Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News9 hours ago Duqeymo culus oo xalay ka dhacay duleedka Baydhaba↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeymo culus ayaa la sheegay in xalay laga fuliyay deegaano ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, iyadoo jugta qaraxyada iyo dhawaaqa diyaaradaha dagaalka laga maqlayay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi22 hours ago Waxaa jira askari labaatan sano dable ah .↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa jira askari 20 sano ka hor la qoray oo weli ah dable, halka uu jiro askari 4 sano ka hor la qoray oo gaashaanle ah. Taas waxay ku tusinaysaa in nidaam iyo xeer midna aan lagu dhaqmin.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi22 hours ago ” Xeerkan xilligan waxa ku soo aadiyey awood maroorsi waad.↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaynu ognahay in ciidanka loo adeegsado siyaasadda. Ciidanka in dowlad-goboleed lagu weerarayo oo lagu leeyahay, “Garaado ayaan idin siinaynaa, kaalaya. Xildhibaan Garaad oo ka tirsan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago ” Berri dagaal galayiin Ciidankeena ma sir baa Xilidhibaan jeesow.↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidanka marka ay dagaal galayaan in loo sheego meesha dagaalka lagu wajahan yahay ma aha arrin sahlan, waana sir ciidan oo muhiim ah. Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow, oo ka tirsan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Baydhaba: Laamaha amniga oo gacanta ku dhigay nin loo heysto dilkii Jamaal Boorow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Laamaha amniga magaalada Baydhaba ayaa gacanta ku dhigay nin loo heysto inuu ku lug lahaa dilkii xalay magaalada loogu geystay, Alle ha u naxariistee, Jamaal Boorow, oo ahaa wiil dhallinyaro…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Baydhaba: Wiil dhalinyaro ah oo loo dilay taleefankiisa gacanta↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Allaha u naxariistee Jamaal Xasan Nuur, oo ahaa wiil dhalinyaro ah, ayaa lagu dilay mid ka mid ah xaafadaha magaalada Baydhaba, kaddib markii rag hubeysan ay isku dayeen inay ka qaataan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Baydhaba: Duqeymo ka dhacay duleedyada magaalada iyo cabsi soo food saartay shacabka+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay duqeymo kale laga fuliyay deegaano ku yaalla duleedyada magaalada, iyadoo dhacdadan ay kusoo beegantay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 days ago Xasan Sheekh Maxamuud xaaladdiisa oo su’aalo laga keenay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Su’aalo cusub ayaa ka dhashay xaaladda caafimaad iyo halka uu ku sugan yahay Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib markii ay soo baxeen warar kala duwan oo ku saabsan caafimaadkiisa iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 days ago Tookiyo: Shacabka oo laga xiray xafiiskii ay ku bixinayeen lacagta dhulka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Shacabka ku nool xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid ayaa wajahaya xaalad muran iyo walaac dhalisay, kaddib markii la sheegay in laga xiray xafiis ay doonayeen inay ku bixiyaan lacag dhan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 Sept 2026 WARBIXIN GAAR AH: Tacadiga iyo Boobka Hantida ee Ka Taagan Degmada Boondheere↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Cabashooyin xooggan ayaa kasoo baxaya Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir, halkaas oo shacabka qaarkood ay sheegeen inay wajahayaan cadaadis, handadaad iyo dhibaatooyin la xiriira…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Mushaharka Ciidamada NISA oo Dib u Dhacay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Mushaharka ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), gaar ahaan ciidamada gaarka ah, Qoryooleyda, Jagpointiyada iyo ciidamada ka howlgala gobollada, ayaa bishan dib u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 Sept 2026 Warar kala duwan oo laga helayo xaaladda Xasan Sheekh kadib safarkii Serbia↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxay warar la xiriira halka uu ku sugan yahay Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib markii uu soo gabagabeeyay safarkiisii magaalada Belgrade ee dalka Serbia.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 Sept 2026 Jakarta oo Wajahaysa Xiisad Siyaasadeed iyo Rabshado Dib u Soo Cusboonaaday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Jakarta ee caasimadda Indonesia ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed iyo amni oo xasaasi ah kadib markii mudaharaadyo ka dhacay dalka ay isu beddeleen rabshado, iyadoo weli la isku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 Sept 2026 Toogasho ka dhacday Minneapolis oo sababtay dhimasho iyo dhaawac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, dhowr qof oo kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dhismo ku yaalla magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Dal aan lahayn lacag qaran ma dal baa?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa marar badan la isweydiiyo in dal aan lahayn lacag qaran oo si rasmi ah ama si weyn loo isticmaalo uu weli sharci ahaan u noqon karo dal madax-bannaan. Su’aashan ayaa mar kale soo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Duqeyn Diyaaradeed oo Ka Dhacday Gobolka Bay iyo Xaaladda Baydhaba oo Kacsan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa xalay ka dhacday deegaanka Naaxiyow oo hoostaga Dolondoola, gobolka Bay, halkaas oo sida ay sheegeen ilo amni lagu bartilmaameedsaday goob ay ku sugnaayeen xubno…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Macallimiintii Saxday Imtixaanka Qaranka oo Ka Cabanaya Lacagaha↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Macallimiinta ka qeybqaatay saxidda imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare ayaa wajahaya dood xooggan oo ku saabsan lacagaha loo bixiyo shaqada ay qabtaan, kaddib markii ay soo baxeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 Sept 2026 Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Shir Caalami ah oo Belgrade Lagu Qabtaya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeybgalay kulan heer sare ah oo lagu xusayay 65-guurada shirkii ugu horreeyay ee Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Aug 2026 Qabuuraha Yaaqshiid oo ganacsi loo qorsheeyay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad walaac leh ayaa laga soo sheegay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, kaddib markii la sheegay in qaar ka mid ah shacabka lagu wargeliyay inay qabuuraha degmada kala baxaan lafaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Aug 2026 Faahfaahin ku saabsan xaaladda waaxyaha Degmada Hodan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa wajahaysa xaalad la xiriirta dhulalka iyo goobaha ku yaalla waaxyaha degmada, iyadoo la sheegay in waaxyo dhowr ah oo degmada ka tirsan la iibiyay.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News29 Aug 2026 Warlaliska oo wajahaya xiisad cusub, qorshe howlgalna laga digayo?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile uu ka jiro qorshe la xiriira howlgal ay ciidamada dowladda ka fulinayaan deegaanka, iyadoo xaaladda xaafadda ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News28 Aug 2026 Tookiyada Yaaqshiid: Yaa Burburinta Amray?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaafadda Tookiyada ee degmada Yaaqshiid ayaa maalmihii lasoo dhaafay noqotay meel si weyn looga hadal hayo, kadib burburin iyo barakac saameeyay qoysas muddo dheer ku noolaa . Wararka kasoo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News27 Aug 2026 Ciidanka Haramcad oo howlgallo culus ka sameeyay Shabeellaha Hoose↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo amni oo ay ciidamada gaarka ah ee Haramcad saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News26 Aug 2026 Buulo Eelaay oo Burburin Xoogan ka Socoto, Shacabka oo Guryahooda Laga Barakicinayo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaafadda Buulo Eelaay ee degmada Waaberi ayaa saaka wajahaysa xaalad adag, kaddib markii ciidamo badan iyo cagafyo waaweyn la geeyay deegaanka, halkaas oo lagu bilaabay burburinta qaar ka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Aug 2026 Xaalad adag oo ka taagan Xaafadda Tookiyo, shacabka oo wajahaya barakac iyo cabsi↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad adag ayaa weli ka taagan Xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid, halkaas oo shacabka deegaanka ay ka cabanayaan barakac xoog ah, cabsi iyo burburin lagu hanjabay guryaha ay ku nool…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News25 Aug 2026 Fadeexad maaliyadeed oo NISA ka dhex taagan: Su’aalo ku saabsan halka ay ku dambeysay $2.5 Milyan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar iyo xog laga helayo gudaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa sheegaya in la xiray laba sarkaal oo ka tirsan waaxda maamulka iyo maaliyadda hay’adda, kuwaas oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News24 Aug 2026 Kenya oo Garoonka Jomo Kenyatta ka celisay Xildhibaan Yuusuf Kabaale↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax, oo si weyn loogu yaqaano Yuusuf Kabaale, ayaa laga celiyay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, xilli uu doonayay inuu gudaha u galo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026 Helsinki: Jaaliyadda Gaaljecel ee Yurub oo Kulan Qabatay+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan jaaliyadda Gaaljecel ee Yurub, iyadoo kulanka looga hadlay arrimo la xiriira isku-xirka…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026 Marka: Calanka Koonfur-bari oo Laga Taagay Xarumo Maamul↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad cusub oo dhinaca siyaasadda iyo amniga ah ayaa maanta ka taagan magaalada Marka, xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii kooxo hubeysan oo taageersan maamulka loogu magac…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 Aug 2026 Yaaqshiid : Rasaas iyo Bannaanbax Ka Dhacay Tookiyo +Sawiiro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad kacsanaan ah ayaa saaka ka taagan xaafadda Tookiyo ee degmada Yaaqshiid, gobolka Banaadir, kaddib markii ciidamo iyo cagafyo ay aroor hore ka bilaabeen burburinta guryo ku yaalla ,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.