Golaha Mustaqbalka oo dhaliilay safaradii Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya iyo Masar
Golaha Mustaqbalka ayaa si adag u dhaliilay safaradii uu dhawaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud tagay dalalka xiisaddu u dhaxayso ee Itoobiya iyo Masar iyo kulamadii uu halkaas kula qaaday Abiy Axmed, Al-Sisi iyo Afwerki. Madaxweyne hore…