Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

147 headlines · 42 sources · updated 1 minute ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Puntland Post · clear

Puntland PostRegionalDesk20 Oct 2026

Puntland oo dishay xubno ka tirsan Al-shabaab

Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Galgala ee buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari. ​Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa laguyiri “ciidanka…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk19 Oct 2026

Puntland: El Nino oo saameysay Gaalkacyo

Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay xiran yihiin goobaha muhiimka ah ee dadweynaha. Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk18 Oct 2026

Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo guddoon doortay

Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid ah cododka xildhibaannada oo ka kooban 89 xubnood. Sidoo kale Cabdulqaadir Axmed Cali ayaa loo doortay…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk18 Oct 2026

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, xilkaas oo bannaanaa muddo ah dhowr bilood. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa xilkan u…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk18 Oct 2026

Xal laga gaaray shaqaaqadii Qardho

Dowladda iyo waxgaradka ayaa xal ka gaaray shaqaaqadii todobaadkii hore ka dhacday magaalada Qardho, kaddib kulamo ay lahaayeen maalmihii la soo dhaafay. Taliye ku-xigeenka labaad ee booliska Puntland Gen. Cabdiqaadir Jaamac Dirir ayaa…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk17 Oct 2026

Saadaasha roobka ee Puntland

Roobab xoogan iyo kuwa dhexdhexaad ah ayaa la saadaalinayaa in ay todobaadkan (17–24 Oktoobar 2026) ka da’aan deegaanno ka tirsan Puntland. Roobab xooggan oo gaari kara 50–100 mm ayaa la filayaa in ay ka da’aan deegaanno kooban oo ka…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk17 Oct 2026

Taxanaha fashilaadda shirarka Nayroobi ka dhaca

Odayaasha Nayroobi ku shiraya way og yihiin in Boqor Burhaan oo keliya uu, wadatashi dheer kaddib, ku dhawaaqi karo shir dhaqameed u gaar ah Daarood. Boosaaso (Faallo) — Nayroobi waa caasimad ay daadsan yihiin qalfoof badan kaddib markii…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk15 Oct 2026

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Qardho

Ilaa shan qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Dadka dhintay ayaa afar ka mid ah oo mid haween tahay yihiin…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk15 Oct 2026

Xiisad ka taagan magaalada Qardho

Ilaa hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ku dhaawacmeen magaalada Qardho, kaddib markii ay israsaaseyn dhexmartay ciidamada ammaanka iyo koox hubaysan. Dhacdadan ayaa sababay xaalad ka kacsanaan ah oo ka jirta magaalada, iyada oo…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk12 Oct 2026

139 muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebaha Jabuuti

Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah ayaa ku dhintay doon habeenkii khimiista ku degtay xeebaha dalka Jabuuti. Sidoo kale waxaa weli la la’yahay tobannaan qof oo kale, iyada oo masiibadan ay ka badbaaday 82 qof oo…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.