Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

237 headlines · 42 sources · updated 58 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · Somalia · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News8 hours ago

Booliska Galmudug oo qabtay maleeshiyaad weerar qaaday

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Booliska Galmudug ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay iska difaaceen weerar maleeshiyaad hubeysan oo uu Taliska ku sheegay kuwo qaab qabiil u abaabulan ku qaadeen…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News21 hours ago

Dagaal ka dhacay Dibiyolay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Dibiyolay, oo hoostaga degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyay ciidamo Booliis ah iyo ciidamo ay…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago

Amniga Baydhabo oo faraha ka sii baxaysa.

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Baydhabo: Waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ah, iyadoo ay sii badanayaan dilalka loo geysto dadka ku nool magaalada Baydhabo. Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada ayaa la sheegay in dadku uga…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago

Dhagaxii Ceel-Cali: Xildhibaan Jeesow

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Su’aalo ayaa la iska weydiinayaa dhagax qaali ah oo lix sano ka hor laga helay Degmada Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan. Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago

Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka JSP

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa maanta kaarka musharraxnimada Hirshabeelle gacanta loo geliyay Cali Guudlaawe oo noqon doona hoggaamiyaha Hirshabeelle marlabaad, kadib munaaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago

Deni iyo Axmed Madoobe oo Nairobi ku kulmaya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib markii uu soo gabagabeeyay socdaallo uu ku marayay deegaano ka tirsan Puntland, kuwaas oo…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago

Cirro oo Maraykanka kula kulmay masuul ka tirsan urur u ololeeya xoojinta xiriirka Israel iyo bulshada Afrikaanka ah

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa intii uu ku sugnaa dalka Maraykanka kulan la yeeshay Dumisani Temsgen Washington, oo ah aas-aasaha iyo hoggaamiyaha…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.