Mid kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo is casilay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abuukaate), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Dowladda…
Daawo: Xaalad adag oo ka taagan Waabari kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaladda degmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa maanta aad u kacsan, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya iyo shacabka deggan xaafadda Buulo Eelaay oo ka tirsan…
Sheekh Cali Wajiis oo dood culus ka keenay nidaamka federaalka Soomaaliya↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis), oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan nidaamka federaalka ee dalka ayaa soo jeediyay in dib-u-habeyn lagu sameeyo qaabka…
Cumar Cartan oo bog cusub ku qoray magaca Soomaaliya — Maxaa dhacay xalay?↗
Salzburg (Caasimada Online) – Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa waxaa uu noqday garsoorihii ugu horeeyay oo aan Yurubiyaan ahayn ee dhex-dhexaadiya koobka UEFA SUPER CUP, oo ay xalay wada dheeleen Kooxda Paris…
Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Dhuusamareeb + Qorshihiisa↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay u ambabaxaan gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas oo laga…
DF Soomaaliya oo ciidamo dheeraad ah u daabushay HirShabelle + Ujeedka↗
Jowhar (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ciidamo u daabushay deegaanno ka tirsan maamulka HirShabelle oo haatan ay ka socdaan abaabulka howlgallo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka kooxda…
Qorshaha Mareykanka ka leeyahay saldhigga Soomaaliya↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Qorshaha Mareykanka uu ku ballaarinayo joogitaankiisa milateri ee magaalada Boosaaso wuxuu u muuqdaa mid ka weyn dagaalka muddada dheer uu Washington kula jiro kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ee Soomaaliya,…
Somaliland iyo Israel oo yeeshay wada-hadallo cusub↗
Dubai (Caasimada Online) – Safiirka Israa’iil u fadhiya Imaaraadka Carabta, Yossi Shelley iyo Wakiilka Somaliland ee Imaaraadka, Mascuud Cabdi Cali ayaa yeeshay kulan ay uga wada-hadleen fursadaha ka abuurmay xiriirka cusub ee u dhexeeya…
Xasan oo weeraray mucaaradka, kuna tilmaamay hoggaamiye kooxeed↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u weeraray siyaasiyiinta mucaaradka oo ayagu kasoo horjeeda hanaanka doorasho ee dowladda wado. Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan…
Maxay mucaaradka DF ka yiraahdeen sii-deynta Sacdiyo Bajaaj?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa si diirran u soo dhaweeyay sii-deynta Sacdiyo Macallin Cali (Sacdiyo Bajaaj) oo maanta dib u heshay xoriyadeeda. Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay…
Soomaaliya oo si adag uga hortimid dal aqoonsaday madax-bannaanida Israa’iil ee…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay go’aanka ay Dowladda Kolombiya ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan madax-bannaanida Buuraleyda Golan. Soomaaliya ayaa sheegtay in aqoonsi…
Xamza oo kulan muhiim ah la yeeshay wafdi sare oo ka socda Qatar + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay La-taliye Sare ahna Agaasime ka tirsan Wasaaradda Arrimaha…
Daawo: Xasan oo weerar culus ku qaaday mucaaradka DF↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbada dheer ka jeediyay xafladda qalin-jabinta saddexda dufcadood ee Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istaraatiijiyadda Qaranka ayaa…
Maxaa ka cusub wada-hadallada DF Soomaaliya iyo mucaaradka?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda dib loo amba qaado wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kooxaha mucaaradka, oo ay dhex-dhexaadineyso beesha caalamka. Sida ay ogaatay…
Daawo: Sacdiya Bajaaj oo maanta lasii daayay kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xorriyadeeda dib u siisay Sacdiya Macallin Cali (Sacdiya Bajaaj) oo ay horay Maxkamadda Gobolka ugu soo xukuntay saddex sano oo xarig ah. Qareennada difaacayay…
Cumar Cartan oo taariikh cusub ka dhigaya kubadda cagta Yurub↗
Salzburg (Caasimada Online) – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa caawa taariikh cusub ka sameynaya kubadda cagta Yurub, kaddib markii loo doortay inuu dhex-dhexaadiyo mid ka mid ah kulamada ugu waaweyn…
Maxay goosashada Janan ka beddeli kartaa xaaladda GEDO?↗
Beledxaawo (Caasimada Online) – Falcelin iyo hadal-heyn xooggan ayaa ka dhalatay goosashada Cabdirashiid Janan oo mar kale dib ula midoobay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxay garabka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Janan ayaa…
Mareykanka ma wuxuu billaabay inuu dhinac maro DF kadib tallaabadii lama filaanka?↗
Boosaaso (Caasimada Online) — Horraantii bishan Agoosto, taliyaha ugu sarreeya ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika ayaa heshiis amni saxiixay isaga iyo madaxweynaha Puntland — oo ah maamul iskiis isu maamula oo ku yaalla…
Madaxweyne Zelenskyy oo safiir u magacaabay Somalia↗
Kyiv (Caasimada Online) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa Yuriy Tokar, oo ah safiirka dalkiisa u fadhiya Kenya, u magacaabay inuu sidoo kale noqdo safiirka Ukraine u qaabilsan Soomaaliya, xilli Kyiv ay sii ballaarineyso…
Xamza oo digniin culus u diray wakiilada beesha caalamka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka Cuntada Soomaaliyeed (NAFIS 2026) ayaa farriin culus u diray…
C/rashiid Janan oo ka goostay DF kuna biiray Jubaland↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo ahaa taliyihii NISA ee Gobolka Gedo ayaa maanta ka goostay Dowladda Federaalka Soomaliya isagoo dib ugu biiray Maamulka Jubbaland oo uu horay uga tirsanaa. Janan oo…
NISA oo weerar ku beegsatay saddex ka mid ah xubnaha sare ee Shabaab + Magacyada↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo ay ka fulisay deegaanka Tawakal ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab,…
Ciidankii PSF ee Gaalkacyo laga qabsaday oo xerooyin cusub looga sameeyay…↗
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan PSF oo dhawaan laga qabsaday xeradii ay ku lahaayeen bariga magaalada Gaalkacyo kadib markii ay la wareegeen ciidamada maamulka Puntland ayaa gaaray deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud…
Shiinaha oo maraakiib dagaal u soo diraya biyaha Soomaaliya iyo arrinta ka dambeysa↗
Beijing (Caasimada Online) – Dowladda Shiinaha ayaa bartamaha bishan August lagu wadaa inuu maraakiib dagaal oo cusub u soo diro Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya. Maraakiibtan ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan howlaha…
Jaamac oo qaaday tallaabadii u horeysay kadib doorashadiisa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo shalay loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ayaa wada-hadal khadka telefoonka ah la yeeshay dhiggiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti, Dileita…
DF oo markii u horeysay ka hadashay dagaalkii Gaalkacyo↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalkii todobaadkii hore ka dhacay magaalaga Gaalkacyo, kaas oo u dhaxeeyay ciidamada taabacsan ee PSF iyo kuwa Puntland. Dowladda…
Beesha caalamka oo qaaday tallaabo lama filaan ah, bogaadiyeyna doorashada…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha iyo qaar kamid ah wakiilada caalamka u fadhiya Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo wakiilada caalamiga…
Sawirro: Xamza oo maanta Muqdisho ka furay shirka…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka Cuntada Soomaaliyeed (NAFIS 2026). Shirweynahan ayaa diirradda lagu saaraya…
Xogta qaabkii ay DF uga hor-tagtay dal qarka u saarnaa in uu aqoonsado Somaliland?↗
Bissau (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay fashilisay dadaal heer gabagabo marayay oo Somaliland ay ku dooneysay in Guinea-Bissau ay u aqoonsato dal madax-bannaan, kadib faragelin diblomaasiyadeed oo ay…