Waqooyi Bari oo bilowday qorshaha dhismaha garoonka diyaaradaha Laascaanood.
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta si rasmi…
Aggregated
What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.
These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works
Filtered to Somalia · clear
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta si rasmi…
Beledweyne (Caasimada Online) – Dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan kaarka JSP ee HirShabelle oo la sheegay inla siinayo Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa maanta lagu…
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Mohamed Duale WASHINGTON, Sept. 12 — Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, visited the National 9/11 Pentagon Memorial on Friday to honour victims of the September 11…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taasi oo ka dhacday xarunta dhexe ee…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Dood iyo dhaliil siyaasadeed ayaa ka dhalatay xaaladda amni ee gobolka Shabeellaha Dhexe, Dowlada soomaaliya waxaa u badan oo mushuurka ka qaato waa beesha abgaal waxaana ugu horeya Xasan…
Xamsa oo Wasaaradaha Dowladda Ku Sameeyay Qiimeyn Waxqabad MUQDISHO, Sabti, 12 Sebteembar 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la xisaabtan iyo qiimeyn ah la yeeshay wasiirrada…
Dowladda Puntland ayaa ku amray ciidamo beeleedyadii shalay ku dagaalamay degmada Badhan ee gobolka Sanaag in ay kaga baxaan gudaha magaalada inta ka horreysa berri subax labo saac. Puntland waxay sheegtay in waqtigaas wixii ka dambeeya…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah-furay Sannad-Tacliimeedka Jaamacadaha Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 12-ka Sebtembar 2026 ka qaybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada…
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa mar kale qaaday tallaabo la xiriirta qorshaha dib u dajinta qoysaska ay guryahoodu saameeyeen waddo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa Raabidada Caalamka Islaamka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 11-ka Sebtembar 2026 magaalada Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan aan laga qaban karin doorasho aan heshiis siyaasadeed iyo is-afgarad laga gaarin, isagoo digniin u…
Soomaaliya oo Brazil ku soo Bandhigtay Khibraddeeda Maalgelinta Cimilada Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador ee dalka Brazil kaga qaybgalay shir goboleed looga hadlay…
The Somali National Army—specifically units from the Gorgor Commandos and Special Forces—announced that they have seized control of the Geel-gub area and key bases in the Middle Shabelle region during an operation against Al-Shabaab. The…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka qayb-galay munaasabad ka dhacday xarunta Jaamacadda Ummadda ee magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo la xiriira habka loo qaato…
Wasiiru Dowlaha amniga Puntland Gen. Fu’aad Xannaano, Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire iyo…
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has chosen incumbent Hirshabelle leader Ali Gudlawe to become the next president of Hirshabelle State, making Gudlawe the only candidate competing on behalf of the…
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia has called for more effective climate financing for countries on the front line of climate change, saying funding must reach vulnerable communities facing repeated droughts, floods and other…
Fighting between two related clans sharing the area has been ongoing for a second day in the Cowsweyne locality of the Galgaduud region, with reports indicating casualties—both dead and wounded. The conflict erupted specifically in the…
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Egypt has offered to share its aviation expertise with Somalia as Mogadishu works to modernise Aden Adde International Airport and revive the country’s long-dormant national carrier, Somali Airlines. The offer…
The Turkish Ambassador to Somalia announced that Somalia will launch a satellite into space for the first time in 2027, noting that Turkey is collaborating with Somalia on space-related projects. The ambassador stated that this plan would…
Wasiiro iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii marxuum Sheekh Axmed Yuusuf Haamay oo maalmo ka hor lagu dilay magaalada Gaalkacyo.…
(ERGO) – This week (3-9 September 2026), a number of callers to Radio Ergo’s independent, nationwide audience feedback platform noted beneficial rainfall, particularly in Jubaland (notably in Kismayo) and Shabelle areas, some in South…
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu sagootinayay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo soo gabagabeeyay howlihiisii diblomaasiyadeed ee dalka, ayaa ka…
Hirshabelle Vice President Yusuf Hagar Dabageed stated that elections cannot be held in the Hiran region without a prior political agreement and consensus, warning anyone attempting to conduct elections in the region’s areas. He…
Muqdisho ( Caasimada Online) – Gudoomiyaashii hore ee Barlamaanka Soomaaliy, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed oo ay weli ka taagan…
The 162nd Battalion of the Danab Commando Brigade, in coordination with Jubaland forces, conducted a planned operation in the Lagta Welmaarow and Lagta Qunbi areas of the Lower Juba region. During the operation, the forces uncovered and…
WhatsApp Facebook Twitter/X LinkedIn Email Print Deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud waxaa maalintii labaad ka socda dagaal u dhexeeya laba beelood oo walaalo ah oo wada dega deegaanka, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in…
According to reports, successive airstrikes targeted locations where members of Al-Shabaab militias were present. The strikes reportedly took place in areas within the Lower Shabelle and Middle Juba regions. One of the airstrikes…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado baaritaanno ku saabsan dhacdadii lagu dilay D/le Axmed Shire Xuseen oo maalmo ka hor aano qabiil loogu dilay deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxay tilmaantay in…
Laamaha ammaanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan hawlgallo lagu soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyey…