Sawirro: Deni oo Xasan uga hor-maray Gaalkacyo kadibna billaabay dhaq-dhaqaaq culus↗
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalaykulan la yeeshay saraakiisha ciidamada iyo mas’uuliyiinta dowladda ee ku sugan gobolka Mudug, xilli magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay xiisad…
Safiirka Itoobiya oo ka tegaya Soomaaliya kadib markii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Danjire Suleymaan Dedefo Woshe ayaa haatan macsalaameynaya Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagaboobay muddo xileedkiisii…
Maamulka Trump oo billaabaya masaafurinta Soomaali badan kadib go’aan maxkamadeed↗
Boston (Caasimada Online) — Garsoore federaal ah oo ku sugan gobolka Massachusetts ayaa meesha ka saartay amar si ku-meel-gaar ah u hakiyay qorshaha maamulka Madaxweyne Donald Trump ee lagu joojinayo sharciga Temporary Protected Status…
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay dhacdadii argagaxa laheyd ee Hargeysa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dhacdo murugo badan dhalisay oo ka dhacday Isbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa, halkaas oo hooyo danyar ah oo lagu magacaabi jiray Nimco Jaamac Yuusuf…
NISA oo weerartay guri ay ku sugnaayeen Mustaf Caato iyo xubno sare + Khasaaraha↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan lagu dilay saddex horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab, halka dhaawac culus…
Maxay tahay cabsida amni ee soo wajahday Aadan Madoobe?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta booqasho shaqo ku tagay xarunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa ka hadlay xaaladaha bani’aadanimo iyo…
R/W Xamza oo magacaabis sameeyay kadib is casilaaddii…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta soo magacaabay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, kaasi oo loo magacaabay Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (…
DF oo ku adkeysatay safarka Xasan Sheekh ee Gaalkacyo kadib digniintii Puntland↗
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii Puntland, kadib markii ay ka digtay safar ay sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu qorsheynayo inuu ku tago koonfurta magaalada…
Jaamac oo guddoomiyay kulankii ugu horreeyay BF – Maxaa kasoo baxay?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta guddoomiyay kulankiisii ugu horreeyay ee Baarlamaanka tan iyo markii Isniintii lagu doortay xarunta Villa Hargeysa…
DF oo shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah + Ardayda gashay kaalimaha hore↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2025 2026-ka iyo ardeyda ka galay kaalmaha hore. War-saxaafadeed kasoo…
Madaxweyne Xasan Sheekh: Duulaan kuma ihi Maamul-goboleedyada↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Dhuusamareeb uga qayb-galay xuska 14-ka August oo ku beegan maalinta aasaaska ee Galmudug ayaa ka hadlay arrimo ku aadan nidaamka federaalka…
Qoor Qoor oo hal arrin ku bogaadiyay PUNTLAND xilli ay taagan tahay…↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo xalay ka qayb-galay xuska 14-ka August oo ku beegan maalinka aasaaska ee maamulkaas, isla markaana uu goobjoog ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh…
NISA oo howlgal ku dishay laba horjooge iyo ilaaladooda + Magacyada↗
Jowhar (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda NISA ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faah-faahiyay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee caasimada Maamul Goboleedka HirShabelle.…
Maxay Itoobiya u billowday in ay dib uga gurato Soomaaliya?↗
Baydhaba (Caasimada Online) — Wareejinta saldhig ciidan oo ay ciidamada Itoobiya ku dhowaad 12 sano ku lahaayeen koonfurta Soomaaliya ayaa dhalisay su’aal ka weyn bixitaanka hal fariisin: maxaa Addis Ababa ku riixaya inay xilligan ka…
Jeneraal Jimcaale iyo ciidamo taabacsanaa DF oo dib ugu biiray ciidamada Puntland↗
Garoowe (Caasimada Online) — Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar, oo hoggaamiya ciidamada Danab ee fadhigoodu yahay xerada Ligle ee Garoowe, ayaa ugu dambeyn aqbalay in isaga iyo ciidamadiisu dib uga mid noqdaan ciidamada difaaca Puntland,…
Heshiiska Makkah iyo is-beddelka naqshadda difaac ee amniga Soomaaliya↗
7-dii Agoosto 2026, magaalada ugu barakaysan Islaamka, saddex hoggaamiye ayaa saxiixay heshiis si weyn u beddelay khariidadda istaraatiijiyadeed ee dal kasta oo xiriir milatari la leh midkood. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,…
Wasaaradda a/dibadda Soomaaliya oo iska difaacday eedeymo culus oo uga yimid hanti-dhowrka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa ka hadlay eedeymo culus oo uga yimid Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Soomaaliya, kuwaas oo ku saabsanaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusamareeb + Sawirro↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo…
Guddoomiye Jaamac oo digniin kasoo saaray fara-gelin shisheeye oo uu sheegay in…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay wajahayso fara-gelin shisheeye oo uu ku tilmaamay mid lagu rabo in dalka lagu sii hayo…
Xasan Sheekh oo xaqiijiyay arrin muhiim ah xilli walaac xooggan qabto Puntland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka aysan cid Soomaali ah u hayn colaad, xilli walaac amni muujinayaan maamullada qaar. Xasan ayaa…
Xamza oo soo jeedin yaab leh oo la xiriirta TikTok u direy xildhibaannada BF↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ugu baaqay xildhibaannada Golaha Shacabka inay furtaan akoonno TikTok ah. Xamza ayaa tilmaamay in xildhibaanka aan akoon ku lahayn…
Muxuu yahay dhambaalka DF Soomaaliya u dirtay Pakistan?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay dowladda iyo shacabka Pakistan, iyadoo munaasabadda 79-aad ee xorriyadda dalkaas loo dabaaldegayo. Shacabka iyo dowladda Pakistan ayaa maanta…
Jaamac oo loo sameeyay maamuus heer sare ah iyo madaxweyne Xasan oo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…
88% shacabka Soomaaliya oo doonaya doorasho qof iyo cod ah: daraasad cusub↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Daraasad cusub oo laga sameeyey lix magaalo oo Soomaaliya ah ayaa muujisay in boqolkiiba 88 dadka la wareystay ay doonayaan in madaxweynaha xiga ee dalka lagu soo doorto nidaamka qof iyo cod, xilli uu weli…
War ka cusub isbaheysiga ay Soomaaliya ku biirtay iyo Turkiga oo ku dhowaaqay in…↗
Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay inay qeyb ka tahay dadaallada lagu dhisayo isbahaysi ciidan oo dalal badan ay ku mideysan yihiin, kaas oo lagu ilaalinayo isu-socodka maraakiibta Badda Cas…
Siyaasiyiinta Puntland oo war ka soo saaray xiisadda PSF iyo ciidamada Puntland↗
Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Puntland ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo nabadeed loo xalliyo xiisadda ka taagan deegaanka Kodmo ee degmada Rako-raaxo, gobolka Karkaar, halkaas oo maalmihii u dambeeyey…
DEG DEG: Puntland oo ku dhawaaqday inay heegan gelisay ciidamadeeda ka hor socdaalka Xasan↗
Garoowe (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu heegan geliyey ciidamadiisa, xilli Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu qorsheynayo inuu socdaal ku tego deegaannada maamulka Galmudug. Puntland…
FARMAAJO oo war ka soo saaray dhacdadii maanta↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay barakicinta iyo burburinta guryaha ka socda degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, isaga oo dowladda ku eedeeyay inay…
Jaamac oo guddoomiyey kulan maanta lagu ansixiyay…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaamnta shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BFS, kaasi oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee…
Muqdisho: Agaasimayaashii ugu badnaa oo maanta la wareegay xilka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimayaasha cusub ee dhawaan loo magacaabay waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay mas’uuliyadaha waaxyahooda iyo faylasha rasmiga ah.…