Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

450 headlines · 42 sources · updated 53 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse23 Aug 2026

Madaxweyne Cirro oo qaabilay Fihiima Quuje, shaaciyayna sida uu ku wajahayo Waqooyi Bari

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Fahiima Yusuf Quuje, oo dhawaan iska casishay xildhibaanimadii baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan23 Aug 2026

Maxay Hindiya uga shakisan tahay xiriirka sii xoogeysanaya ee Soomaaliya iyo Pakistan?

New Delhi (Caasimada Online) – Xiriirka difaaca ee Soomaaliya iyo Pakistan oo si xawli ah u sii xoogeysanaya ayaa indhaha ku soo jeediyey Hindiya, oo si dhow ula socota doorka cusub ee Islamabad ay ka sameysaneyso Geeska Afrika iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan23 Aug 2026

Xog: Kulankii FARMAAJO iyo Shariif oo khilaaf ka dhex abuuray Golaha Mustaqbalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Isbaheysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa iska fogeeyey kulan gaar ah oo Khamiistii dhexmaray madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse22 Aug 2026

Xogta cajiibka ah ee kobaca dhaqaalaha Soomaaliya xilli ay yaraadeen deeqaha dibedda

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaqaalaha dalka uu sanNadkii 2025 kordhay 3.1 boqolkiiba, iyadoo isla xilligaas ay hoos u dhaceen qaar ka mid ah taageeradii iyo deeqihii caalamiga ahaa ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed22 Aug 2026

Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza? + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Sare ee Maamulka Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo lagu soo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan22 Aug 2026

Hayat Market oo ku guuleystay abaal-marinta Supermarket ka ugu adeegga wanaagsan

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu bixinayay abaal-marinta sanadlaha ah ee (Somali Bussines Awards) oo la gudoonsiinayey ganacsiyada iyo shirkadaha Soomaaliyeed ee sanadkan lagu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed22 Aug 2026

Isbahaysiga milatari ee qeybta ka tahay Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka furay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa si rasmi ah uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed22 Aug 2026

Cabdullaahi Faadhuud iyo Xasan Garabdheere oo la dilay kadib weerar…

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal ay Jimcihii ciidamada Macawiisleyda ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAli Muhiyaddiin22 Aug 2026

Shabaab u badan ajaaniib oo soo buux dhaafiyay deegaan muhiim ah iyo dhaq dhaqaaq…

Janaale (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan, kadib markii maleeshiyaad badan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu arkay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan22 Aug 2026

PUNTLAND oo qoraal adag ka soo saartay weerar lagu tuhunsan yahay TURKIGA

Garoowe (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadashay duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal, iyadoo dalbatay in dowladaha ka dambeeyay weerarradaas ay sharaxaad…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan22 Aug 2026

Qubrus oo jawaab ka soo saartay tallaabadii DF kadib arrintii uu sameeyey Jaamac

Nicosia (Caasimada Online) – Dowladda Qubrus ayaa soo dhoweysay bayaanka ay Soomaaliya Jimcihii ka soo saartay murankii ka dhashay qoraal uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ku magacaabay maamulka waqooyiga…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Gaalkacyo: Deni oo goobjoog u noqday guryo la dumiyey iyo sababta ka dambeysa

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer ku tegay goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo. Kormeerka ayaa la xiriiray qorshaha lagu hagaajinayo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

DF oo caddeysay inay aqoonsatay kala go’a Qubrus iyo in kale kadib tallaabadii Jaamac

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay in mowqifkeeda ku aaddan qadiyadda Qubrus uu weli yahay mid aan isbeddelin, isla markaana uu ku salaysan yahay Axdiga Qaramada Midoobay iyo midka khuseeya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Cirro oo sheegay inuu doonayo in Somaliland ka dhigo Jabuuti-da cusub – Sidee?

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qorshayaasha xukuumaddiisa ee ku aaddan amniga Badda Cas, horumarinta ganacsiga gobolka iyo dadaallada lagu raadinayo aqoonsi…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Maxaa ka run ah digniinta Museveni ee Xasan Sheekh iyo khilaafka labada madaxweyne?

Muqdisho (Caasimada Online) – Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar si weyn loogu faafiyay warar ku saabsan khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni iyo Madaxweynaha Soomaaliya,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Culimada Soomaaliyeed oo dalbaday in baaris la bilaabo, uuna Xasan degdeg u joojiyo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uga hadlay cabashooyinka isa soo taraya ee la xiriira dhulalka iyo guryaha laga duminayo qaybo ka mid ah caasimadda.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan21 Aug 2026

QM oo shaacisay sida DF u wiiqday dhaqaalihii Shabaab ee Muqdisho iyo weeraradii

Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin cusub oo loo gudbiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday isbeddel lagu arkay qaabka ay Al-Shabaab uga hawlgasho Soomaaliya, iyadoo kooxda ay yareysay tirada weerarrada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.