Beesha caalamka oo qaaday tallaabo lama filaan ah, bogaadiyeyna doorashada…
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha iyo qaar kamid ah wakiilada caalamka u fadhiya Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo wakiilada caalamiga…