Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

15 headlines · 42 sources · updated 56 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Puntland Post · Ethiopia · clear

Puntland PostRegionalDesk2 days ago

Itoobiya oo heshay diyaarado dagaal ee Su-35

Itoobiya ayaa kala wareegtay Ruushka 12 diyaaradood dagaal oo ah nooca casriga ah ee Su-35, sida uu shaaciyay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Wuxuu sheegay in diyaaradaha la keenay hal sano ka hor waqtigii la qorsheeyey, islamarkaana ay…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalcph6 days ago

Medemer Succumbs to Wax and Gold in Ethiopia

The opposition is using Ethiopia’s traditional wax and gold poetic device ( sem ena werq ) to convey subtle political messages, encourage critical thinking and challenge what it regards as ideological indoctrination through Medemer . Addis…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk6 days ago

Dagaal maalintii saddexaad ka socda Mooyaale

Magaalada Mooyaale oo ku taalla xuduuda Itoobiya iyo Kenya ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka maanta wuxuu ka bilowday gudaha magaalada, iyada oo ciidamada Oromada ay…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk15 Oct 2026

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Qardho

Ilaa shan qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Dadka dhintay ayaa afar ka mid ah oo mid haween tahay yihiin…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk11 Oct 2026

Nin hubaysan oo dad ku laayay magaalada Garoowe

Labo qof ayaa ku dhintay, afar kalana waa ku dhaawacantay, kaddib markii maanta qof hubaysan u rasaas ku furay dad ku sugnaa goob ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Dhacdadan ayaa ka dhacday goob birta lagu tumo oo ku taalla…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk11 Oct 2026

Lugatoor oo kulan la qaatay Gen. Dimbore

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kulan la qaatay qunsulka Itoobiya u qaabilsan Puntland Gen. Tagesse Lambamo Dimbore iyo saraakiil kale oo ka tirsan qunsuliyadda. Kulanka ayaa…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk2 Oct 2026

Itoobiya iyo Eleteriya oo safaaradaha kala qaatay

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay safaaradii Eleteriya ee Addis Ababa, iyada oo amar ku siisay 10 diblomaasi oo dalkaas u dhashay in ay dalkeeda uga baxaan muddo 48 saacadood gudahood ah. Sidoo kale Itoobiya waxay shaaciyay…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.
Puntland PostRegionalDesk29 Sept 2026

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaasi oo uu kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed. Kulanka…

Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher.