Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

449 headlines · 42 sources · updated 7 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed3 days ago

Maxamed Mursal iyo Shariif Xasan oo 10 qodob kasoo saaray xaaladda K/Galbeed

Muqdisho ( Caasimada Online) – Gudoomiyaashii hore ee Barlamaanka Soomaaliy, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed oo ay weli ka taagan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 days ago

Abiy Ahmed oo billaabay in uu drone sameysto xilli uu weerar culus qorsheynayo

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si weyn u ballaarisay awooddeeda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyadoo dalka gudihiisa ka hirgelisay laba warshadood oo soo saara drones-ka, halka khubaradu ay rumeysan yihiin in…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan3 days ago

7 qof oo Soomaalia h oo lagu aasay magaalada Bari ee Talyaaniga kadib markii…

Bari (Caasimada Online) – Magaalada Bari ee koonfurta Talyaaniga ayaa 9-kii September lagu aasay toddoba tahriibayaal Soomaali ah oo bishii hore ku geeriyooday safar halis ah oo ay kaga soo gudbayeen badda Mediterranean-ka. Aaska ayaa ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse3 days ago

Daawo: Dabageed oo shaaciyay in Xasan Sheekh uga baxay heshiis hoose oo uu la galay

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan4 days ago

Aqalka Cad oo meesha ka saaray aqoonsiga Somaliland iyo Cirro oo qirasho sameeyey

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro iyo Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa hoos u dhigay suurta-galnimada in Washington ay aqoonsi siiso maamulka Hargeysa, xilli Cirro uu ku…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 days ago

Ciidanka Danab iyo kuwa Jubaland oo dharbaaxo culus ku dhuftay Al-Shabaab

Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Guutada 16-aad iyo kuwa Jubaland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Howl-galka waxaa si gaar ah looga…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 days ago

DF oo shaacisay arrin ay diyaar ula tahay mucaaradka iyo mid ay si adag u diidan tahay

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay diyaar u tahay inay mucaaradka la fariisato miiska wada-hadalka, si xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed ee la xiriira doorashada federaalka iyo arrimaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 days ago

Mucaaradka Somaliland: Ciidamada Cirro u dirayo Gaza ha kusoo furto maxaabiista Laascaanood

Hargeysa (Caasimada Online) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kaah ayaa si kulul uga falceliyay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ee ahaa in maamulka Somaliland uu diyaar u yahay inuu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 days ago

R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse4 days ago

DF Soomaaliya miyey aqoonsan tahay Israa’iil?

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan Israa’iil, iyadoo sheegtay in aysan aqoonsaneyn Israa’iil, isla markaana aysan aqbali karin in qayb ka mid ah dhulka Soomaaliya loo aqoonsado…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed5 days ago

Daawo: Jaamac oo si kulul uga hadlay calanka Turkiga ee lagu gubay Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta si adag uga hadlay fal lagu gubay calanka Turkiga oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno ka tirsan Jubbaland, kaddib markii…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.