Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

16 headlines · 42 sources · updated just now

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldEverything else our sources filed — not about the Horn.

Filtered to Puntland Post · clear

Puntland PostRegionalDesk4 days ago

Firdhiye iyo Abwaan oo la heshiisiiyay

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka masmulka Waqooyi Bari ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhexeeyay, kaddib wadahadallo muddo socday oo la xiriiray sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka labada mas’uul. Dadaallada xal u helidda…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 Oct 2026

Khilaaf ka dhex taagan Firdhiye iyo Abwaan

Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa markale ka dhex curtay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), kuwaas oo xilka haya muddo dhan sanad iyo labo…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk3 Oct 2026

Markab shidaal oo la weeraray

Markab shidaal ayaa saaka lala beegsaday gantaal ama walax aan la aqoonsan, kaas oo marayay meel qiyaastii 4 mayl badeed dhanka bari kaga beegan dalka Cumaan, sida ay sheegtay hay’adda howlgallada ganacsiga badda ee UK (UKMTO). Hay’adda…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk25 Sept 2026

Xiisad ka taagan degmada Caluula

Xiisad ayaa ka taagan degmada Caluula ee xarunta gobolka Raascasayr, taas oo la xiriirta iska hor-imaad maanta ka dhacay halkaas oo sababay dhimashada halka qof iyo dhaawaca mid kale. Iska hor-imaadka waxaa ku dhintay nin dhalinyaro ah oo…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.