Deni oo digniin culus ka soo saaray xaaladda dalka, baaq degdeg ahna diray↗
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin ka bixiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu diiday doorasho heshiis lagu yahay, isla…
Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah oo ku saabsan dhacdadii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka…
Guudlaawe oo wajahaya su’aalo ku saabsan mustaqbalka HirShabeelle↗
Jowhar (Caasimada Online) – Dib u doorashada Cali Guudlaawe Xuseen ee madaxweynaha HirShabeelle ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan jihada uu maamulkaasi qaadi doono, gaar ahaan sida uu uga falcelin doono khilaafka siyaasadeed iyo diidmada ka…
DF oo 100 gawaari milatari ah u dirtay dhanka Buurhakaba↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii in ka badan 100 oo gaari milatari ah u dirtay dhanka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, ayada oo la billaabayo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo maleeshiyada…
Itoobiya oo soo saartay hanjabaad culus: Badda Cas looma deyn karo dhowr dal↗
Bahir Dar (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa ka digtay in dhaqdhaqaaqyada militari ee ku sii kordhaya Badda Cas, loollanka quwadaha shisheeye iyo weerarrada maraakiibta ganacsiga ay halis ku yihiin xasilloonida gobolka iyo ganacsiga…
DAGAAL culus oo ka dhex-qarxay ciidamada Soomaalida iyo Oromada Itoobiya↗
Moyale (Caasimada Online) – Dad dhowr ah ayaa ku dhintay dagaal maalmihii u dambeeyay magaalada Moyale ku dhex marayay ciidamada dowlad-deegaannada Soomaalida iyo Oromia ee dalka Itoobiya, sida ay ilo wareedyo Sabtidii u sheegeen…
Sawirro: Cumaan oo 36 sano kadib dib u furtay safaaraddeeda Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Saldanadda Cumaan ayaa dib u furtay safaaraddeeda magaalada Muqdisho 36 sano kadib, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ku soo…
NISA oo soo qabatay nin isagoo tuugsanayo qarax ka fuliyay Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Hay’adda NISA ayaa caawa gacanta kusoo dhigay nin ka tirsan Al-Shabaab oo si la yaab leh weerar uga fuliyay gudaha magaalada Muqdisho, isaga oo…
Xasan oo farriin u diray Cali Guudlaawe iyo Afrax kadib doorashadii HirShabelle↗
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee mar kale dib loogu doortay Madaxweyne Cali Guudlaawe, iyadoo…
DF Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday kaniisad ku taalla…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si adag u cambaareysay weerar culus oo lagu qaaday kaniisad ku taalla gobolka Karak ee dalka Urdun, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo…
Muungaab oo ka hadlay dib u doorashada Cali Guudlaawe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo diirran u diray hoggaamiyaha dib loogu doortay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali…
Sidee mucaaradka uga fal-celiyeen dib u doorashada Cali Guudlaawe?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta ka dhacday magaalada caasimada ah ee Jowhar oo ay kusoo baxeen Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib loo doortay iyo Cabdifitaax…
Wasiirka caafimaadka oo ka badbaaday mooshinkii BF + Video↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo loo qaaday cod-gacan taag ah. Mooshinka oo…
DEG DEG: Cali Guudlaawe oo dib loogu doortay Madaxweynaha HirShabelle↗
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweyne Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha cusub ee maamul-goboleedka HirShabelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha…
Daawo: Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka oo la horgeeyay BF↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Mooshin culus oo ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo ay saxiixeen ugu yaraan illaa 20 xildhibaan oo eedeymo waa wayn u jeediyay…
Wiil dhalinyaro ah oo hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo lasoo wariyay in wiil dhalinyaro ah uu si arxan darro ah…
Doorasho natiijadeeda lasii ogyahay oo maanta ka dhaceysa magaalada Jowhar↗
Jowhar (Caasimada Online) – Magaalada Jowhar ee caasimada HirShabelle waxaa saaka ka socota qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo maanta ka dhaceysa magaaladaasi oo sidoo kale ah xarunta gobolka…
Khariidadii uu soo bandhigay Netanyahu ee Soomaaliya oo laga cabsi qabo in ay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Khariidad uu soo bandhigay Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa caro ka dhalisay Soomaaliya, iyadoo dowladda federaalka ay ku eedeysay inuu dhaawacayo madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee…
Dalalka Shiinaha iyo Jabuuti oo bayaan wadajir ah ku diiday in maamulka Somaliland…↗
Beijing (Caasimada Online) — Dowladaha Shiinaha iyo Jabuuti ayaa mar kale xaqiijiyey taageerada ay u hayaan madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyagoo ka horyimid dadaal kasta oo Somaliland loogu raadinayo aqoonsi dal…
Somalia oo shaacisay xilliga ay rajeyneyso inay ku biirto WTO↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay hiigsaneyso inay sannadka 2029 ku biirto Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO), iyadoo hadda diyaarineysa dokumentiyada, sharciyada iyo wadaxaajoodyada looga baahan…
Liibaan Shuluq oo loo diray baaq la xiriira Puntland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Guuleed Saalax Barre ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) ugu baaqay inuu xoogga saaro xoojinta xiriirka Puntland iyo Galmudug, nabadaynta gobolka Mudug iyo…
Diyaaradaha Imaaraadka oo la ogaaday inay fuliyeen duqeyn culus oo ka dhacday…↗
Garoowe (Caasimada Online) – Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay duqeyn ka fuliyeen buuraha Al-Madow ee Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, sida ay saraakiil…
Deni oo Garoowe ku laabtay kadib 41 maalmood oo uu dalka ka maqnaa↗
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, kaddib safar dibadeed oo qaatay 41 maalmood. Intii uu safarka ku maqnaa, Deni ayaa la…
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag kasoo saartay dilka Jeneraal Salaad↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Sarreeye Guuto Salaad Maxamed Guuleed ku xukuntay Dable Boolis Jamaal Xasan Cabdulle, oo la sheegay inuu geystay dilka taliyihii hore…
Farmaajo oo Muqdisho kusoo laabtay iyo wada-hadallo xasaasi ah oo furmaya↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadeysa xilli ay socdaan dadaallo ay…
Wasiir Fiqi oo soo saaray baaq la xiriira wada-hadallada DF iyo Somaliland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, isaga oo sheegay in khilaafaadka siyaasadeed aan lagu xallin karin kala…
Mucaaradka DF oo ku kala qeybsamay doorashada Liibaan Shuluq↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamay doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo shalay la sheegay inuu ku guuleystay xilka hoggaaminta…
DF oo ku jees-jeestay mucaaradka: Tabartooda ma dhaafsiisna hanjabaad afka ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in mucaaradku ay xaq u leeyihiin inay dowladda dhaliilaan, balse aysan qaadi karin tallaabooyin uu ku tilmaamay kuwo ka…
Muungaab oo ka hadlay doorashada guddonka barlamanka HirShabelle↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu…
Shiinaha iyo Jabuuti oo soo saaray bayaan culus oo ku saabsan Badda Cas↗
Beijing (Caasimada Online) – China iyo Jabuuti ayaa ku baaqay in dhammaan dalalka loo xaqiijiyo xorriyadda isu socodka Badda Cas iyo marinka Baabul-Mandab, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni ee gobolka oo sii xumaaneysa. Baaqan ayaa…