Booliska Garoowe oo gacanta ku dhigay eedeysane dil gaystay↗
Booliska caasimadda Garoowe ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan in uu maanta magaalada ku dilay labo qof, islamarkaana ku dhaawacay afar kale. Eedeysanaha oo markii hore baxsaday ayaa saacado kaddib ay gacanta ku dhigeen ciidanka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Nin hubaysan oo dad ku laayay magaalada Garoowe↗
Labo qof ayaa ku dhintay, afar kalana waa ku dhaawacantay, kaddib markii maanta qof hubaysan u rasaas ku furay dad ku sugnaa goob ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Dhacdadan ayaa ka dhacday goob birta lagu tumo oo ku taalla…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Lugatoor oo kulan la qaatay Gen. Dimbore↗
Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kulan la qaatay qunsulka Itoobiya u qaabilsan Puntland Gen. Tagesse Lambamo Dimbore iyo saraakiil kale oo ka tirsan qunsuliyadda. Kulanka ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo Badhan ka mamnuucday qaadashada hubka↗
Puntland ayaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay hub ku dhexqaataan ciidamada iyo dadka shacabka. Amar ka soo baxay guddiga amniga degmada Badhan ayaa lagu dheegay in ciidan gaar ah loo xilsaaray amniga magaalada,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali TikTok Influencer “Flees” Germany After Deportation Ruling↗
Naimo Abdi A., the Somali TikTok influencer known as Xidigta Jarmalka , reportedly left Germany days after a court ruled that she could be deported to Somalia. Munich (PP News Desk) — Somali TikTok influencer Naimo Abdi A. has reportedly…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Drones and Death: Families Reel from the UAE’s “Catastrophic” Strikes in War on ISIS↗
Puntland security forces patrol after capturing ISIS bases in Cal Miskaad mountain range in Bari, east of the Gulf of Aden in the city of Bosasso, Puntland region, Somalia on January 25, 2025 . REUTERS/Feisal Omar. MOGADISHU, Somalia —…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Abwaan oo ka qaybgelin furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Waqooyi Bari↗
Magaalada Laascaanood waxaa maanta ka furmay kalfadhiga saddexaad ee baarlamaanka Waqooyi Bari, kaas oo yimid xilli khilaaf xoogan uu ka dhexeeyo madaxda sare maamulkaas. Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa furay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Can a Somali writer be criticised simply for writing a biography without the family’s permission?↗
A debate over literary freedom has emerged following criticism of Somali author Abdiaziz Ali Ibrahim’s biography of the late poet and playwright Mohamed Ali Kaariye, raising questions about factual accuracy, intellectual intimidation and a…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Roobab ka da’ay deegaano ka tirsan Nugaal iyo Mudug↗
Roobab lagu diirsaday oo da’siimo ahaan kala duwan ayaa ka da’ay Puntland, gaar ahaan deegaano ka tirsan gobollada Nugaal iyo Mudug. Roobabka ayaa da’ay 48 saac ee la soo dhaafay, kuwaas oo qaarkood ahaayeen kuwa biyo dhig ah, halka kuwana…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Jubbaland oo soo bandhigtay miisaaniyaddeeda 2027↗
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar oo ah ku-simaha madaxweynaha ayaa maanta guddoomiyey shirka ay magaalada Kismaayo ku yeesheen golaha wasiirrada Jubbaland, kaas oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sannadka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo u hambalyeysay xildhibaan Sagal Cabdiweli↗
Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo ah gabar Soomaali ah oo loo doortay xubin ka k tirsan baarlmaanka Ingiriiska oo hore isaga casilay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Sir Keir Starm. Ku-simaha madaxweynaha Puntland…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dagaal ka dhacay Buqdharkayn↗
Deegaanka Buqdharkayn oo ka tirsan gobolka Togdheer waxaa maanta ka dhacay dagaal sababay khasaare isu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa markii hore dhexmaray xoolo dhaqato ka soo kala jeeda Waqooyi Bari iyo Somaliland, balse waxaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo ka hadashay dhul loo seereeyay garoonka diyaaradaha Garoowe↗
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir. Dowladda Hoose ayaa hadalkan ku dhawaaqday xilli qaar ka mid ah beeraleyda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidamada Laftagareen oo la wareegay degmada Qansaxdheere↗
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay, taas oo qiyaastii 90-km u jirta magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay guddiga shirkadda kalluumaysiga qaranka↗
Golaha wasiiradda xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiga shirkadda kalluumaysiga qaranka oo ka kooban 9 xubnood, kadib soo jeedin ka timid wasaaradda kalluumaysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah. Guddigan ayaa yimid,…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Golaha Mustaqbalka oo dhaliilay safaradii Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya iyo Masar↗
Golaha Mustaqbalka ayaa si adag u dhaliilay safaradii uu dhawaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud tagay dalalka xiisaddu u dhaxayso ee Itoobiya iyo Masar iyo kulamadii uu halkaas kula qaaday Abiy Axmed, Al-Sisi iyo Afwerki. Madaxweyne hore…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Suldaan Siciid oo ku dhawaaqay shir lagu nabadeynayo beelaha Sanaag↗
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa maanta ku dhawaaqay shir lagu nabadeynayo beelaha colaaddu ku dhexmartay deegaanno ka tirsan gobolka Sanaag iyo degmada Badhan. Suldaan Siciid Cabdisalaan ayaa sheegay in gogosha shirka la dhigay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Geed Fadhi wuxuu ku socdaa waddada Hanoolaato↗
Garoowe (Faallo PP) — Dad badani waxa ay isa su’aalaan sababta Geed Fadhi u noqotay madasha waraysiyada siyaasadda Soomaaliya ugu caansan uguna hadal-haynta badan. Labada soo-jeediye, Cabdikariin Cali Kaar iyo Cabdi Nuur, waxay ka soo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo soo saartay digniin caafimaad↗
Iyada oo dowladda Kenya xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay cudurka Ebola oo qof ugu geeriyooday magaalada Nairobi, ayaa Puntland soo saartay digniin la xiriirta cudurkaas. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Markabka Honour 25 oo la soo gaarsiiyay Boosaaso↗
Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa maanta magaalada Boosaaso soo gaarsiiyay markabka Honour 25 oo 29-kii bishii hore ee Sebteembar ay ka soo furteen koox Burcad-badeed ah oo ku haysatay xeebaha degmada Banderbayla ee gobolka Karkaar.…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Abiy Axmed oo markale loo dhaariyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya↗
Baarlamaanka Itoobiya ayaa shalay Abiy Axmed u dhaariyay in uu bilaabo muddo xileedkiisa labaad ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Dib u doorashada Abiy Axmed waxay timid kadib markii xisbiga talada dalkaas haya ee Barwaaqo uu ku guuleystay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Xamse oo goobjoog ka noqday heshiis ay gaareen beelaha Balanballe iyo Guriceel↗
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Indonesia oo soo dhaweeyay howlgallada lagu soo afjartay Burcadbadeedda↗
Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Osman Lugatoor ayaa shalay Garoowe kula kulmay wafdi ka socda dowladda Indonesia oo uu hoggaaminayay safiirka Indonesia ee Soomaaliya Witjaksono Adji. Kulanka ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. The Cost of Kakistocracy: Somalia’s Unfinished State-Building↗
“ The object of government is the welfare of people .” – Theodore Roosevelt Somali Parliament Building (Mogadishu) Somalia’s greatest tragedy is not simply that it has experienced war, poverty and institutional collapse. It is that, after…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Danjire Salaad Cali Jeelle Wuu Ka Runsheegay Mowqifkii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf↗
Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf wuu yaabi lahaa hadii uu arki lahaa siyaasi ay hoos isu sii xigaan beel ahaan oo Itoobiya taageeraya ama ku doodaya “laguma heshiinin in Muqdisho tahay caasimad” Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf wuu ogaa halista…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Masar, Eleteriya iyo Suudaan oo isku raacay dhowr qodob↗
Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Masar, Eleteriya iyo Suudaan ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar, iyaga oo isku raacay dhowr qodob oo la xiriira Badda Cas, webiga Niil iyo midnimada…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Dil ka dhacay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag↗
Wararka laga helayo deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas xalay lagu dilay nin u dhashay dalka Suudaan oo lagu magacaabo Cabdalle Maki, kaas oo la tilmaamay in uu lahaa mid ka mid ah shirkadaha dahabka ka qoda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Laascaanood: Taliyaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo la magacaabay↗
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa G/le Dhexe Cabdiraxmaan Cawad Baalcade u magacowday Taliyaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, sida uu xaqiijiyay maamulka Waqooyi Bari. Cabdiraxmaan Baalcade oo ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Fiqi oo la kulmay madaxweynaha Eleteriya↗
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo weheliyo taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya Gen. Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Eleteriya Isaias Afwerki. Qoraal ka baxay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland: Taliye shaqo joojin lagu sameeyay↗
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul). Shaqo joojinta taliye Fardafuul ayaa timid kaddib markii ay baxsadeen maxaabiis Burcad-badeedda ah oo…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.