Sacuudi Carabiya oo digniin ka soo saartay halis ku soo wajahan Makka iyo…↗
Riyadh (Caasimada Online) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta oo Talaado ah digniin degdeg ah ka soo saartay magaalooyinka Makka, Jeddah iyo Taif, iyadoo shacabka uga digtay “khatar suuragal ah” oo aan si rasmi ah loo shaacin nooca ay…
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka socda YEMEN↗
Sanca (Caasimada Online) – Dagaallo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka socday qaybo ka mid ah dalka Yemen, gaar ahaan gobolka Maarib, xilli dalkaasi uu weli wajahayo xaalad siyaasadeed iyo amni oo cakiran. Gobolka Maarib ayaa ah goobta…
Mareykanka oo xaqiijiyay inuu hub dagaal geeyay hawada sare↗
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in ay hawada sare geysay hub loogu tala-galay hawl-gallada dagaalka hawada sare, taas oo muujinaysa isbeddel cusub oo ku yimid awoodda…
Dalalka Khaliijka oo wajahaya xaalad laba daran mid dooro ah↗
Riyadh (Caasimada Online) — Qabsashada Xuutiyiinta ee qeybo muhiim ah oo ka tirsan xeebaha Badda Cas ee Yemen ayaa si weyn u beddeleysa miisaanka awoodda Bariga Dhexe, iyadoo Iran siinaysa awood dheeraad ah oo ay ku cadaadiso Sacuudiga iyo…
Trump oo shaaciyey arrin ay soo weydiisteen Xuutiyiinta xilli ay weerarayaan Sacuudiga↗
Washington (Caasimada Online) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Xuutiyiinta Yemen ay la soo xiriireen maamulkiisa, kana codsadeen in Washington aysan faragelin dagaalka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda iyo Sacuudi…
Tucker Carlson oo kashifay qorshe halis ah oo Israa’iil ay u maleegtay dalalka Khaliijka↗
Washington (Caasimada Online) – Faalleeyaha siyaasadda Mareykanka Tucker Carlson ayaa ku dooday in dagaalka ka socda Iran uu leeyahay ujeeddo ka ballaaran wiiqidda Tehran, isagoo sheegay in Israel ay dooneyso inay daciifiso dalalka…
Dagaalka Bariga Dhexe oo weji cusub yeeshay iyo Iiraan oo heshay waddo labaad oo guul↗
Tehran (Caasimada Online) – Xiisadda Bariga Dhexe ayaa gashay marxalad cusub oo Iran iyo xulafadeeda u muuqata inay mar kale heleen awood ay cadaadis ku saaraan Mareykanka iyo dalalka Khaliijka, kaddib markii weerarro iyo horumarro…
Trump oo diiday laba codsi oo uga yimid bin Salmaan oo wajahay xaalad halis ah↗
Riyadh (Caasimada Online) – Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ayaa laba jeer oo xiriir ah Madaxweyne Donald Trump ka codsaday in Mareykanku weerarro militari ku qaado Xuutiyiinta Yemen, xilli kooxda ay si degdeg ah ula…
Xog: Gantaallada Xuutiyiinta iyo masaafooyinka ay gaari karaan↗
Sanca (Caasimada Online) – Xuutiyiinta Yemen ayaa muddooyinkii dambe soo bandhigay awood ciidan oo sii kordheysa, iyadoo kooxdii markii hore ahayd mid kooban ay hadda haysato hub iyo gantaallo kala duwan oo gaari kara masaafooyin fog.…
Aljeeriya oo hawadeeda ka mamnuucday diyaaradaha Imaaraadka kadib markii…↗
Algiers (Caasimada Online) – Aljeeriya ayaa maanta dhaqangelisay go’aan ay diyaaradaha Isutagga Imaaraadka Carabta uga mamnuucday inay adeegsadaan hawadeeda, kadib markii ay shalay jartay xiriirkii kala dhexeeyay Abu Dhabi. Go’aanka ayaa…
Xuutiyiinta oo qarka u saaran in ay qabsadaan Bab El Mendab↗
Sanca (Caasimada Online) – Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto ayaa ballaarin weyn ku sameeyay deegaannada ay ka haystaan xeebaha Badda Cas, iyagoo qabsaday magaalada dekedda leh ee Mocha, isla markaana gaaray jasiiradaha Hanish, xilli…
Caro xooggan oo ka dhalatay askarigii aanada qabiil loogu dilay Ceelbaraf↗
Jowhar (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo caro ayaa ka dhalatay dil arxan darro ahaa oo maalmo kahor deegaanka Ceelbaraf loogu gaystay Allaha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ahaa askari ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka…
Dagaalka Bariga Dhexe oo waji cusub galay iyo Pakistan oo weerar ku qaadeysa….↗
Islamabad (Caasimada Online) — Dowladda Pakistan ayaa ka fiirsaneysa inay duqeymo cirka ah ka fuliso goobo ay Xuutiyiintu ku sugan yihiin ee Yemen, haddii Sacuudi Carabiya si rasmi ah uga codsato taageero militari, sida ay Arbacadii…
Xog: Dowladda oo ciidamo ku daabuleysa Baydhaba iyo weerar culus oo la qorsheeyey↗
Baydhaba (Caasimada Online) — Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in halkaasi lagu abaabulayo ciidamo cusub oo la filayo in la geeyo magaalada Baydhaba, si ay uga qayb qaataan hawlgal lagula dagaalamayo ciidamada daacadda u ah…
Bin Zayed oo ogaa weerarkii October 7 ee Israel – Muxuu sameeyey 10 maalin ka hor?↗
Tel Aviv (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay in madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, uu uga digay in Xamaas ay diyaarineysay weerar weyn qiyaastii 10 maalmood ka…
Turkiga oo Bashaqle ka dhigaya aag milatari oo istiraatiiji ah xilli…↗
Warsheekh (Caasimada Online) – Deegaanka Bashaqle ee u dhexeeya Cadale iyo Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa noqonaya aag istiraatiiji ah, iyadoo qorshayaal lagu dhisayo kaabayaal milatari oo la xiriira xarunta hawada sare ee…
Qatar oo markii u horeysay su’aal ka keentay joogitaanka Mareykanka ee Khaliijka↗
Doha (Caasimada Online) — Dowladda Qatar ayaa sheegtay in dalalka Khaliijka aysan mar dambe amnigooda si buuxda ugu tiirsanaan karin ciidamada shisheeye iyo xulafadooda Mareykanka, iyadoo ku baaqday in waddamada gobolka ay dhistaan awood…
Sayga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday iyo Xasan Sheekh oo…↗
Dar es Salaam (Caasimada Online) – Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay geerida Hafidh Ameir Hassan oo ahaa sayga Madaxweynaha dalkaas, Samia Suluhu Hassan. Hafidh ayaa ahaa qof si weyn uga fogaaday siyaasadda iyo warbaahinta, isagoo inta…
Wariye u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaalkii Baydhaba↗
Baydhaba (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ku geeriyooday wariye Bashiir Maxamed Cabdulaahi oo kamid ahaa wariyeyaasha ka howlgala gudaha magaaladaas oo sidoo kale xarun KMG u…
Dacwad ka dhan ah Mareykanka oo la geeyay maxkamadda ICC↗
Tehran (Caasimada Online) – Ururka Bisha Cas ee Iran ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) u gudbiyay warqad uu kaga dalbanayo in la baaro duqeyn Mareykanku ka geystay koonfurta Iran, taas oo lagu sheegay inay haleeshay goob ay…
Mareykanka oo qaatay siyaasad cusub oo halis ah oo ka dhan ah IIRAAN↗
Washington (Caasimada Online) – Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran ayaa gashay weji cusub, kadib markii maamulka Madaxweyne Donald Trump uu sheegay inuu dejiyay qorshe militari oo jawaab adag looga bixinayo weerarrada lagu qaado…
TRUMP oo sheegay in Iiraan si rasmi ah looga adkaaday↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal cusub oo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda Iran ku baahiyay bartiisa Truth Social, isagoo hadalkiisa ku muujiyay in Tehran ay wajahday xaalad aad u adag. Trump…
Isbahaysiga Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan oo tallaabadii ugu horreysay qaadaya maanta↗
Istanbul (Caasimada Online) – Magaalada Istanbul ayaa la filayaa in maanta oo Isniin ah lagu qabto kulan heer sare ah oo ay isugu imaanayaan madaxda ugu sarreysa ee dhinacyada diblumaasiyadda iyo difaaca ee dalalka Turkiga, Sacuudi…
Iran oo weerartay saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe iyo dagaalka oo dib u qarxay↗
Amman (Caasimada Online) – Iran ayaa gantaallo ballistic ah ku weerartay laba saldhig oo ciidamada Mareykanku ku leeyihiin Jordan, iyadoo sheegtay in tallaabadan ay jawaab u tahay duqeyn Mareykanku ka geystay jasiiradda Larak ee koonfurta…
Ciidanka Haramcad oo soo bandhigay maydka Cabdinaasir Farey iyo…↗
Marka (Caasimada Online) – Ciidamada gaarka ah ee Haramcad ayaa weli howlgallo kasii wada gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo galay maalintii shanaad oo xiriir ah, iyadoo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka kooxda…
Maxkamad dharbaaxo culus ku dhufatay kiiska ka dhanka ah Khaalid Sheikh Maxamed↗
Washington (Caasimada Online) – Maxkamad militari oo Mareykan ah ayaa Jimcihii go’aamisay in dacwad-oogayaashu aysan maxkamadda u adeegsan karin qiraallo uu Khaalid Sheikh Mohammed, oo lagu eedeeyay inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay…
MBZ oo boqor Salmaan u diray warqad uusan ogeyn MBS iyo xiisadda oo ka sii dareysa↗
Riyadh (Caasimada Online) – Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan, ayaa warqad uu si toos ah ugu diray Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz dhalisay hadal-heyn cusub, iyadoo diblomaasiyiin Mareykan iyo Carab…
IRAN oo shuruudo adag ku xiraysa dib u furista Marinka Hormuz↗
Tehran (Caasimada Online) – Dowladda Iiraan ayaa la sheegay inay shuruudo ka adag kuwii hore ku xirayso dib u furista Marinka Hormuz, xilli uu sare u kacayo cadaadiska caalamiga ah ee ku aaddan in dib loo furo marin-biyoodkan muhiimka ah.…
Mareykanka oo ku dhowaaqay is-beddel lama filaan ah oo ku yimid dagaalka Iiraan↗
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa xilligan qorsheyneysa inay ka fogaato weerarro milatari oo cusub oo ay ku qaaddo Iran, iyadoo taa beddelkeeda xoojinaysa cunaqabateynta dhaqaale iyo cadaadiska dhinaca badda, sida ay…
War ka soo baxay ICE oo dhaliyey shakiga qorshe halis oo ka dhan ah Ilhaan Cumar↗
Washington ( Caasimada Online) – Hay’adda Socdaalka iyo Kastamka Mareykanka ee ICE ayaa diiday inay bixiso dokumentiyo la xiriira eedeymo muddo dheer loo jeedinayey xildhibaan Ilhaan Cumar, iyadoo sheegtay in shaacinta xogtaasi ay…