Kaab TVRegionalSomaliNews Editor6 Sept 2026 Turkey oo loogu baaqay inay joojiyaan duqeymaha beegsiga ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaanno laga soo doorto dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa galabta magaalada Nairobi ee Kenya ku qabtay shir jaraa’id, iyagoo bayaan culus ka soo saaray xaaladda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Hal qof oo ku dhintay rasaas ka dhacday goob diiwaangelin oo ku taalla Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad xooggan ayaa maalmahan ka taagneyd magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo khilaafka siyaasadeed ee la xiriira diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo doorashada uu sii kordhiyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Maxaa Hortaagan Haweenka Soomaaliyeed?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Caqabadaha haweenka Soomaaliyeed ee dhinacyada dhaqanka, bulshada iyo ganacsiga ayaa kamid ah arrimaha muhiimka ah ee si joogto ah looga doodo, iyadoo haweenku ay door weyn ku leeyihiin…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Xiisad ka dhalatay gacan-ka-hadal ka dhacay Garoonka Aadan Cadde iyo hakinta SalamAir↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisad ayaa ka dhalatay gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib dhacdo la sheegay inay dhex martay shaqaale ka tirsan diyaaradda SalamAir iyo dhinac kale oo ka shaqeeya…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Israel oo Somaliland gelisay heerka ugu sarreeya ee digniinta safarka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Amniga Qaranka Israel ayaa Somaliland ku daray meelaha lagu qiimeeyay Heerka 4-aad ee digniinta safarka, oo ah heerka ugu sarreeya ee nidaamka digniinaha safarka ee Israel. Golaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Bannaanbax looga soo horjeedo Turkiga oo ka dhacay Kismaayo+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qaar ka mid ah shacabka magaalada Kismaayo ayaa sameeyay bannaanbax ay kaga soo horjeedaan dowladda Turkiga, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la xiriira duqeyn la sheegay in lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Mareykanka oo qorsheynaya inuu ballaariyo saldhiggiisa milatari ee Boosaaso↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa inay ballaariso howlgallada sirdoonka iyo kuwa milatari ee ay ka waddo magaalada Boosaaso ee Puntland, iyadoo la qorsheynayo in joogitaanka Mareykanka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Barakac xooggan oo ka bilowday Baydhabo, kaddib hanjabaado amni oo soo baxay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa laga soo sheegayaa barakac xooggan oo ka bilowday qaybo ka mid ah magaalada, kaddib markii ay soo baxeen hanjabaado iyo digniino la xiriira…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliNews Editor5 Sept 2026 Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Kumannaan qof oo deegaanka ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo ee Jubaland, iyagoo ka cabanaya duqeyntii ay Turkigu habeenkii Khamiista ka geysteen degmada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Cirro oo Washington u tegay xoojinta xiriirka iyo raadinta aqoonsiga Somaliland+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa gaaray magaalada Washington, D.C., isagoo halkaas u tegay safar shaqo oo xukuumaddiisu ku tilmaantay mid muhiim u ah…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya: Dhibaatooyinka Dalka Ka Jira iyo Doorka Guddiga Xuquuqul Insaanka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya waxaa weli ka jira xaalado badan oo saameyn ku leh xuquuqda aadanaha, iyadoo dadka rayidka ah ay wajahaan dhibaatooyin ka dhasha colaadaha, xariga, barakicinta, cadaadiska…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 SJS oo Cambaareysay Toogashada Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi ee Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate ayaa si adag u cambaareeyay toogashada lala beegsaday wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, kaas oo ku dhaawacmay magaalada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Doolow oo Banaanbax Ka socda Kadib Weerarkii Lagu Dhaawacay General Mahad Shub↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Doolow ee gobolka Gedo waxaa maanta ka socda banaanbax ay hoggaaminayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, kaas oo looga soo horjeedo dhacdadii ka dhacday magaalada ee lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 MSF oo Warbixin ka Soo Saartay Dagaalkii Baydhabo iyo Dhaawacyadii Soo Gaaray Dadka Rayidka ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa warbixin ka soo saartay xaaladdii caafimaad ee ka dhalatay dagaalladii iyo iska horimaadyadii hubeysnaa ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Soomaaliya oo Noqotay Goob ay Ku Kulmaan Loollanka Quwadaha Gobolka iyo Kuwa Caalamka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika ayaa sannadihii u dambeeyay noqday meel ay si weyn ugu loollamaan dowlado badan oo gobolka iyo caalamka ah. Loollankan ayaa ku salaysan arrimo la…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Puntland: Cal Miskaad oo weli ah goob dagaal, ciidamada oo wada hawlgallo ka dhan ah Daacish↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Buuraha Cal Miskaad ee gobolka Bari ayaa weli ah goob muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish-ta Soomaaliya, iyadoo ciidamada Puntland ay halkaasi ka wadaan hawlgallo ballaaran oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Baydhabo: Cabsi Amni iyo Rasaas Laga Maqlay Xaafado, Dad Shacab ahna Masaajiddo u Hoyday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Cabsi xooggan ayaa laga soo sheegaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kaddib markii habeenkii xalay laga maqlay rasaas ka dhacaysa qaar ka mid ah xaafadaha magaalada, iyadoo sidoo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Duqeyntii Taliye Shub iyo farriinta siyaasadeed ee mucaaradka iyo maamul-goboleedyada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyntii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Taliye Shub”, ayaa si weyn u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Saameynta ka Dhalan karta Duqeynta lagu Dhaawacay Taliye Shub↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyn ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo si adag u dhaliilay duqeynta lagu dhaawacay Taliye Shub↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn xalay ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Duqeynta Doolow oo su’aal gelisay cidda sharci ahaan awoodda u leh adeegsiga diyaaradaha dagaalka+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay ku lug lahayd weerarkii lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Jubaland oo Turkiga ku eedaysay duqeyn ka dhacday Doolow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay xalay ka fuliyeen degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo Ankara ku eedaysay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Ciidamada Badda Shiinaha oo howlgal ka sameeyay Biyaha Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Badda Shiinaha ayaa xeebaha Soomaaliya ka sameeyay dhoolatus ciidan oo looga hortagayo burcad-badeeda, xilli xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed ay mar kale ka soo cusboonaadeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 Sept 2026 Taliye Shub oo dhaawac fudud ka soo gaaray duqeyn ka dhacday Doolow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa la sheegay inuu dhaawac fudud ka soo gaaray duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ka dhacday degmada Doolow ee gobolka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ugu kicitimay Maraykanka+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta u ambabaxay dalka Maraykanka, isagoo safarkiisa ku sii maraya Isutagga Imaaraadka Carabta. Safarkan ayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 Dagaalkii Baydhabo oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Sababay, Taliye Daahir Macallin Xasan oo la Dilay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Baydhabo ayaa maanta wajahday dagaal culus oo ka dhacay gudaha magaalada iyo duleedkeeda, iyadoo iska horimaadyo xooggan ay dhexmareen ciidamo taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 DEG DEG: Ciidamo Gadoodsan oo La Wareegay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, iyadoo xaalad kacsanaan ah laga soo sheegay gudaha iyo hareeraha xarunta. Sida wararka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 Dadaallada Doorashada Soomaaliya oo Hakad Galay,Deni iyo Axmed Madoobe oo Dalbanaya Dammaanad Rasmi ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dadaallo ay Beesha Caalamka iyo dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ka wadeen sidii magaalada Muqdisho loogu keeni lahaa madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 Garoonka Baydhabo oo la xiray, duulimaadyadii rakaabka oo istaagay sababo la xiriira dagaalka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa saakay si weyn u kacsan, kaddib markii uu magaalada ka billowday dagaal culus oo u dhexeeya ciidamo taageersan Madaxweynaha Koonfur…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 Dagaal Culus oo Saakay Ka Qarxay Baydhabo, Hub Culus iyo Madaafiic Laga Maqlayo Gudaha Magaalada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dagaal xooggan ayaa saakay aroortii ka billowday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo iska horimaadyo culus ay ka socdaan qaar ka mid ah xaafadaha magaalada. Wararka laga helayo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.