Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

30 headlines · 42 sources · updated 2 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Kaab TV · Ethiopia · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 hours ago

Mooyaale oo mar kale laga soo sheegayo dagaal culus: Xiisadda Soomaalida iyo Oromada oo sii kordheysa

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar laga helayo magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka dowlad-deegaanka Soomaalida iyo Oromia ee Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka dib uga qarxay magaalada, iyadoo la maqlayo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News1 day ago

Xiisadda Itoobiya iyo Masar: Soomaaliya ma u wareegi kartaa goobta loollanka siyaasadeed iyo milatari ee labada dal?+Sawirro

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Itoobiya iyo Masar ayaa sii xoogeysatay, iyadoo khilaafka labada dal uu ku fiday arrimo la xiriira biyaha Webiga Niil, amniga Badda Cas, saameynta…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News2 days ago

Sanbaloolshe oo la sheegay inuu Beledweyne ka dalbaday darawallo iyo farsamayaqaanno, kaalinta Itoobiya iyo xisaabta amni ee Hiiraan

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar la xiriira dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa sheegaya in Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu magaalada Beledweyne ka dalbaday ku dhowaad 50 dhallinyaro ah oo isugu jira darawallo iyo…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Oct 2026

Laba qalad oo lagu eedeeyay Aadan Madoobe oo sii murjin kara colaadda Koonfur Galbeed iyo su’aalaha ka dhashay doorka Turkiga iyo Itoobiya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xiisadda siyaasadeed iyo tan militari ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News16 Oct 2026

Danjire Anteneh oo ka digay in aqoonsiga Somaliland uu halis gelin karo iskaashiga amni ee Itoobiya iyo Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Danjire Tesfaye Yetayeh Anteneh, safiirka Itoobiya u jooga Israa’iil, ayaa ka digay in haddii Itoobiya ay aqoonsato Somaliland, dowladda Soomaaliya ay dalban karto in ciidamada Itoobiya laga…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News11 Oct 2026

Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay duqeyn lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa oo ka dhacday Puntland

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga Puntland ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeeyay inuu fuliyay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa, shan kalena lagu dhaawacay, xilli…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News30 Sept 2026

Itoobiya oo qorshaynaysa inay ciidamo kala baxdo Soomaaliya

WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Itoobiya ay qorshaynayso inay Soomaaliya kala baxdo qaar ka mid ah ciidamadeeda, gaar ahaan ciidamada aan ka tirsanayn howlgalka AUSSOM. Ciidamadan ayaa la…

Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.