Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

243 headlines · 42 sources · updated just now

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago

Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Xerada Damaanyo, ciidamo tababar ku soo qaatay Turkiga oo uu la hadlay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Xerada Damaanyo, halkaas oo uu kula hadlay ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan tababar ugu soo dhammaystay dalka Turkiga.…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago

Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo duleedka Baydhabo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa laga soo sheegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo xaaladda amni ee deegaanka ay saacadihii lasoo dhaafay abuurtay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Switzerland oo Muqdisho kusoo celineysa Soomaali dhaawac qaba

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Switzerland ayaa lagu wadaa inay Khamiista, 10-ka Sebtembar 2026, Muqdisho kusoo celiso muwaadin Soomaali ah oo dhaawac culus qaba, kaas oo muddo ku jiray Switzerland, waxaana…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

Shabaab oo Maanta la wareegay deegaano ku dhow Carbiska

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay saaka la wareegeen deegaano ku dhow deegaanka Carbiska, kadib markii ciidamada dowladda…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago

AFRICOM oo Xaqiijisay Duqeymo Lagu Beegsaday Al-Shabaab

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in ciidamada Mareykanka ay Soomaaliya ka fuliyeen duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 Sept 2026

Gacanyarihii Taliye Shub oo lagu xiray Doolow

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa lagu xiray nin lagu magacaabo Macalimeey , oo ahaa gacanyarihii gaarka ahaa ee Taliye Shub, sida ay sheegayaan ilo rasmi ah. Macalimeey ayaa looga…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026

Maamulka Laftagareen oo mamnuucay duullimaadyada Baydhabo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo duullimaadyada ku socda magaalada Baydhabo, xilli ay magaalada ka taagan…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026

Somaliland oo Safiir Cusub u Magacawday Itoobiya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday magacaabista Sharmaarke Axmed Maxamed Geelle oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Somaliland u qaabilsan Itoobiya. Magacaabistan ayaa…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo sheegay in geerida Bashiir ay muujineyso khatarta ay wajahayaan wariyeyaasha

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo sidoo kale loo yaqaanay Bashiir Moalin, kana tirsanaa shabakadda warbaahinta Arlaadi Media Network, ayaa ku geeriyooday magaalada Baydhabo kaddib…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026

Muungaab oo Abaabulayo bannaanbax lagu taageerayo Türkiga

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa wado abaabul la xiriira bannaanbax lagu taageerayo dowladda Türkiye, kaas oo lagu qabanayo magaalada…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.