Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Bannaanbax ka socda Beledweyne oo looga soo horjeedo doorashada Hirshabeelle↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka socda bannaanbax ay dhigayaan qaar ka mid ah shacabka, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo ka cabanaya habka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Golaha Mustaqbalka oo Golaha Ammaanka u gudbiyay cabasho ku saabsan fashilka wada-hadallada doorashada Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbiyay qoraal uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadallada lagu doonayay in…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Soomaaliya oo noqotay marin muhiim ah oo hubka si sharci-darrada ah loogu kala gudbiyo gobolka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ganacsiga hubka sharci-darrada ah ee ka socda gobolka Geeska Afrika ayaa mararka qaar ku tiirsan shakhsiyaad u shaqeeya kooxaha tahriibiya hubka, iyadoo qaar ka mid ah dadka ku lugta leh ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland iyo bulshada Waqooyiga Ameerika oo isu-soo bax ka dhigay New York+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, xubno ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo bulshada Somaliland ee ku nool Waqooyiga Ameerika ayaa 23-kii Sebtembar isu-soo bax ballaaran ku qabtay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026 Kooxda Lafta-gareen oo beenisay inuu aqbalay xabad-joojin ka dhacda Koonfur Galbeed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Bayaan kooban oo ka soo baxay kooxda madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa lagu beeniyay wararka sheegaya inuu aqbalay xabad-joojin laga sameeyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026 TPLF oo la wareegtay Garoonka Diyaaradaha ee Mekelle kaddib bixitaanka ciidamada Federaalka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Jabhadda Xoreynta Tigray ee loo soo gaabiyo TPLF ayaa la wareegtay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Mekelle, caasimadda Ismaamulka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddib…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026 KAAH oo walaac ka muujiyay xariga weriye Cabdiqani Baylood↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xisbiga mucaaradka KAAH ee Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xariga weriye Cabdiqani Xuseen Abokor, oo loo yaqaan Baylood, isaga oo xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ilaaliso xorriyadda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026 Mucaaradka Eritrea oo dibadda ka wada abaabul ay ku doonayaan isbeddel siyaasadeed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Kooxo mucaarad ku ah xukuumadda Madaxweyne Isaias Afwerki ee Eritrea ayaa dibadda ka wada abaabul siyaasadeed iyo mid bulsho, iyagoo isku dayaya inay dhisaan awood mideysan oo mustaqbalka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Sept 2026 Ciidamada Xawaadle ee Afcad oo hub culus lasoo baxay, kana hor yimid doorasho ka dhacda Hiiraan+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan waxaa soo baxay ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka oo wata hub kala duwan, oo ay ku jiraan qoryaha loo yaqaan Sniper-ka iyo hub culus, xilli gobolka uu ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Shirweyne looga hadlay ka-qaybgalka haweenka iyo doorka bulshada rayidka ee siyaasadda Soomaaliya+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Shirweyne Sannadeedka Nabadda ee PDRC ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doorka bulshada rayidka iyo caqabadaha horyaalla ka-qaybgalka haweenka ee siyaasadda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo dalbaday in la hakiyo amarka Ra’iisul Wasaaraha ee shaqaalaha rayidka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in si degdeg ah loo hakiyo dhaqangelinta amarka Ra’iisul Wasaaraha ee la xiriira…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi22 Sept 2026 Jaaliyadaha Somaliland iyo Koonfur Galbeed oo dibadbax ka wada New York↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Jaaliyadaha Somaliland iyo Koonfur Galbeed oo dibadbax ka wada New York Jaaliyado ka kala socda Somaliland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta dibadbax ka dhigaya magaalada New York, gaar ahaan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Soomaaliya oo xudun u noqotay khilaafka Uganda iyo Turkiga↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa la sheegay inay xudun u noqotay khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kadib markii Kampala ay hakisay iskaashigii militari iyo difaac ee ay la lahayd…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Wasiir Bashiir Goobe: “Doomo ayaa dhawaan lagu kala gudbi doonaa xaafadaha Muqdisho oo roobka Biya dhigeen”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirka Degaanka iyo isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Bashiir Goobe ayaa ka digay xaalad halis ah oo ka dhalatay biyaha roobka ee ku fatahay qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho, isagoo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Maxaa ka ogtahay madaxda maanta ka hadlaysa furitaanka Meertada 81aad ee Qaramada Midoobay?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Maanta waxaa Magaalada New York ka furmaya kalfadhiga 81aad ee Qaramada Midoobay iyada oo xafladda furitaanka ay dhici doonto 9ka Subaxnimo ee waqtiga Maraykanka oo Soomaaliya noqonaysa 4ta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Mataano Soomaali ah oo Sweden laga masaafurinayo, iyadoo hooyadood iyo walaalahood ay dalka ku nool yihiin↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Laba mataano Soomaali ah oo 22 jir ah ayaa wajahaya in laga masaafuriyo Sweden loona soo diro Soomaaliya, iyadoo hooyadood iyo walaalahood ay weli ku nool yihiin dalkaasi. Alia iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 Sept 2026 Nin looga shakisan yahay weerarkii Taliye Cali Taagey oo la qabtay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal amni ka sameeyay magaalada Baydhabo, kaddib markii bam-gacmeed lagu weeraray Taliyaha Saldhigga Booliska Baydhabo, Taliye Cali Taagey. Howlgalka ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Sept 2026 Baydhabo: Qarax lala beegsaday Taliyaha Booliiska↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday bam-gacmeed lagu weeraray gaari uu saarnaa Taliyaha Saldhigga Booliiska Baydhabo, Cali Taagey, iyo qaar ka mid ah shaqaalihiisa.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Sept 2026 Puntland oo Galmudug ku wareejisay ciidamadii iyo gaadiidkii lagu qabtay Gaalkacyo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Maamulka Puntland ayaa maamulka Galmudug ku wareejiyay ciidamo iyo gaadiid nooca ciidamada qaada ah oo saaka lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, kaddib wada-hadallo dhexmaray mas’uuliyiin ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi21 Sept 2026 Xildhibaan ka hadlay siyaasadda qaran iyo heshiis difaac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaan ka hadlay siyaasadda qaran iyo heshiis difaac Xildhibaan ka soo jeeda Puntland ayaa sheeg tay in marka hore la isku waafaqo siyaasadda qaran, ka hor inta aan la sameyn heshiis…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 Sept 2026 Puntland oo faahfaahin ka bixisay ciidamo lagu qabtay Gaalkacyo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay ciidamo iyo laba gaari oo nooca ciidamada lagu qaado ah oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo la sheegay inay u socdeen mid ka mid ah…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 “$20,000 oo lagu raadinayo Fahad Xabash oo ah askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay raadineyso askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu magacaabo Fahad Xabash, iyadoo la sheegay in lacag dhan $20,000 lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Sanbaloolshe oo si kulul uga jawaabay Cali Cosoble, dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ay hadallo kulul is dhaafsadeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ku lug leh arrimaha siyaasadda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Dowladda Soomaaliya oo ka digtay xannibaadda marin-biyoodka Muqdisho xilli la filayo roobab culus↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in dhismayaal, dhagxaan iyo caqabado kale oo laga sameeyay marinadii dabiiciga ahaa ee biyaha roobka ee magaalada Muqdisho ay xannibayaan qulqulka biyaha,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 SJS oo tacsi u diray qoyska Xasan Kaafi Qoyste oo Muqdisho ku geeriyooday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday suxufigii ruug-caddaaga ahaa Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste, oo muddo dheer ka tirsanaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaan saxaafadda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Bannaanbax ka dhan ah Doorashada Hirshabeelle oo Jawiil ka socda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan ka socda bannaanbax looga soo horjeedo hannaanka doorashada Hirshabeelle, xilli uu gobolka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo la xiriira doorashada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Cabdi Rashiid Janan oo Doolow kula hadlay ciidamada Nabadsugidda↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliyahii hore Nabadsugidda Jubbaland ahna Hoggaanka Guud ee Amniga Gobolka, Cabdi Rashiid Janan, ayaa saaka khudbad u jeediyay ciidamada Nabadsugidda Guutada Hilaac ee ka howlgala degmada…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Ted Cruz oo sheegay in uu doonayo in Mareykanku si gaar ah ula macaamilo Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Senator-ka Mareykanka ee Ted Cruz ayaa sheegay inuu kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Xiriirka Somaliland iyo Israel oo sii xoogeysanaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israel ayaa sanadkan noqday mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee siyaasadda Geeska Afrika, kaddib markii Israel ay Somaliland si rasmi ah u aqoonsatay,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 Sept 2026 Duqeymo ka dhacay duleedka Baydhabo iyo su’aalaha ka dhashay mas’uuliyadda khasaaraha shacabka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo la soo sheegayo duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay qaar ka mid ah tuulooyinka hoostaga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.