Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

331 headlines · 42 sources · updated 4 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Sept 2026

DEG-DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Magaalada Baydhabo

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta aad u kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo dhawaqa hubka culus iyo rasaas xooggan. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in dagaal…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026

Muungaab oo Ciidamo Ku Ururinaya Gobolka Shabeellaha Dhexe?

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa muddooyinkii dambe si muuqata ugu lug lahaa arrimaha la xiriira ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026

Xamsa oo wajahaya cadaadis siyaasadeed : Agoonta, ciidamada, dhulalka Muqdisho , mashaariicda dekedda iyo garoonka

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilligan wajahaya arrimo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho oo si weyn looga hadal hayo gudaha dalka, iyadoo su’aalo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Sept 2026

Fiqi oo digniin culus u diray mucaaradka: “Gacan bir ah ha lagu qabto cid kasta oo abaabusha maleeshiyaad”

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto abaabul ciidan,…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Sept 2026

Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland doonayso iskaashi amni oo ay la yeelato Maraykanka iyo Israa’iil

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay mustaqbalka doonayso inay ballaariso iskaashiga dhinaca amniga ee ay la yeelanayso Maraykanka…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026

Sanbalooshe oo bogaadiyay bannaanbaxii Hiiraan, xilli khilaaf ka taagan yahay doorashada Hirshabeelle

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, oo ah siyaasi iyo taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, ayaa taageero u muujiyay bannaanbax nabadeed oo ka dhacay gobolka…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026

Wasiir Xasan Cabdi Maxamed oo weerar afka ah ku Xasan Sheekh xilli xiisadda Koonfur Galbeed ay sii xoogeysanayso

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka taagan Koonfur Galbeed ayaa sii xoogeysanaysa, iyadoo masuuliyiin iyo siyaasiyiin kala taabacsan dhinacyada isku haya maamulka Koonfur Galbeed ay…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026

Madaxweyne Cirro oo CFR kaga hadlay aqoonsiga Somaliland iyo danaha istiraatiijiga ah ee Geeska Afrika+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada New York khudbad iyo dood ka jeediyey Golaha Xiriirka Dibadda ee Maraykanka, Council on Foreign Relations…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Sept 2026

Qoysas sheegay in la dhimay lacagtii loo siin jiray carruurta askarta ku dhimatay dagaalka Al-Shabaab+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Qoysas haya carruur ay dhaleen askar ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku dhintay dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sheegay in lacag taageero ah oo ay dowladda siin…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Sept 2026

Maxaa keenay muranka safarka Guudlaawe ee Hiiraan?”

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka dhacay bannaanbax ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal qof, kaas oo looga soo horjeedo hannaanka loo wado doorashada maamulka Hirshabeelle iyo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.