Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

8 headlines · 42 sources · updated 4 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somali Public Agenda · Somalia · clear

Somali Public AgendaRegionalSomali Public Agenda20 Oct 2026

Dagaallada ka soo Cusboonaaday Itoobiya iyo Saameynta ay ku Yeelan Karaan Soomaaliya

October 18, 2026: Somali Public Agenda ayaa barta X (Twitter) ku qabatay falanqeyn diiradda lagu saaray dagaallada ka soo cusboonaaday Itoobiya iyo saameynta ay ku yeelan karaan Soomaaliya. The post Dagaallada ka soo Cusboonaaday Itoobiya…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali Public AgendaRegionalSomali Public Agenda16 Oct 2026

E82. Dowlad-dhiska, Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya: Caqabadaha iyo Fursadaha

Tan iyo burburkii dowladdii dhexe, Soomaaliya waxay la daalaa dhacaysay dagaallo sokeeye oo wejiyo kala duwan leh. Kaddib dadaallo badan oo dib-u-heshiisiin ah, waxaa Jamhuuriyadda Saddexaad lagu dhisay shirkii nabadda iyo…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali Public AgendaRegionalSomali Public Agenda8 Oct 2026

E48. Saameynta El Niño ku yeelan karto Soomaaliya iyo sida looga gaashaaman karo

Muddooyinkii u dambeeyay, Soomaaliya waxaa si isdaba joog ah u saameynayay daadad iyo abaaro soo noqnoqday. Xilliga Deyrta ee sannadkan 2026-ka, waxaa la filayaa roobab mahiigaan ah oo sababi kara daadad xad-dhaaf ah, kuwaas oo saameyn ku…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali Public AgendaRegionalSomali Public Agenda4 Oct 2026

E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland

Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya ayaa afartii sanaba mar gala marxalad doorasho oo xasaasi ah, taas oo u baahan in si miir-qab iyo masuuliyad leh loo maareeyo. Puntland, oo ah dowlad-goboleedkii ugu horreeyay ee Soomaaliya ka…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali Public AgendaRegionalFarhan Isak24 Sept 2026

Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland

More than a decade into the implementation of Somalia’s federal project, aspirations to decentralize fiscal and service delivery powers to local governments remain unrealized. Similarly, the federal project has yet to yield meaningful…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali Public AgendaRegionalSomali Public Agenda20 Sept 2026

E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh

Waxaa socda dadaallo looga heshiinayo nooca doorasho ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee xiga. Waxaa jira saluug ah in doorashooyinkii dadbanaa ee hore aanay soo saarin xildhibaanno leh tayadii laga filayay. Su’aasha muhiimka ahi waxa…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali Public AgendaRegionalSomali Public Agenda20 Sept 2026

Jowhar’s First District Budget: Opportunities and Challenges for Fiscal Decentralization and Local Governance

Jowhar’s local council approved the district’s first annual budget for the 2026 fiscal year. This ended years of operation without an approved municipal budget despite the dis-trict’s status as the administrative capital of Hirshabelle…

Read at Somali Public Agenda ↗Headline and extract © Somali Public Agenda — reproduced for reference, full article at the publisher.