Skip to content
Breaking News

Aggregated

The Wire

1871 headlines · 42 sources · updated 35 minutes ago

What the rest of the world is publishing about the Horn of Africa — and what the Horn's own newsrooms are publishing about everywhere else.

These are headlines published by other newsrooms, not Hornafrika reporting. We show the headline, a short extract and a link; the full article stays with the publisher who wrote it, and copyright in each headline and extract remains with that publisher. How the wire works

ScopeHorn of AfricaWorldHeadlines naming Somalia, Ethiopia, Djibouti or Eritrea.

Filtered to Somalia · clear

Kaab TVRegionalSomaliKaab TV News18 Aug 2026

AUSSOM oo howlgal amni ka sameeyay waddada Ceelgaal

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa howlgal miino-baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta magaalada Baladweyne, xarunta Gobolka Hiiraan, iyo deegaanka Ceelgaal. Howlgalka…

Read at Kaab TVHeadline and extract © Kaab TV — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio ErgoHornRadio Ergo18 Aug 2026

Hundreds of families evicted from rent-free camp in Garowe face life without jobs and essential services

(ERGO) – More than 1,000 displaced families – evicted from a camp in Garowe, Puntland, where they had lived for up to 20 years – are struggling without livelihood opportunities or access to basic services on undeveloped land outside the…

Read at Radio ErgoHeadline and extract © Radio Ergo — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse18 Aug 2026

DF oo xoojinaysa taageerada Danab-ta Gaalkacyo ku sugan – Maxaa dhacay maanta?

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xarunta Ururka…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse18 Aug 2026

Mid kamid ay horjoogayaasha ugu halista badan Al-Shabaab oo la dilay + Magaciisa

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay dilka mid ka mid ah horjoogayaasha ugu halista badnaa kooxda Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe. Horjoogahan oo lagu magacaabi jiray Xasan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Radio DalsanRegionalAbdirazak Gesey18 Aug 2026

AfCFTA Secretary-General, FESTU Discuss Greater Trade Union Role in Africa’s Trade and Economic Integration

The Secretary-General of the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), Wamkele Mene, met leaders of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) in Mogadishu on Monday, 17 August 2026, for discussions on the role of workers and…

Read at Radio DalsanHeadline and extract © Radio Dalsan — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliGuuleed Muuse18 Aug 2026

Kadib dagaalkii shalay saldhigyo cusub oo laga sameeyay duleedka Baydhaba

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa fariisimo cusub oo lagu xoojinayo amniga ka sameystay duleedka magaalada Baydhabo, sida ay sheegayaan ilo ku sugan…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Caasimada OnlineRegionalSomaliAsad Cabdullahi Mataan18 Aug 2026

Maleeshiyada Lafta-gareen ee shalay weeraray Baydhaba oo war cusub soo saaray

Baydhaba (Caasimada Online) – Maleeshiyada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa iska fogeeyay eedeymo la xiriirinaya Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo Isniintii ka dhacay magaalada…

Read at Caasimada OnlineHeadline and extract © Caasimada Online — reproduced for reference, full article at the publisher.
Somali DispatchRegionaladmin17 Aug 2026

Puntland Raises Security Concerns as Somalia’s Outgoing Federal President Visits Divided Galkayo

GALKAYO (SD) — The outgoing President Hassan Sheikh Mohamud’s visit to Galkayo has drawn a cautious and critical response from Puntland, with the administration warning that the Federal Government’s activities in the divided city could…

Read at Somali DispatchHeadline and extract © Somali Dispatch — reproduced for reference, full article at the publisher.