Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News31 minutes ago AUSSOM oo Baydhabo ka sheegtay caqabado la xiriira baaritaanka dadka iyo gaadiidka garoonka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa sheegay in ciidamada ka howlgala magaalada Baydhabo ay mararka qaar la kulmaan caqabado la xiriira hannaanka hubinta amniga,…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi58 minutes ago Turkiga oo soo tarxiilay dhallinyaro Soomaaliyeed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay ku dhawaad 50 dhallinyaro Soomaali ah. Dowladda Turkiga ayaa soo tarxiishay dhallinyaro Soomaali ah oo lagu qabtay xuduudaha…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 hour ago Puntland oo Garoowe ku qabatay Todobaadka Qiimeynta 2026+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabatay Todobaadka Qiimeynta Puntland 2026, oo looga hadlay muhiimadda ay leedahay in qorshayaasha horumarineed iyo go’aannada dowladda lagu saleeyo xog…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 hour ago Ciidamada Laftagareen oo tiro hoobiyeyaal ah ku garaacay magaalada Baydhabo↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Jug culus ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Baydhabo. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli maanta magaalada ay ka dhaceen bannaanbax lagu taageerayo dowladda Turkiga. Ciidamo ku sugan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 hour ago Rag hubeysan oo xiray garoonka diyaaradaha ee Jalalaqsi↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Garoonka magaalada Jalalaqsi waxaa xiray dabley hubeysan, kuwaas oo si buuxda ula wareegay garoonka. Waxaa la filayay in maanta magaalada ay tagaan xubno ka tirsan xisbiga JSB, kuwaas oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 hours ago Cirro oo Washington kaga hadlay Somaliland, Soomaaliya iyo amniga Geeska Afrika↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad ka jeediyay Machadka Hudson Institute ee magaalada Washington, D.C., halkaas oo uu kaga hadlay xaaladda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News5 hours ago Dad la qabtay oo la sawiro: Ogolaansho la’aantu maxay ka dhigan tahay?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Muuqaallo iyo sawirro lagu daabaco baraha bulshada ee hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa mararka qaar muujinaya dad ay ciidamada Boolisku gacanta ku dhigeen, arrintaas oo dhalisay dood ku…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News6 hours ago Jalalaqsi oo xiisad gashay: Macawiisley oo qabsatay garoonka iyo buundada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaalad amni iyo mid siyaasadeed oo cusub ayaa ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii warar soo baxay ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Macawiisleyda ay la wareegeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News7 hours ago Abwaan Yuusuf Shaacir oo shaqada laga joojiyey kadib eedeymo uu warbaahinta mariyey↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Golaha Wakiillada Somaliland ayaa shaqada ka joojiyey Abwaan Yuusuf Shaacir, oo ahaa la-taliyaha Golaha, kadib markii lagu eedeeyey inuu madaxda qaranka u jeediyey eedeymo iyo hadallo uu u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News9 hours ago Booliska Galmudug oo qabtay maleeshiyaad weerar qaaday↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Taliska Booliska Galmudug ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay iska difaaceen weerar maleeshiyaad hubeysan oo uu Taliska ku sheegay kuwo qaab qabiil u abaabulan ku qaadeen…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News9 hours ago Trump oo Devin Kennington u magacaabay Safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay hadda…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 hours ago Ugaas Yuusuf oo sheegay in reer Hiiraan qaadanayaan go’aamo xasaasi ah↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News20 hours ago Puntland oo Boosaaso ku xayirtay saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa xaalad ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kaddib markii Puntland la sheegay inay garoonka ku xayirtay saraakiil ciidan iyo xubno ka tirsan…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News22 hours ago Dagaal ka dhacay Dibiyolay oo sababay dhimasho iyo dhaawac↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Dibiyolay, oo hoostaga degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyay ciidamo Booliis ah iyo ciidamo ay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News23 hours ago Weerarada Online-ka oo Aamusinaya Saxafiyiinta Soomaaliya+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saxaafadda Soomaaliyeed iyo hay’adaha warbaahinta ayaa wajahaya weerar internet oo isku xiran oo lagu beegsanayo akoonnada suxufiyiinta iyo warbaahinta Soomaalida maalmaha fasaxa, taasoo u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago Amniga Baydhabo oo faraha ka sii baxaysa.↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Baydhabo: Waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ah, iyadoo ay sii badanayaan dilalka loo geysto dadka ku nool magaalada Baydhabo. Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada ayaa la sheegay in dadku uga…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Beledweyne oo laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan xilli ay taagan tahay xiisadda siyaasadeed↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegaya dhaqdhaqaaq ciidan iyo isu diyaar-garow xooggan, xilli magaalada ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo la xiriirta…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Faahfaahin ka soo baxaysa dilka wiil uu dhalay La-taliyaha Amniga Qaranka↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa dhacdo lagu soo warramayo in lagu dilay wiil uu dhalay La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xasan Sheekh Aweys. Wiilka oo lagu magacaabo Yuusuf ayaa la…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Eritrea oo walaac ka muujisay joogitaan milatari oo Israa’iil ka samaysato Somaliland↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea, Osman Saleh, ayaa walaac xooggan ka muujiyay qorshe kasta oo la xiriira in Israa’iil ay joogitaan milatari ka samaysato Somaliland, isagoo su’aal geliyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Yuusuf Dabageed oo eedeyn culus u jeediyay Xasan Sheekh iyo Cali Guudlaawe↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), ayaa hadal adag ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Hirshabeelle, isagoo eedeyn culus u jeediyay…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Safiirka Turkiga oo Soomaaliya macsalaameeyay: “Soomaaliya waa dal aan nahay masiir-wadaag”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Safiirkii Turkiga ee Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howshiisii diblomaasiyadeed ee dalka, isagoo hadal uu ku macsalaameynayay Soomaaliya ku muujiyay sida uu dalkiisa muhiimad gaar ah u…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Beledweyne oo wajahaysa xiisad cusub: Cali Jeyte iyo wafdi Xawaadle ah oo ku wajahan magaalada↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay mid sii xasaasiyadeysan, iyadoo magaalada laga dareemayo dhaq-dhaqaaq ciidan iyo mid…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago Dhagaxii Ceel-Cali: Xildhibaan Jeesow↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Su’aalo ayaa la iska weydiinayaa dhagax qaali ah oo lix sano ka hor laga helay Degmada Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan. Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka JSP↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Waxaa maanta kaarka musharraxnimada Hirshabeelle gacanta loo geliyay Cali Guudlaawe oo noqon doona hoggaamiyaha Hirshabeelle marlabaad, kadib munaaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliAden Abdi1 day ago Kooxda Dhulboobka Muqdisho oo ciidamo ka qoranaya Dayniile iyo Gubta↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Abaabul ayaa la sheegayaa inuu ka socdo xaafado kamid ah Muqdisho, halkaas oo kooxaha dhulboobka ay ka wadaan qorashada ciidamo loo adeegsan rabo barakicinta shacabka. WhatsApp Facebook…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Maxaa sharci ahaan ka socda Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug?↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Soomaaliya ayaa xilligan wajahaysa marxalad siyaasadeed oo aad u adag, kaddib markii khilaafyo xooggan ay hareeyeen hannaanka doorashooyinka iyo xiriirka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Towfiiq oo laga reebay liiska doorashada Galmudug? Eedeymo culus oo soo baxay↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee ku saabsan doorashada Galmudug ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la xiriira sida loo maareynayo doorashada ku-celiska ah ee…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago Cali Guudlaawe oo loo guddoonsiiyay kaarka musharraxnimada JSP ee Hirshabeelle↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa si rasmi ah u guddoomay kaarka musharraxnimada Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada Soomaaliya (JSP), kaas oo uu xisbigu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Labada Garoon ee Beledweyne: Garoonkii Hore ee Howlwadaag iyo Ugaas Khaliif↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay muddo dheer lahayd muhiimad dhanka gaadiidka iyo duulimaadyada ah, waxaana magaalada iyo nawaaxigeeda lala xiriiriyaa laba goobood oo…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago Nabadoon C/Rashiid: “Hiiraan uma taliyaan Xawaadle, doorashaduna way socotaa”↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Nabadoon C/Rashiid oo ka tirsan waxgaradka beesha Gaaljecel ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan, gaar ahaan muranka ku saabsan doorashada maamulka Hirshabeelle…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.