Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

452 headlines · 42 sources · updated 38 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse25 Aug 2026

Maxay tahay shirkadda Kenyan-ka ee Bangiga Adduunka ka mamnuucay mashaariicda Soomaaliya?

Muqdisho (Caasimada Online) – Bangiga Adduunka ayaa shirkadda teknoolojiyadda ee Kenya laga leeyahay ee Webmasters Kenya Limited ka mamnuucday inay ka qayb qaadato mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga muddo aan ka yarayn shan sano. Go’aanka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan25 Aug 2026

Cosoble oo dalbaday in hal arrin la weydiiyo Kheyre ka hor inta aan xil lagu aaminin

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa weerar siyaasadeed oo culus ku qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, isaga oo sheegay in Kheyre ay tahay inuu marka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan25 Aug 2026

Pakistan: Maxkamad go’aan ka gaartay kiis la xiriira Somalia

Karachi (Caasimada Online) — Maxkamad gaar ah oo qaabilsan dambiyada la xiriira maandooriyaha oo ku taalla Pakistan ayaa saddex nin ku xukuntay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay inay isku dayeen inay Soomaaliya u soo tahriibiyaan in ka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse24 Aug 2026

Xog: DF oo qorsheynaysa in 3 magaalo ka hirgeliso saldhigyo ciidan iyo xarumo drones ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in saddex magaalo oo istiraatiiji ah oo ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka laga hirgeliyo saldhigyo ciidan iyo xarumo laga hago diyaaradaha aan duuliyaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse24 Aug 2026

Muxuu ka dhigan yahay go’aanka Maxkamadda Sare ee doorashooyinka Galmudug?

Muqdisho (Caasimada Online) – Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijooyinkii doorashadii 30-kii Luulyo ka dhacday Galmudug waa mid ka weyn in loo arko oo keliya in doorashada dib loo qabanayo. Waa go’aan taabanaya…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse24 Aug 2026

Xog: Xasan, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya arrinta kasoo cusboonaatay doorashada Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan24 Aug 2026

Guddoomiyaha Dayniile oo soo soo saaray amar culus oo la xiriira waddooyinka degmada

Mogadishu (Caasimada Online) — Guddoomiyaha Degmada Dayniile, Mudane Cabdiraxmaan Macallin Xuseen, ayaa soo saaray amar ku saabsan nadaafadda, bilicda deegaanka iyo xoojinta amniga waddooyinka waaweyn ee degmada, isagoo shacabka iyo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed24 Aug 2026

Muxuu Deni ka yiri duqeynta lala beegsaday burcadbadeeda ku sugan Puntland? + Video

Garoowe (CaasimadaOnline) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo xalay ka qayb-galay kulan dadweyne oo ka dhacay degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay xaaladda amni ee ka taagan Puntland,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed24 Aug 2026

Xasan o ballan qaad u sameeyay ardaydii kaalmaha hore ka galay Imtixaanka shahaadiga

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2025 2026-ka, isagoo u sameeyay ballan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan24 Aug 2026

Kooxda haysata markabkii hubka u soo siday Muqdisho oo soo bandhigtay dalab culus

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog soo baxaysa ayaa sheegaysa in kooxda burcad-badeedda ah ee gacanta ku haysa markabka M/V LUTUF ay dalbatay lacag madax-furasho ah oo ku dhow laba milyan oo dollar, si loo sii daayo markabka iyo shaqaalaha…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan23 Aug 2026

Midowga Culimada oo taageeray xaqa DF u leedahay maamulka dhulka danta guud

Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa taageeray xaqa dowladda ay u leedahay maamulka iyo dib-u-habeynta dhulalka danta guud ee Muqdisho, balse ku adkeystay in aan lagu xadgudbin hantida gaarka ah ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed23 Aug 2026

Daawo: Mucaaradka oo war culus kasoo saaray howlgal maanta DF ka fulisay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay tallaabadii ugu dambeysay ee ay dowladda qaaday, gaar ahaan howlgallada burburinta ee weli kasii socda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse23 Aug 2026

Sidee loo dilay horjooge Cabdullaahi Odowaa oo muddo dheer ka tirsanaa Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi ayaa galabnimadii Jimcihii deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jirata Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku khaarijiyay horjooge…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.