Qaramada Midoobay oo ka digtey nafaqo darro soo wajahaysa carruurta Soomaaliyeed↗
Aug 22 (Jowhar)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta UNICEF ayaa ka digtey nafaqo daro baahsan oo soo wajahaysa caruurta Soomaaliyeed kadib markii 200 oo xarumood oo caafimaad iyo nafaqo ah lagu qasbay inay xirmaan sababo la…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Kulan looga hadlayo Maareynta khataraha Masiibooyinka oo Muqdisho lagu qabtay↗
Aug 22 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo bandhigay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Hoggaamiye Aadan Madoobe oo dib ugu laabtay Baydhabo↗
Aug 22 (Jowhar)- Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ku joogay Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa si…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. JowharRegionalhanad21 Aug 2026 Booliska Hirshabeelle oo Mahadaay ku dilay laba dhagarqabe yaal↗
Aug 21 (Jowhar)- Booliska Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa xalay dilay labo dhagarqabe yaal oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo suuqa xoolaha ee degmada Mahadaay ku aasay labo Miino oo ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Soomaaliya Iyo Pakistan oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga difaaca↗
Aug 20(Jowhar)- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Arbacadii kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya magaalada Muqdisho, Marwo Aqsa Nawaz, isaga oo kala…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Doorashada Hirshabelle oo markale dib u dhac ku yimid↗
Aug 20 (Jowhar)- Guddiga Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in dib u dhac kooban lagu sameeyay doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee maamulka Hirshabeelle. Doorashooyinka ayaa horay loo qorsheeyay in…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaal cusub↗
Aug 19 (Jowhar)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka socday Toddobo dal. Safiirrada…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiye Cabdi Xaashi oo shir guddoomiyay kulanka guddiga Joogtada Aqalka Sare↗
Aug 19 (Jowhar)- DGuddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare. Kulanka ayaa diiradda lagu…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Hay’adda NISA oo duqeyn ka fuliisay deegaanka Fiidow ee gobolka Shabelaha Dhexe↗
Aug 19 (Jowhar)- Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Fiidow ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle iyada oo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ay faahfaahin…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar oo ka wadahadlay isbedelka amni ee Geeska Afrika↗
Aug 19 (Jowhar)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku yeeshay, iyagoo diiradda saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan oo safar dhulka ah ku tegey Gaalkacyo↗
Aug 17 (Jowhar)Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray koonfurta Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli uu safar dhulka ah ku marayo deegaano ka tirsan maamulka Galmudug. Ka hor inta uusan soo gaarin Gaalkacyo,…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Wasaarada Gaashaandhigga oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Baydhabo↗
Aug 17 (Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koofurgalbeed. War Saxaafadeed ka soo baxay wasaarada gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in ciidamada…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Dagaal xoog leh oo ka qarxay magaalada Baydhabo↗
Aug 17 (Jowhar)-Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegay in dagaal qaraar uu aroornimadii saaka ka bilowday xaafado kamid ah magaalada kadib markii ay jihooyin kala duwan ayka soo galeen ciidamo daacad u ah…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. NISA oo duqeyn ka geysatay degmada Maxaas↗
Aug 16 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaa guri ay ku sugnaayeen…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xirey ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka↗
Aug 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Mashaariic laga hirgeliyay Dhuusamareeb oo xariga laga jaray↗
Aug 15 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare oo la shaaciyay↗
Aug 15 (Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, sannad-dugsiyeedka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb↗
Aug 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad↗
Aug 14 (Jowhar)-Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Dowladda Dhexe. ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Wafdiga gudoomiyaha…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaad ka taqaan 25ka dal ee visa la’aan lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya↗
Aug 14 (Jowhar)-Bogga wax ka qora jaantuska Arrimaha Socdaalka Iyo Baasaboorada Caalamka ee Henley Passport ayaa soo saartay liiska kala sarreynta Baasaboorada adduunka isbedel ayaa ku yimid. Dalalka qaar ayaa wali ahaa kuwo fadhiya…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Maamulka Puntland oo dowladda Federaalka eedeyn kulul u soo jeediyay’↗
Aug 14 (Jowhar)-Puntland ayaa ka digtay safar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku imanayo Galmudug, iyada oo ku eedeysay in uu colaad ka hurinayo magaalada Gaalkacyo. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. JowharRegionalhanad14 Aug 2026 $29M payout for Irish crash victim’s family delivers crucial justice↗
A $29 million damages award handed down in Chicago over the 2019 Ethiopian Airlines disaster has been hailed by lawyers for an Irish victim’s family as a meaningful step toward accountability. A Chicago jury awarded $29m (€25m) in damages…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo is casilay↗
Aug 13 (Jowhar)-Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abuukaate), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Dowladda Federaalka…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Balcad.↗
Aug 13 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta soo gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha waxaa degmada Balcad kusoo…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Volodymyr Zelensky ayaa Yuriy Tokar u magacaabay safiirka Ukraine ee Soomaaliya↗
Aug 13 (Jowhar)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Yuriy Tokar u magacaabay Safiirka Ukraine u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo isla markaana haya xilka safiirnimo ee dalkiisa u qaabilsan Kenya. Madaxweynaha…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Shariif Sheekh iyo Farmaajo oo soo dhaweeyay sii deynta Sacdiyo Bajaaj↗
Aug 12 (Jowhar)-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay sii deynta Sacdiyo Macallin Cali “Sacdiyo Bajaaj” oo ay maanta maxkamada racfaanka gobolka Banaadir ay sii deysay.…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka oo si rasmi ah xilka ula wareegay↗
Aug 12 (Jowhar)-Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Federalka Soomaaliya Cabulqaair Maxamed Nuur ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay gudoomiye ku xigeenka koowaa ee Baarlamaanka Sacdiyo Yaasiin Xaaji oo ahayd kusimaha guddoomiyaha…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Inkabadan 500 arday oo ka qalinjebisay Machadka Daraasaadka Amniga↗
Aug 12 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo arday, kuwaasi oo dhammeystay saddex kulliyadooda oo ka mid ah kulliyadaha…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Fanaankii Sulfa ee noqday Wadaad oo dalka dib ugu soo laabtay↗
Aug 12 (Jowhar)-Waxaa magaalada Muqdisho shalay soo gaaray Sheekh Cabdulaahi Maxamuud oo ku magac dheeraa Sulfa kaasoo hore uga tirsanaa fanaaniinta Soomaaliyeed balse ku noolaa muddo dheer dalka Sacuudi Carabiya. Sheekh Cabdulaahi Sulfa…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. NISA oo sheegtay in howlgal ay fulisay ay ku dishey saraakiil ka tirsan Alshabaab↗
Aug 12 (Jowhar)-Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Tawakal ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu dilay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher.