Cirro oo Pentagon-ka ku maamuusay dhibanayaasha weerarradii 9/11↗
Washington (Caasimada Online) -Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa maanta booqday National 9/11 Pentagon Memorial ee dalka Maraykanka, oo ah goobaha lagu xuso dadkii ku naf waayey weerarradii argagixiso ee…
Somalia Seeks Closer Turkey Cooperation to Counter Disinformation↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia has proposed closer cooperation with Turkey on strategic communication and countering disinformation, seeking to strengthen its growing partnership with Ankara against misleading and coordinated…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 days ago AUSSOM oo Jowhar ku qabatay tababar ku saabsan badbaadada walxaha qarxa+Sawirro↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Ciidamada AUSSOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee qaybta 5-aad ayaa soo gabagabeeyay tababar wacyigelin ah oo socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo diiradda lagu…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Xamza oo isla xisaabtan ku bilaabay golihiisa wasiirradda↗
Muqdisho (Caasimada Onlin) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta la xisaabtan ku bilaabay xubnaha Golaha wasiirrada, taas oo lagu qiimeynayo waxqabadka xukuumadda Dan-Qaran. Xamza oo la hadlayay…
Defence Minister Fiqi Warns Against Politicising Ties with Turkey↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi has called for restraint over growing public criticism of Turkey, warning that actions targeting the country’s national symbols could damage a longstanding strategic…
Dowladda Somalia oo si adag u cambaaraysay maamulada lagu gubey calanka Turkiga.↗
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, iyagoo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News3 days ago Khilaafka Hoggaanka Hirshabeelle oo Sii Xoogeysanaya, iyo Eedeymaha Loo Jeedinayo Xasan Sheekh↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ay soo baxayaan dood iyo loollan cusub oo ku saabsan cidda noqonaysa madaxweynaha maamulka marka la…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay olole ciidda looga bannaynayo buuda-jiifta Ceel-daahir.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa degmada Carmo iyo degsiimada Ceel-daahir ka bilaabay olole mutadawacnimo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somali-Flagged Vessel Hit by Drones near Odesa, Killing Two Sailors↗
GOOBJOOG NEWS | ODESA, Ukraine: Two Azerbaijani sailors have been killed and two others injured after a Somali-flagged tug was reportedly struck by drones near Ukraine’s Black Sea port of Odesa. The vessel, TEDY, was operating in the Black…
Macluumaad ku saabsan Markabka MV Sward ee ay siidaayeen burcad-badeedda Soomaalidu.↗
Burcad-badeed Soomaali ah ayaa sii daysay markabka xamuulka ee MV SWARD, kaas oo muddo ka badan…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. 7 qof oo Soomaalia h oo lagu aasay magaalada Bari ee Talyaaniga kadib markii…↗
Bari (Caasimada Online) – Magaalada Bari ee koonfurta Talyaaniga ayaa 9-kii September lagu aasay toddoba tahriibayaal Soomaali ah oo bishii hore ku geeriyooday safar halis ah oo ay kaga soo gudbayeen badda Mediterranean-ka. Aaska ayaa ka…
Puntland: Burcad-badeed madax-furasho u qaatay $2.7 milyan oo doolar↗
Kooxdii Burcad-badeedda ahayd ee haysatay markabka MV Sward ayaa siidaayay, kaddib markii ay ka qaateen lacag madax-furasho ah oo dhan $2.7 milyan oo doolar, sida ay ogaatay Puntland Post. Kooxda Burcad-badeedda ayaa caawa fiidkii markabka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Sawirro: Xasan Sheekh oo madaxtooyadda ku qaabilay Xoghayaha guud ee…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada…
Somaliland Pitches Itself as Strategic Bulwark for Red Sea Security↗
WASHINGTON (SD) — Somaliland is intensifying its diplomatic campaign in Washington, presenting itself as a potential strategic partner for the United States in protecting Red Sea shipping and countering security threats linked to…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 days ago Dagaal culus oo ka dhacay Badhan iyo walaac laga qabo in colaadda Sanaag ay sii fido↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhexeeya laba beelood oo muddo ku dhow sannad iyo bar uu khilaaf iyo dirir u dhexaysay.…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. Breakaway Somaliland opens door to Israeli military presence↗
Washington (Somalia Today) — The leader of Somalia’s breakaway Somaliland region has said he would welcome a future Israeli military presence on the territory, arguing that closer security cooperation could provide protection and…
U.S. Warns Al-Shabaab Threat Could Extend Beyond Somalia↗
WASHINGTON — The United States is warning that Al-Shabaab and other jihadist groups operating in Africa are becoming increasingly interconnected, raising concerns that militant networks could eventually extend their operations beyond their…
Daawo: Dabageed oo shaaciyay in Xasan Sheekh uga baxay heshiis hoose oo uu la galay↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo…
Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News4 days ago Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Ka Bilowday Beledweyne↗
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka Hirshabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay mid aad loo hadal hayo, kaddib markii ay soo baxeen warar ku saabsan go’aanno ay Beesha Xawaadle…
Read at Kaab TV ↗Headline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher. President Mohamud Urges Stronger Religious Efforts to Counter Extremism and Protect Youth↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Federal government of Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has called for stronger cooperation with Islamic scholars and institutions to counter extremist ideology and prevent young people from being drawn…
Taliska ciidanka xoogga oo qaaday tallaabo la xiriirta dhacdadii Ceelbaraf↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska…
Somalia Foreign Minister Attends Farewell for Us Acting Ambassador↗
Mogadishu -- Somali Foreign Minister Abdisalam Ali attended a farewell ceremony for Justin Davis, the outgoing acting US ambassador to Somalia, and a reception welcoming his successor, Ruth Anne Stevens-Klitz, the foreign…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Cutubyo katirsan booliska Puntland oo tababar loogu soo xiray kulliyadda Carmo.↗
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa munaasabad ka dhacday Kulliyadda Tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo…
Read at Horseed Media ↗Headline and extract © Horseed Media — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia Parliament Speaker Warns Against Disinformation Targeting Ties With Türkiye↗
Mogadishu -- Somalia's parliamentary speaker, Abdulqadir Mohamed Nur Jama, has called for stronger efforts to protect the country's strategic partnership with Türkiye from misinformation and other threats to bilateral…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo tababar loogu xiray Carmo↗
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Booliska, kuwaas oo tababarro ku qaatay Kulliyadda Tababarka Booliska ee Carmo iyo Kulliyadda Tababarka Ciidanka ee General Carays ee deegaanka…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Somalia, UN Push for Early Action to Limit Impact of Floods↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia’s disaster management authorities have urged government agencies and humanitarian organisations to act before floods strike, as the country prepares for the possibility of further climate-related…
Aqalka Cad oo meesha ka saaray aqoonsiga Somaliland iyo Cirro oo qirasho sameeyey↗
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro iyo Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa hoos u dhigay suurta-galnimada in Washington ay aqoonsi siiso maamulka Hargeysa, xilli Cirro uu ku…
Faah-faahinta dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Sanaag↗
Badhan (Caasimada Online) – Dagaal u dhexeeya laba beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, iyadoo iska horimaadku uu sababay khasaare kala duwan oo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin. Dagaalka ayaa socday…
Puntland: Dagaal ka dhacay degmada Badhan↗
Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kaas oo gaystay khasaare kala duwan. Dagaalka oo muddo labo saac ku dhow socda waxaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Ciidanka Danab iyo kuwa Jubaland oo dharbaaxo culus ku dhuftay Al-Shabaab↗
Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Guutada 16-aad iyo kuwa Jubaland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Howl-galka waxaa si gaar ah looga…