Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

45 headlines · 42 sources · updated 1 minute ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldEverything else our sources filed — not about the Horn.

Filtered to Caasimada Online · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan26 Aug 2026

Agaasimaha hay’adda CIA-da oo safar qarsoodi ah ku tegay dal aan laga fileyn

Moscow (Caasimada Online) – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA, John Ratcliffe, ayaa Talaadadii booqasho lama filaan ah ku tegay magaalada Moscow, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Mareykan ah, waana safarkiisii ugu horreeyay ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan24 Aug 2026

Iiraan oo lagu casuumay isbaheysiga difaac ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan

Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ka fiirsaneysa martiqaad ay sheegtay inay heshay oo ku saabsan inay ku biirto Heshiiska Wadajirka ah ee Difaaca Makka, kaas oo bishan ay wada saxiixdeen Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan, xilli…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse21 Aug 2026

Turkiga oo waaran soo qabasho u jaray Netanyahu xilli xiisaddu ay kasii dareyso

Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa soo saartay amar caalami ah oo lagu doonayo in lagu soo xiro Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, iyadoo tallaabadan qeyb ka tahay baaritaan ay Ankara ka waddo dhacdo la…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan21 Aug 2026

Maxay Uganda taallo ugu dhistay walaalka Netanyahu? – Maxaase dhacay 1976-kii?

Entebbe (Caasimada Online) – Dowladda Uganda ayaa dood xooggan kala kulmeysa go’aan ay taallo ugu dhistay Yonatan Netanyahu, oo ahaa walaalka Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, kaas oo lagu dilay howlgal ay ciidamada Israel…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan20 Aug 2026

Sacuudiga oo billaabay arrin sii xumeyneysa xiisadda kala dhaxeysa Imaaraadka Carabta

Riyadh (Caasimada Online) – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sare u qaaday hubinta iyo kormeerka lagu sameynayo lacagaha laga diro boqortooyada ee ku wajahan Imaaraadka Carabta, tallaabo muujinaysa in khilaafka siyaasadeed iyo dhaqaale ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed19 Aug 2026

Sheekh Shariif oo sheegay cidda qaadaysa mas’uuliyadda dagaalkii Baydhaba + Video

Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga hadlay dagaalkii Isniintii ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan13 Aug 2026

Sababta xasaasiga ah ee Sacuudiga u diiday in Masar ku biirto heshiiska Makkah

Riyadh (Caasimada Online) — Sacuudiga ayaa ka hor yimid in Masar lagu daro isbahaysiga cusub ee difaaca ee uu la saxiixday Turkiga iyo Pakistan, inkasta oo Ankara ay dadaal xooggan ku bixisay sidii Qaahira qayb uga noqon lahayd heshiiska,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan12 Aug 2026

Sida yaabka leh ee Trump uga baxsaday shirqoolkii Iran ku khaarajin rabtay ee Ankara

Washington (Caasimada Online) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bishii hore si qarsoodi ah loogu dhex qariyay konteenar lagu qaado cuntada diyaaradaha, lagana dejiyay diyaaradda Air Force One, kadib markii saraakiisha Mareykanka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.