Ujeedka kulan Villa Somalia ku dhex-maray Xasan iyo safiirka Turkiga↗
Muqdsho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş, kaas oo soo gaba-gabeeyay howlgalkii diblumaasiyadeed ee…
Golaha Aqalka Sare oo u yeeray wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha kadibna…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda…
Sawirro: Taliye Maslax oo gaaray Masagawaa – Maxaa socda?↗
Masagawaa (Caasimada Online) – Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed ayaa gaaray magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer iyo kuurgalid ku sameeyay xaaladda…
Xisbiga Shaakir oo sheegay in aargoosi looga reebay doorashada Galmudug↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska…
Trump oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, iyadoo magacaabistan ay hadda u gudubtay Aqalka Senate-ka si loo…
Ganacsatada Soomaaliya oo billaabay qorshe cusub kadib markii is-beddel uu ku yimid…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsatada Soomaaliya ayaa bilaabay inay raadiyaan marinno cusub oo ay badeecooyinka dalka ku soo geliyaan, xilli walaac xooggan uu ka taagan yahay ammaanka marinnada muhiimka ah ee Bab al-Mandab iyo Hormuz,…
Danta Somaliland ay ka leedahay 2,000 askari ee ay ku yaboohday qorshaha Trump↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu ilaa 2,000 oo askari ku biiriyo ciidanka caalamiga ah ee madaxweyne Donald Trump uu doonayo in la geeyo Gaza, xilli Mareykanka uu weli raadinayo inuu…
Muungaab iyo dhiggiisa Jabuuti oo saxiixday heshiis dhigaya in labada caasimad…↗
Jabuuti (Caasimada Online) – Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo dhiggiisa magaalada Jabuuti, Said Daoud Mohamed ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga labada caasimadood, gaar…
Puntland oo xirtay saraakiil ciidan oo u dhoofayay Muqdisho↗
Boosaaso (Caasimada Online) – Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka xirtay saraakiil ciidan oo la sheegay inay u safrayeen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadii…
Ugaashka beesha Xawaadle oo ka degay Beledweyne, kuna dhawaaqay in…↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Ugaaska beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo siyaasiyiin ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo…
Xogta ciidamo deegaan oo lagu tababarayo Waajid↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool ka bilowday tababarka ciidamo deegaan ah, kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ciidamada dowladda ee ka howlgala magaalada iyo deegaanada…
Maxay soo arkeen saraakiisha ay DF u dirtay Baydhaba? + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdi saraakiil ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee magaalada Baydhaba, si ay ugu kuurgalaan xaaladaha amniga ee ka jira halkaasi. Wafdigan oo uu…
Daawo: BF oo ku dheggan FIQI: Aroosyada ayaan ugu imaan doonaa↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya ayaa baafinaya wasiirka gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi oo maanta ka baaqday kulanka Golaha Shacabka oo la geeyay Hindise-sharciyeedka Difaaca…
Yuusuf Dabageed oo qaylo dhaan afka furtay kuna hanjabay tallaabo culus↗
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-goboleedka HirShabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo wareysi siiyay BBC-da ayaa ka hadlay arrimo ku aadan doorashada HirShabelle, isaga oo si cad u diiday hannaanka loo…
“Doorashada HirShabelle qof hor istaagi karto ma jiro,” sidaas waxaa yiri…↗
Jowhar (Caasimada Online) – Wasiiru dowlaha warfaafinta HirShabelle Cabdikariin Xasan Nuur Doobyare (Doobyare) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan arrimaha doorashooyinka maamulkaas oo…
Safiirkii Türkiye oo Soomaaliya oo ka tegay farriin cajiib ah↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii Dowladda Türkiye u fadhiyey Soomaaliya, Alper Aktaş, oo xilka ka tegay, ayaa shaaciyay inuu soo gabagabeynayo muddo-xileedkiisii Muqdisho, kaddib markii uu Soomaaliya ka howlgalayay tan iyo bishii…
Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay kaarka xisbiga JSP ee la siiyay Cali Guudlaawe↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay in mar kale Cali Guudlaawe Xuseen isku sharraxo xilka Madaxweynaha HirShabelle, kadib markii shalay la siiyay kaarka musharraxnimada ee Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP)…
Sawiro: Muungaab oo caawa ka dagay dalka Jabuuti + Ujeedka↗
Jabuuti (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa gaaray magaalada Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa caasimada Jabuuti, Mudane…
Xasan oo abaalmarinno siiyay wasaaradaha ugu waxqabadka badan + Sawirro↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka qayb-galay bandhigga xiritaanka la-xisaabtanka sannadlaha ah ee Wasaaradaha Xukuumadda, kaas oo lagu soo bandhigay natiijooyinka waxqabadka…
HirShabelle oo lagu kala baxay iyo Xasan Sheekh oo Guudlaawe siiyay kaarka JSP↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa si rasmi ah galabta loo soo afjaray dooddii muddada dheer ka taagnayd cidda noqonaysa musharraxa Xisbiga JSP ee doorashada maamulka HirShabelle, iyadoo ugu dambeyn kaarka musharraxnimada la siiyay…
Xisbiga Towfiiq ee Sheekh Shaakir ‘oo laga reebay’ doorashada Galmudug↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa galabta shaaciyay liiska ururrada siyaasadda ee ka qayb-galaya doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug, taas oo la qorsheynayo inay dhacdo 30-ka…
Maxaa kasoo baxay kulanka taliyaha Xoogga iyo wafdiga Mareykanka?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay taliyaha howlgallada gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor oo ay ka…
DF Soomaaliya oo soo saartay digniin halis ah iyo 29 magaalo oo…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SODMA) ayaa soo saartay digniin cusub oo ku saabsan roobab culus iyo fatahaado laga filayo qaybo ka mid ah dalka xilliga Deyrta oo ku beegan bilaha October,…
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday askari sabab yaab leh u dilay muwaadin↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax oo loo yaqaan Kabtan Dhashiike, kaas oo lagu helay dilka marxuum Cabdicasiis Sheekh Xuseen.…
Siciid DENI oo tegay Nairobi + Xogta kulamo xasaasi ah oo bilaabanaya↗
Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gaaray dalka Kenya kadib markii uu soo gaba-gabeeyay socdaallo uu ku marayay deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Bari. Sida ay ogaatay Caasimada Online,…
Guddoonka BF oo joojiyay lacag xildhibaannada laga jari jiray – Maxay ahayd?↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in la joojiyo lacag si joogto ah looga jari jiray xildhibaannada, taas oo loogu tala-galay in lagu daboolo kharashaadka aaska…
Aadan Madoobe iyo DF oo dejiyay qorshe cusub oo Baydhaba…↗
Baydhabo (Caasimada Online) – Qorshayaal cusub oo lagu xoojinayo amniga magaalada Baydhabo iyo difaacyada ku xeeran ayaa la dejiyay, iyadoo saraakiisha ciidamada lagu amray inay qaadaan tallaabooyin looga hortagayo weerarro ka dhaca…
Soomaali ay qabatay Ukraine isaga oo u dagaalamaya Ruushka oo xog yaab leh bixiyey↗
Muqdisho (Caasimada Online) — Nin Soomaali ah oo maxbuus dagaal ku ah Ukraine ayaa sheegay inuu ku biiray ciidamada Ruushka isagoo raadinayay nolol iyo mustaqbal ka wanaagsan kii uu ku haystay Soomaaliya, balse ugu dambeyn la geeyay meel u…
Eritrea oo shaacisay qorshe halis ah oo Imaaraadka ka damacsan yahay Soomaaliya↗
Asmara (Caasimada Online) – Dowladda Eritrea ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay Afrika ka wado waxa ay ku tilmaantay “gumeysi dekedeed”, iyadoo su’aal ka keentay ujeeddada ka dambeysa maalgelinta iyo joogitaanka sii ballaaranaya ee…
Dibad-bax ballaaran oo ka dhacay Beledweyne iyo taageero loo muujiyay go’aanka Xasan Sheekh↗
Beledweyne (Caasimada Online) – Dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan kaarka JSP ee HirShabelle oo la sheegay inla siinayo Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa maanta lagu…