Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

439 headlines · 42 sources · updated 3 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Caasimada Online · Somalia · clear

Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 hours ago

Golaha Aqalka Sare oo u yeeray wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha kadibna…

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse7 hours ago

Xisbiga Shaakir oo sheegay in aargoosi looga reebay doorashada Galmudug

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan10 hours ago

Ganacsatada Soomaaliya oo billaabay qorshe cusub kadib markii is-beddel uu ku yimid…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsatada Soomaaliya ayaa bilaabay inay raadiyaan marinno cusub oo ay badeecooyinka dalka ku soo geliyaan, xilli walaac xooggan uu ka taagan yahay ammaanka marinnada muhiimka ah ee Bab al-Mandab iyo Hormuz,…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan11 hours ago

Danta Somaliland ay ka leedahay 2,000 askari ee ay ku yaboohday qorshaha Trump

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari ku biiriyo ciidanka caalamiga ah ee madaxweyne Donald Trump uu doonayo in la geeyo Gaza, xilli Mareykanka uu weli raadinayo inuu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse19 hours ago

Muungaab iyo dhiggiisa Jabuuti oo saxiixday heshiis dhigaya in labada caasimad…

Jabuuti (Caasimada Online) – Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo dhiggiisa magaalada Jabuuti, Said Daoud Mohamed ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga labada caasimadood, gaar…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse1 day ago

Xogta ciidamo deegaan oo lagu tababarayo Waajid

Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool ka bilowday tababarka ciidamo deegaan ah, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada iyo deegaanada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 day ago

“Doorashada HirShabelle qof hor istaagi karto ma jiro,” sidaas waxaa yiri…

Jowhar (Caasimada Online) – Wasiiru dowlaha warfaafinta HirShabelle Cabdikariin Xasan Nuur Doobyare (Doobyare) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan arrimaha doorashooyinka maamulkaas oo…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed1 day ago

Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay kaarka xisbiga JSP ee la siiyay Cali Guudlaawe

Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay in mar kale Cali Guudlaawe Xuseen isku sharraxo xilka Madaxweynaha HirShabelle, kadib markii shalay la siiyay kaarka musharraxnimada ee Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP)…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 days ago

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday askari sabab yaab leh u dilay muwaadin

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax oo loo yaqaan Kabtan Dhashiike, kaas oo lagu helay dilka marxuum Cabdicasiis Sheekh Xuseen.…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse2 days ago

Guddoonka BF oo joojiyay lacag xildhibaannada laga jari jiray – Maxay ahayd?

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in la joojiyo lacag si joogto ah looga jari jiray xildhibaannada, taas oo loogu tala-galay in lagu daboolo kharashaadka aaska…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan2 days ago

Soomaali ay qabatay Ukraine isaga oo u dagaalamaya Ruushka oo xog yaab leh bixiyey

Muqdisho (Caasimada Online) — Nin Soomaali ah oo maxbuus dagaal ku ah Ukraine ayaa sheegay inuu ku biiray ciidamada Ruushka isagoo raadinayay nolol iyo mustaqbal ka wanaagsan kii uu ku haystay Soomaaliya, balse ugu dambeyn la geeyay meel u…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan2 days ago

Eritrea oo shaacisay qorshe halis ah oo Imaaraadka ka damacsan yahay Soomaaliya

Asmara (Caasimada Online) – Dowladda Eritrea ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay Afrika ka wado waxa ay ku tilmaantay “gumeysi dekedeed”, iyadoo su’aal ka keentay ujeeddada ka dambeysa maalgelinta iyo joogitaanka sii ballaaranaya ee…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliJamaal Maxamed2 days ago

Dibad-bax ballaaran oo ka dhacay Beledweyne iyo taageero loo muujiyay go’aanka Xasan Sheekh

Beledweyne (Caasimada Online) – Dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan kaarka JSP ee HirShabelle oo la sheegay inla siinayo Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa maanta lagu…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.