Digniin cusub oo laga soo saaray culeyska AUSSOM iyo fursadda Al-Shabaab↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil iyo diblomaasiyiin reer Galbeed ah ayaa ka digaya in haddii aan la helin ilo dhaqaale oo kale ay adkaan karto in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ay sii joogaan saldhigyada ku yaalla deegaanada…
Fiqi ma wuxuu isku beddelay afhayeenka dowladda?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa muddooyinkii dambe si joogto ah uga falcelinayay hadallada kasoo baxaya mucaaradka iyo siyaasiyiinta dhaliila dowladda. Wasiirka ayaa si joogta ah u…
Xogta wada-hadallo xasaasi ah oo dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo Farmaajo↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa wada-hadallo la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyagoo doonaya in la mideeyo awoodda mucaaradka si ay door weyn uga yeeshaan…
Wasaaradda A/Dibadda Soomaaliya oo si weyn loogu dhalleeceeyay arrin ay maanta sameysay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku sheegtay inay si weyn uga xun tahay burbur ka dhacay goob macdanta dahabka laga qodo oo ku taalla tuulada Zamboye ee galbeedka…
Maxaa looga hadlay kulanka Jaamac uu guddoomiyay ee ka dhacay Villa Hargeysa?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda toddobaadlaha ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir…
Guddoomiyaha Dayniile oo ku guuleystay abaal-marinta Somali Leadership Awards 2026↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Degmada Dayniile, Mudane Cabdiraxmaan Macallin Xuseen, ayaa ku guuleystay Somali Leadership Awards 2026 – Special Leadership Award (SLA Winner 2026), taas oo lagu maamuusay hoggaamintiisa,…
Maxay ka dhigan tahay in Xasan uu aqoonsiga ka guddoomo safiirro aan Muqdisho deggenayn?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay toddobo safiir , kuwaas oo intooda badan aan safaarado ku lahayn Muqdisho, balse Soomaaliya uga wakiil ah…
Sidee looga fal-celiyay dib u dhaca doorashada HirShabelle?↗
Jowhar (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashada Maamul-goboleedka HirShabelle, kadib markii uu guddiga doorashooyinka shaaciyay in muddo kooban dib loo dhigay waqtiga…
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay warbixinno xasaasi ah + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka, iyadoo uu guddoomiyay…
Xogta howlgal culus oo maanta ka dhacay duleedka Baydhaba↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka ay ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo, kaas oo lagu…
Somalia iyo Pakistan oo tallaabo cusub u qaaday iskaashiga difaaca + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Arbacadii kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya magaalada Muqdisho, Marwo Aqsa Nawaz,…
Dib u dhac ku ymid doorashada HirShabelle iyo Sababta ka dambeysa↗
Jowhar (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa muddo kooban dib loogu dhigay doorashooyinka isku sidkan ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle. Guddiga ayaa…
Taliye sare iyo ciidankiisa oo ka goostay Somaliland kuna biiray maamulka Waqooyi Bari↗
Ceerigaabo (Caasimada Online) – Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland ayaa Arbacadii isaga baxay ciidanka maamulkaas, isaga oo ku biiray ciidamada Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, xilli uu sii xoogeysanayo loollanka…
Soomaali kiis xasaasi ah loogu maxkamadeynayo UK↗
London (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska ayaa dambi ku heshay nin Soomaali ah oo u safray Soomaaliya isaga oo doonayay inuu ku biiro kooxda Daacish, balse ku guuldarreystay inuu gaaro goobaha ay kooxdaasi kaga sugan…
Jaamac oo digniin culus u diray xildhibaannada, kuna dhawaaqay tallaabo uu qaadayo↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa digniin adag u diray xildhibaannada sida joogtada ah uga maqnaada fadhiyada golaha. Guddoomiyaha…
Maxay yihiin 7 safiir ee Xasan Sheekh maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka socda toddobo dal.…
DF oo ciidan cusub geysay Ceeldheer iyo ujeedka ka dambeeya↗
Ceeldheer (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliyeed geysay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ee dowlad-goboleedka Galmudug. Ciidamada booliska ayaa halkaas loo geeyay si ay ula…
Xasan Sheekh oo ku adkeystay arrin cabsi xooggan ka muujiyeen mucaaradka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qorshaha dowladda ee xakamaynta hubka lagu haysto magaalooyinka dalka, isagoo sheegay in aan la aqbali karin in hub lagu…
Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo 15 sano jirsaday iyo RW Xamza oo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Türkiye ayaa haatan 15 sano jirsaday, iyadoo maanta si weyn looga xusay Muqdisho, si loo sii xoojiyo xiriirka labada dhinac oo ku saabsan siyaasadda,difaaca, dhaqaalaha,…
Wasiir FIQI oo si kulul ugu jawaabay mucaaradka DF↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa si kulul ugu jawaabay xubnaha mucaaradka ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, kuwaas oo shalay shir jaraa’id oo ka dhan ah dowladda ku…
Daawo: Aabe wiilkiisa si arxan darro ah ugu dilay magaalada Hargeysa↗
Hargeysa (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa, kadib markii Aabe uu si arxan darro ah halkaasi ugu dilay wiilkiisa oo 10 sano…
Caddeymo xasaasi ah oo la helay kadib dagaalkii Baydhaba + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin cusub oo ay daabacday warbaahinta ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay xog xasaasi ah oo la xiriirta dagaalkii Isniintii ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel-gaarka…
Xog: Dalkee maal-geliyey ciidanka uu Xasan tababarka ugu soo xiray GALMUDUG↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xog dheeri ah ayaa ka soo baxeysa tababar ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u soo xirtay ku dhowaad 3,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo muddo ku dhow hal sano tababar ku…
Ajnabi ka tirsanaa Al-Shabaab oo u soo gacan galay dowladda↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay inuu u soo gacan galay dagaalyahan ajnabi ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta…
Maxay yihiin labada farriin ee uu diray safarka Xasan Sheekh ee Galmudug? + Sawirro↗
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho ku maraya deegaannada Galmudug ayaa habeenkii labaad caawa ku hooyanaya koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas…
Magacyada 4 nin oo ku dhintay doon lagu burburiyay xeebaha Puntland↗
Garoowe (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya xeebaha gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegaya in galabta duqeyn xoogan ay ka dhacday aagga xeebta degaanka Garmaal, halkaas oo lagu beegsaday doon ay la socdeen rag la sheegay inay…
Lafta-gareen oo war ka soo saaray dagaalkii Baydhaba kuna dhowaaqay in uu…↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si rasmi ah u sheegtay in maleeshiyo isaga daacadda u ah ay fuliyeen weerarkii Isniintii ka dhacay magaalada Baydhaba, kaas oo…
Afar dal oo safiirro cusub usoo diray Soomaaliya + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya, kuwaas oo si…
Mucaaradka oo qaylo dhaan kasoo saaray xaalad ka taagan Muqdisho↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qaylo dhaan culus kasoo saaray dhulboobka weli kasii socda magaalada Muqdisho, iyaga oo eedeymo culus u jeediyay…
Daawo: Kulan xasaasi ah oo u socda mucaaradka DF + Ujeedka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta mucaaradka ee la magac baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa haatan shir xasaasi ah wuxuu uga socdaa hoteelka Jasiira ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo xaaladihii ugu dambeeyay…