Netanyahu oo lagu qasbay in uu deg deg uga baxo New York
New York (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa si weyn u soo gaabiyey safarkiisa magaalada New York, kadib digniino dhanka ammaanka ah oo loo gudbiyey, sida ay ku warrantay warbaahinta Israel. Netanyahu…