Turkiga oo Soomaaliya ku wareejiyay nidaamka casriga ah ee ALKAR↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa helay nidaam cusub oo hoobiye casri ah oo lagu magacaabo ALKAR 120mm, kaas oo ay soo saarto shirkadda difaaca ee Turkiga ee ASELSAN, taas oo muujinaysa tallaabo cusub oo…
DF Soomaaliya iyo Kenya oo wada-hadallo cusub yeeshay, kuna heshiiyay…↗
Nairobi (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo Kenya ayaa qaaday tallaabo cusub oo lagu xoojinayo isku xirka kaabayaasha labada dal, kaddib markii ay ku heshiiyeen in la dardar-geliyo qorshe lagu sii ballaarinayo waddada muhiimka ah ee…
“Turkiga cid ka hor imaan karto ma lahan,” sidaas waxaa tiri..↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadashay arrimo ku aadan eedeynta loo jeediyay Turkiga, kadib qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ee…
Afhayeenka Lafta-gareen: Diyaarado waad keensan kartaan, laakiin go’aanka iyo…↗
Baydhaba (Caasimada Onlin) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku sugan bannaanka Baydhaba, ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee maamulka iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee haatan…
Ciidanka Danab oo laayay rag qaraxyo diyaarinayay kadib markii…↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka…
Xog: DF oo qorsheyneysa xayiraado dhaqaale iyo socdaal oo ka dhan ah Lafta-gareen↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee…
Xogta ragga Soomaalida ah ee isku xiray Al-Shabaab iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Laba nin oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay door muhiim ah ka qaateen xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen, iyaga oo fududeeyay helitaanka hub, tababbar militari iyo…
Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh↗
Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo…
Sheekh Aadan Madoobe oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis↗
Baydhaba Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowladd-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis kadib wareegto uu soo saaray oo la xiriirta maamulka…
Macallin Mahdi oo fuliyay ballan-qaad uu horay u sameeyay + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Mumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa maanta fuliyay ballan-qaadkii uu horay ugu sameeyay ardayda kaalmaha hore ka galay…
Puntland oo jawaab siisay DF: Annaga ayaa mas’uul ka ah khayraadkeenna↗
Garoowe (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Farxaan Cali Xirsi, ayaa maanta si adag uga hadlay xaaladda amni iyo mida siyaasadeed ee Soomaaliya, isaga oo sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo haysata…
Xildhibaanno ka tirsan BF oo Turkiga ku eedeeyay qaraxii guriga taliye Shub + Video↗
Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, lagana soo doorto Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo shir ku yeeshay Nairobi ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad…
DF oo qaylo dhaan culus u dirtay caalamka kadib soo noqoshada…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya oo soo saartay bayaan culus ayaa si adag kaga hadashay soo noqoshada kooxaha burcad-badeeda oo weerarro ku qaaday maraakiib ganacsi, xilli ay marayeen aagga xeebaha Puntland. Wasaaradda…
Magacyada horjoogashii lagu laayay gobolka Baay↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo Sabtidii ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga deegaanka Buula-Fulaay ee gobolka Baay,…
Israel oo Somaliland ku dartay liis halis ah, soona saartay digniin culus↗
Tel Aviv (Caasimada Online) — Dowladda Israel ayaa Somaliland ku dartay meelaha ay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan, iyadoo siisay heerka afaraad ee digniinta safarka, oo ah heerka ugu sarreeya ee nidaamka amniga Israel. Golaha…
Xasan Sheekh oo ku wajahan Mareykanka xilli uu ku sugan yahay Cirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo dalka Mareykanka, halkaas oo uu uga qeyb-geli doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo New York uu haatan ku sugan…
SOOMAALIYA oo sheegtay in aan loo dulqaadan karin in Turkiga…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay olole ay sheegtay in si abaabulan loogu wado xiriirka dhow ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo lagu faafinayo warar aan sal lahayn oo lagu dhaawacayo xiriirka…
Kenya oo xirtay laba haween Soomaali ah oo Jomo Kenyatta ka dhoofinayay…↗
Nairobi (Caasimada Online) – Laba haween ah oo Soomaali ah ayaa lagu xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga dhoofinayeen dahab miisaankiisu gaarayay 658 garaam. Haweenka oo lagu kala…
DF Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay heshiiska…↗
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta heshiiska dhismaha aagga ganacsiga xorta ah ee qaaradda Afrika (AfCFTA), iyadoo sidaas ku noqotay dalkii 50-aad ee xubin rasmi ah ka…
DF oo xirtay sarkaal ciidan oo loo haysto kiis hadal-hayn badan dhaliyay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidamada, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si xun ula dhaqmay maxbuus ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo muuqaal laga duubay falkaasi uu si weyn…
DF Soomaaliya oo shaacisay in hadda kadib ay Itoobiya kula dhaqmeyso Baaqii Ankara↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Baaqii Ankara uu hadda yahay heshiiska hagaya xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo hoos u dhigtay muhiimadda doodda ku saabsan in heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya iyo…
US plans Bosaso base for CIA operations, air strikes: report↗
Bosaso (Somalia Today) — The United States plans to expand CIA operations in Somalia’s Puntland region and turn its presence at Bosaso airport into a military base capable of launching air strikes and surveillance missions from the…
UN says Bosaso used as hub for arms, fighters to Sudan’s RSF↗
Bosaso (Somalia Today) — The United Nations says Somalia’s port city of Bosaso served as a recurring logistics hub for a transnational network moving weapons, military equipment and foreign personnel towards Sudan’s paramilitary Rapid…
Qorshe ku kacaya $20 bilyan oo lagu isir sifeynayo dadka Gaza iyo Somaliland oo….↗
Tel Aviv (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Qaranka Israel Itamar Ben Gvir ayaa Khamiistii soo bandhigay qorshe uu doonayo in boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah looga isir sifeeyo Marinka Gaza sannad kasta, isaga oo arrintan ka dhigaya…
Somalia says Ankara Declaration now governs Ethiopia ties↗
Mogadishu (Somalia Today) — Somalia says the Ankara Declaration now governs its relations with Ethiopia, playing down questions over whether Addis Ababa’s disputed 2024 memorandum with Somaliland remains formally in force. State Minister…
Sawirro: Sidee Cirro loogu soo dhaweeyay Mareykanka?↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka Washington Dulles International Airport (IAD) ee Magaalada Washington D.C,…
Waa kuma ninka Fahad uu sida dadban u sheegay in uu ka dambeeyey qaraxii taliya Shub?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ee degmada Doolow, isaga oo tilmaam…
Ciidamada Danab oo kortegay maydadka 14 qof oo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay, halkaas oo ay ku dileen 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, sida lagu sheegay war…
Mucaaradka oo looga adkaaday BF – Maxaa dhacay maanta?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diiday mooshin ay soo gudbiyeen xildhibaanno ka tirsan mucaaridka, kaas oo lagu dalbanayay in golaha uu ka doodo xaaladda siyaasadeed, dhaqaale…
Xogta howlgal culus oo ka dhacay gobolka Baay↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee gobolka Baay. Howl-galka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday…