Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

238 headlines · 42 sources · updated 57 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 days ago

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Ka Bilowday Beledweyne

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka Hirshabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay mid aad loo hadal hayo, kaddib markii ay soo baxeen warar ku saabsan go’aanno ay Beesha Xawaadle…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 days ago

Soomaaliya: Yaa Awood Badan, Dowladnimada Mise Qabiilka?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya waxaa muddo dheer ka taagnaa su’aal muhiim ah oo si toos ah ugu saabsan mustaqbalka dalka: yaa awood badan, dowladnimada mise qabiilka? Inkastoo dowladdu sharci ahaan tahay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 days ago

Soomaaliya ma leedahay Dastuur? Doodda ka dhalatay Dastuurkii Ku-meelgaarka ahaa iyo wax-ka-beddellada cusub

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa muddo dheer wajahaysay dood siyaasadeed iyo sharciyeed oo ku saabsan Dastuurka dalka, iyadoo su’aasha ugu weyn ay tahay halka uu marayo Dastuurkii Ku-meelgaarka ahaa ee 2012…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 days ago

Duqeymaha Turkiga: Mas’uuliyadda Sharciga Yaa Leh?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeymaha cirka ee ka dhacaya Soomaaliya, gaar ahaan kuwa lagu eedeeyay in diyaaradaha Turkiga ay ka qeyb qaadanayaan, ayaa dhaliyay su’aalo culus oo ku saabsan badbaadada shacabka iyo cidda…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago

Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Xerada Damaanyo, ciidamo tababar ku soo qaatay Turkiga oo uu la hadlay

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Xerada Damaanyo, halkaas oo uu kula hadlay ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan tababar ugu soo dhammaystay dalka Turkiga.…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago

Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo duleedka Baydhabo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa laga soo sheegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo xaaladda amni ee deegaanka ay saacadihii lasoo dhaafay abuurtay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.