fiqi oo digniin u diray mucaaradka

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa uga digay siyaasiyiinta mucaaradka in ay abaabul ciidan iyo falal wax u dhimaya amniga Muqdisho. Fiqi ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin cid kasta oo…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.