NISA Announces to have Eliminated nine Al-Shabaab members in a planned airstrike in Middle Shabelle region↗
The Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) in close collaboration with international partners carried out a planned airstrike that took place in the Warisse area, which lies 25 km from Jawhar city in Middle Shabelle…
Madaxweyne Xasan Sheekh: Duulaan kuma ihi Maamul-goboleedyada↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Dhuusamareeb uga qayb-galay xuska 14-ka August oo ku beegan maalinta aasaaska ee Galmudug ayaa ka hadlay arrimo ku aadan nidaamka federaalka…
President Mohamud Says Galmudug’s Progress Shows Somalia Is Emerging From Decades of Crisis↗
GOOBJOOG NEWS | DHUSAMAREB: Federal government of Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has said the changes seen in Galmudug in recent years reflect a broader recovery in Somalia, pointing to improvements in governance, security and the…
Qoor Qoor oo hal arrin ku bogaadiyay PUNTLAND xilli ay taagan tahay…↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo xalay ka qayb-galay xuska 14-ka August oo ku beegan maalinka aasaaska ee maamulkaas, isla markaana uu goobjoog ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh…
Two Al-Shabaab Commanders Among Nine Killed in NISA Operation Near Jowhar↗
GOOBJOOG NEWS | JOWHAR: The National Intelligence and Security Agency (NISA) has said it has killed nine Al-Shabaab members, including two senior commanders, in a planned operation near Jowhar in the Middle Shabelle region. NISA said the…
NISA oo howlgal ku dishay laba horjooge iyo ilaaladooda + Magacyada↗
Jowhar (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda NISA ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faah-faahiyay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee caasimada Maamul Goboleedka HirShabelle.…
Somalia: Gen. Jimale Takar rejoins Puntland forces in major blow to Mogadishu↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – Gen. Jimale Takar, commander of the Somali National Army’s 54th Division, has rejoined Puntland’s security forces and agreed that Danab units under his command at the Ligle military camp in Garowe will no…
Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Khartoum as Diplomatic Activity Resumes↗
GOOBJOOG NEWS | KHARTOUM: Somalia’s newly appointed ambassador to Sudan, Dr Ahmed Jama Omar, has formally presented his diplomatic credentials to Sudan’s de facto leader, General Abdel Fattah al-Burhan, in a ceremony in Khartoum that…
Maxay Itoobiya u billowday in ay dib uga gurato Soomaaliya?↗
Baydhaba (Caasimada Online) — Wareejinta saldhig ciidan oo ay ciidamada Itoobiya ku dhowaad 12 sano ku lahaayeen koonfurta Soomaaliya ayaa dhalisay su’aal ka weyn bixitaanka hal fariisin: maxaa Addis Ababa ku riixaya inay xilligan ka…
Danjire Cawil: “Daarood ayaa nooga gacan-qabow Hawiye”↗
Danjire Cawil (dhexda) wuxuu intii waraysigu u ekaa bare muxaadaro u jeedinaya Cabdinuur (bidixda) iyo Cabdikariim Cali Kaar (midigta). Boosaaso (Faallo) — Danjire Xuseen Cali Ducaale (oo loo yaqaanno Danjire Cawil), wuxuu waraysi siiyay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Jeneraal Jimcaale iyo ciidamo taabacsanaa DF oo dib ugu biiray ciidamada Puntland↗
Garoowe (Caasimada Online) — Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar, oo hoggaamiya ciidamada Danab ee fadhigoodu yahay xerada Ligle ee Garoowe, ayaa ugu dambeyn aqbalay in isaga iyo ciidamadiisu dib uga mid noqdaan ciidamada difaaca Puntland,…
President Mohamud Urges Parliament to Focus on Elections, Political Reform and National Unity↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Federal government of Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has urged parliament to focus on the country’s political transition, elections and development of the political party system as lawmakers enter a…
Heshiiska Makkah iyo is-beddelka naqshadda difaac ee amniga Soomaaliya↗
7-dii Agoosto 2026, magaalada ugu barakaysan Islaamka, saddex hoggaamiye ayaa saxiixay heshiis si weyn u beddelay khariidadda istaraatiijiyadeed ee dal kasta oo xiriir milatari la leh midkood. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,…
Gen. Jimcaale oo aqbalay in uu dib ugu soo noqdo ciidamada Puntland↗
Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo hoggaamiya ciidan Danab ee degan xerada Ligle ee Garoowe ayaa ugu dambayn aqbalay in uu dib ugu soo noqdo ciidamada difaaca Puntland. Gen. Jimcaale waxa uu ka tanaasulay go’aankii uu ugu biiray dowladda…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Wasaaradda a/dibadda Soomaaliya oo iska difaacday eedeymo culus oo uga yimid hanti-dhowrka↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa ka hadlay eedeymo culus oo uga yimid Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Soomaaliya, kuwaas oo ku saabsanaa…
Foreign Ministry Reshuffles Directors Across Key Diplomatic Departments↗
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation has completed the formal handover of responsibilities and official files to newly appointed directors overseeing five key departments. The changes…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusamareeb + Sawirro↗
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo…
President Mohamud Arrives in Dhusamareb for Security and Development Push↗
GOOBJOOG NEWS | DHUSAMAREB: Federal government of Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in Dhusamareb, the capital of Galmudug state, beginning a visit expected to focus on strengthening national security forces, development…
Somali President Says Government Has No Hostility Towards Its People↗
Mogadishu -- Somali President Hassan Sheikh Mohamud said Friday that the federal government had no hostility towards any Somali citizen, insisting that the country's political disputes were not driven by regional, clan or…
Read at AllAfrica ↗Headline and extract © Shabelle — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb↗
Aug 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Puntland oo sheegtay in ay soo gabagabaysay xiisaddii Kuur-ilaalo↗
Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabayay xiisaddii deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo, islamarkaana ciidamadii federaalka sheegtay ee halkaas ku sugnaa ay aqbaleen in ay ka mid noqdaan Puntland. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Guddoomiye Jaamac oo digniin kasoo saaray fara-gelin shisheeye oo uu sheegay in…↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay wajahayso fara-gelin shisheeye oo uu ku tilmaamay mid lagu rabo in dalka lagu sii hayo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad↗
Aug 14 (Jowhar)-Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Dowladda Dhexe. ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Wafdiga gudoomiyaha…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusamareeb↗
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor),…
Read at Puntland Post ↗Headline and extract © Puntland Post — reproduced for reference, full article at the publisher. Maxaad ka taqaan 25ka dal ee visa la’aan lagu tegi karo baasaboorka Soomaaliya↗
Aug 14 (Jowhar)-Bogga wax ka qora jaantuska Arrimaha Socdaalka Iyo Baasaboorada Caalamka ee Henley Passport ayaa soo saartay liiska kala sarreynta Baasaboorada adduunka isbedel ayaa ku yimid. Dalalka qaar ayaa wali ahaa kuwo fadhiya…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Xasan Sheekh oo xaqiijiyay arrin muhiim ah xilli walaac xooggan qabto Puntland↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka aysan cid Soomaali ah u hayn colaad, xilli walaac amni muujinayaan maamullada qaar. Xasan ayaa…
Maamulka Puntland oo dowladda Federaalka eedeyn kulul u soo jeediyay’↗
Aug 14 (Jowhar)-Puntland ayaa ka digtay safar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku imanayo Galmudug, iyada oo ku eedeysay in uu colaad ka hurinayo magaalada Gaalkacyo. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay…
Read at Jowhar ↗Headline and extract © Jowhar — reproduced for reference, full article at the publisher. Museveni says Uganda’s Somalia mission was solidarity with Ethiopia, not Somalia↗
MOGADISHU (Somaliguardian) – President Yoweri Museveni has said Uganda’s nearly two-decade military deployment in Somalia was driven primarily by solidarity with Ethiopia – whose forces invaded Somalia in 2006 to remove the Islamic Courts…
Pakistan Steps Up Diplomatic Efforts to Free 10 Sailors Held in Somalia↗
GOOBJOOG NEWS | ISLAMABAD: Pakistan has ordered its authorities to intensify diplomatic efforts to secure the release of 10 Pakistani sailors held in Somalia for months, as Islamabad seeks closer cooperation with Somali authorities and…
Xamza oo soo jeedin yaab leh oo la xiriirta TikTok u direy xildhibaannada BF↗
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ugu baaqay xildhibaannada Golaha Shacabka inay furtaan akoonno TikTok ah. Xamza ayaa tilmaamay in xildhibaanka aan akoon ku lahayn…