Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

450 headlines · 42 sources · updated 36 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse18 Aug 2026

DF oo xoojinaysa taageerada Danab-ta Gaalkacyo ku sugan – Maxaa dhacay maanta?

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xarunta Ururka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse18 Aug 2026

Mid kamid ay horjoogayaasha ugu halista badan Al-Shabaab oo la dilay + Magaciisa

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay dilka mid ka mid ah horjoogayaasha ugu halista badnaa kooxda Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe. Horjoogahan oo lagu magacaabi jiray Xasan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse18 Aug 2026

Kadib dagaalkii shalay saldhigyo cusub oo laga sameeyay duleedka Baydhaba

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa fariisimo cusub oo lagu xoojinayo amniga ka sameystay duleedka magaalada Baydhabo, sida ay sheegayaan ilo ku sugan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan18 Aug 2026

Maleeshiyada Lafta-gareen ee shalay weeraray Baydhaba oo war cusub soo saaray

Baydhaba (Caasimada Online) – Maleeshiyada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa iska fogeeyay eedeymo la xiriirinaya Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo Isniintii ka dhacay magaalada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse17 Aug 2026

DF: Sida Al-Shabaab loola diriro ayaa loola dagaalamaya maleeshiyaadka Lafta-gareen

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay dagaalkaas ka wada qeyb qaateen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse17 Aug 2026

Kadib shaacinta natiijada imtixaanka qaranka, ra’iisul wasaare Xamza oo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda Maxamed Ciise Daahir oo sannadkan kaalinta koowaad ka galay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed17 Aug 2026

Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Baydhabo + Sawirro

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Birmadka Booliiska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo bandhigay maxaabiis tiro badan oo lagu soo qabtay howlgallo ay ka sameeyeen magaalada iyo bannaankeeda,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed17 Aug 2026

DF oo shaacisay in ciidanka Laftagareen ay adeegsadeen gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Baydhabo, iyada oo sheegtay in weerarka ay soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed17 Aug 2026

DEG DEG: Ciidamada taabacsan Lafta-gareen oo weerar ku qaaday Baydhabo iyo dagaal qarxay

Baydhabo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in saaka ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ay weerar culus ku qaadeen gudaha magaaladaasi, waxaana…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed16 Aug 2026

Cabdulqaadir Cosoble oo soo saaray digniin ku socota DF kadib markii…

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa caawa soo saaray digniin culus oo ku socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo la xiriirto howlaha burburinta iyo barakicinta…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed16 Aug 2026

Xogta wada-hadallo u bilowday guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaannada mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada mucaaradka ee muddooyinkii ugu dambeeyay ka maqnaa kulamada Baarlamaanka, sababo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse16 Aug 2026

Puntland oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay ciidamo iyo hubkii ay wateen

Qardho (Caasimada Online) – Ciidanka booliska gobolka Karkaar ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen ciidamo maleeshiyaad hubaysan ah oo shalay jidgooyo dhigtay duleedka bari ee magaalada Qardho. Maleeshiyaadkan oo la sheegay inay dhibaato…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse16 Aug 2026

Maxay yihiin ciidanka uu maanta Xasan Sheekh tababarka ugu soo xiray Galmudug?

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse16 Aug 2026

Puntland oo dalbatay in loo soo gacan geliyo ciidamadii u goostay Galmudug kadib markii…

Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa si adag uga hadlay ciidamo horey uga tirsanaa ciidamadeeda oo markii dambe ku biiray Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo u gudbay dhanka maamulka Galmudug. Wasiirka Dhallinyarada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.